Human Care Diagnostics Ltd Somaliland

Call Directions Website Contact the business

Human Care Diagnostics Ltd Somaliland Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Human Care Diagnostics Ltd Somaliland, Medical Equipment Supplier, Sha’ab Area, Behind Imperial Hotel Hargeisa, Hargeisa.

Human Care Diagnostics Ltd have pioneered the-distribution of-medical supplies, Laboratory, Instruments, Diabetes care products and reagents in Somalia, Somaliland, Djibouti and Ethio-Somali Regions Human care diagnostics is driven diagnostics product and innovation that help to improve human health, we offer a wide range of product and services that benefit patients,health care provider, and pharmaceutical medical device companies, life insurance

Waxan si guul leh u soo dhamaystirnay rakibaad Delivery Bed & Hospital Bed & Sterilization Machine   Cusbitalka Faryan h...
29/10/2026

Waxan si guul leh u soo dhamaystirnay rakibaad Delivery Bed & Hospital Bed & Sterilization Machine Cusbitalka Faryan hospital

Anaga oo ah Human Care Diagnostics, waxaa naga go'an inaan sii wadno keenista xalalka caafimaad ee horumarsan, rakibaad xirfad sare leh, iyo taageero dhameystiran oo la isku halayn karo

♠Human Care Diagnostics Ltd!!♠Humalyzer 4000 chemistry analyzerCALL: ☎️ 520044 ☎️ 513422
28/10/2026

♠Human Care Diagnostics Ltd!!
♠Humalyzer 4000 chemistry analyzer
CALL: ☎️ 520044 ☎️ 513422

♠Human Care Diagnostics Ltd!!♠Resona i9 ultrasoundCALL: ☎️ 520044 ☎️ 513422
27/10/2026

♠Human Care Diagnostics Ltd!!
♠Resona i9 ultrasound
CALL: ☎️ 520044 ☎️ 513422

Waxan si guul leh u soo dhamaystirnay rakibaad Mashiinka ichroma 3 hormonal analyzer  Cusbitalka Hargeisa Group Hospital...
26/10/2026

Waxan si guul leh u soo dhamaystirnay rakibaad Mashiinka ichroma 3 hormonal analyzer Cusbitalka Hargeisa Group Hospital.

Anaga oo ah Human Care Diagnostics, waxaa naga go'an inaan sii wadno keenista xalalka caafimaad ee horumarsan, rakibaad xirfad sare leh, iyo taageero dhameystiran oo la isku halayn karo

♠Human Care Diagnostics Ltd!!♠ichroma 3 immuno analyzerCALL: ☎️ 520044 ☎️ 513422
25/10/2026

♠Human Care Diagnostics Ltd!!
♠ichroma 3 immuno analyzer
CALL: ☎️ 520044 ☎️ 513422

♠ Human Care Diagnostics Ltd!!♠BC-10 semi-auto hematology analyzerCALL: ☎️ 520044 ☎️ 513422 ☎️520043
24/10/2026

♠ Human Care Diagnostics Ltd!!
♠BC-10 semi-auto hematology analyzer
CALL: ☎️ 520044 ☎️ 513422 ☎️520043

21/10/2026

Humancare Diagnostics waxaa sharaf iyo farxad weyn noo ah doorka muuqda ee aan ka qaadanay garab istaagga iyo taaba-gelinta bahda caafimaadka, gaar ahaan ka qeybqaadashadii Maalinta caalamiga ah ee loo asteeyey world anesthesia day 2026.

Waxaan ku faaneynaa in aan kamid ahayn Taageerayaasha Barnaamijka, taas oo ka tarjumeysa sida ay nooga go’an tahay horumarinta adeegyada caafimaad iyo taageeridda xirfadlayaasha caafimaadka.

Sidoo kale, waxaan si weyn ugu mahadcelineynaa bahdii qabanqaabisay xafladda kuwaasi oo nagu maamuusay oo nagu gudoonsiisay goobta shahaada sharaf taas oo ah dhiirrigelin iyo aqoonsi muujinaya dadaalkeenna joogtada ah.
Humancare Diagnostics Waxaa naga go’an tayo, kalsooni, iyo adeeg hufan

Humancare Diagnostics waxaa sharaf iyo farxad weyn noo ah doorka muuqda ee aan ka qaadanay garab istaagga iyo taaba-geli...
21/10/2026

Humancare Diagnostics waxaa sharaf iyo farxad weyn noo ah doorka muuqda ee aan ka qaadanay garab istaagga iyo taaba-gelinta bahda caafimaadka, gaar ahaan ka qeybqaadashadii Maalinta caalamiga ah ee loo asteeyey world anesthesia day 2026.

Waxaan ku faaneynaa in aan kamid ahayn Taageerayaasha Barnaamijka, taas oo ka tarjumeysa sida ay nooga go’an tahay horumarinta adeegyada caafimaad iyo taageeridda xirfadlayaasha caafimaadka.

Sidoo kale, waxaan si weyn ugu mahadcelineynaa bahdii qabanqaabisay xafladda kuwaasi oo nagu maamuusay oo nagu gudoonsiisay goobta shahaada sharaf taas oo ah dhiirrigelin iyo aqoonsi muujinaya dadaalkeenna joogtada ah.

Humancare Diagnostics Waxaa naga go’an tayo, kalsooni, iyo adeeg hufan.

♠ Human Care Diagnostics Ltd!!♠ M680 chemistry & immunoassay integrated solutionCALL: ☎️ 520044 ☎️ 513422 ☎️520043
19/10/2026

♠ Human Care Diagnostics Ltd!!
♠ M680 chemistry & immunoassay integrated solution
CALL: ☎️ 520044 ☎️ 513422 ☎️520043

Address

Sha’ab Area, Behind Imperial Hotel Hargeisa
Hargeisa

Opening Hours

Monday 07:30 - 18:30
Tuesday 07:30 - 18:30
Wednesday 07:30 - 18:30
Thursday 07:30 - 18:30
Saturday 07:30 - 18:30
Sunday 07:30 - 18:30

Telephone

+252638744444

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Human Care Diagnostics Ltd Somaliland posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Human Care Diagnostics Ltd Somaliland:

Shortcuts

Share