Eng shaaciye

Eng shaaciye Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Eng shaaciye, Engineering service, Africa, Mogadishu.

Diogo Jota, magaciisa oo buuxa waa Diogo José Teixeira da Silva, wuxuu ahaa weeraryahan reer Portugal ah oo u ciyaaray k...
03/07/2025

Diogo Jota, magaciisa oo buuxa waa Diogo José Teixeira da Silva, wuxuu ahaa weeraryahan reer Portugal ah oo u ciyaaray kooxda Liverpool FC tan iyo bishii September 2020, markii ay ka iibsatay Wolverhampton Wanderers qiimo gaaraya qiyaastii £41 – £44.7 milyan .

📌 Taariikh nololeedka iyo heer ciyaareedkiisa

Wuxuu Dhashay: 4 Disembar 1996, Porto, Portugal .

Naadigii h**e: Bilaabashii xirfaddiisa waxaa uu ka soo ciyaaray Paços de Ferreira, kadib waxaa lagu wareejiyey Atletico Madrid balse si degdeg ah ayaa loogu amaahday Porto. Sidoo kale Wolves ayeey ku jireen loan-ka 2017, halkaas oo uu ka caawiyey in ay Premier League kusoo laabtaan sanadkii 2018 .

Liverpool: Tan iyo markii uu yimid, wuxuu noqday gacan-yare muhiim ah, isagoo ku guuleystay horyaallada Premier League (2024–25), FA Cup (2022), iyo Carabao Cup (2022, 2024) .

Xulka Portugal: Wuxuu 49 jeer u ciyaaray, 14 goolna wuxuu ku dhaliyay, wuxuuna qeyb ka ahaa guulaha UEFA Nations League .

Astaamaha ciyaareed

Wuxuu si weyn loogu yaqaanay inuu yahay weeraryahan degdeg badan, hawlkarnimo leh, aadna ugu habboon safka h**e, isla markaana bixin kara boos kasta oo weerar ah ama garabka .

Klopp ayaana mar ku tilmaamay inuu yahay “saxiib aad u fiican, ninka saxda ah ee aan doonayay” .

Noloshiisa gaarka ah

Naftigiisu waxa jirtay ciyaaraha fiidiyowga, gaar ahaan ciyaarta FIFA, wuxuuna xitaa ku guuleystay horyaalka Ciyaartooda ee “Champions Leaderboard” .

Dedaalkiisa ciyaareed waxaa sidoo kale ka muuqday muuqaal qoto dheer; wuxuu leeyahay koox eSports ah oo la yiraahdo “Luna Galaxy” .

Waxay uu guursaday saaxiibtiisa Rute Cardoso 22-kii Juun 2025—waxaa ay leeyihiin saddex carruur ah .

---

💔 Geeridiisa murugada leh

Diogo Jota iyo walaalkiis André Silva (26 jir, Pelafiel) waxay ku geeriyoodeen shil baabuur oo ka dhacay deegaanka Zamora, Spain, 3-dii Juul 2025, baabuurkoodana dab ayaa ka kacay kadib markii giraangirtu jaban tahay .
Krie sannad gudihiis ay guursadeen, geeridani waa mid lama filaan ahaa oo murugo weyn ku abuurtay bulshada kooxdiisa, xulka qaranka Portugal, iyo taageerayaasha badan .

---

Liverpool FC waxay si rasmi ah u sheegtay inay aad uga xun yihiin, sidoo kalena kala tashan doonaan taageerada qoyska iyo naadiga guud ahaan .

Shaafici Xassan Aw-aadan

30/06/2025

Snu

Nimanyahow wararkaan hal dhinac lee uraran naga daaya.Iiraan qasaaraha gaaray io sida loo duqeeyey io gantaalada lagusoo...
15/06/2025

Nimanyahow wararkaan hal dhinac lee uraran naga daaya.
Iiraan qasaaraha gaaray io sida loo duqeeyey io gantaalada lagusoo tuuray noosheega Israel kaliya hadul saarnaaninee

Halkaani waa Xarumaha nukliyeerka iiraan oo dhaawac xun lagaarsiiyey

Iiraaneey cabaadka joojiya iska dhiciya ragga 🤣😂 Dagaalka waa lafidinaa maahee waa lahurinaa welibo 🤣 Tankle masuyiintii...
15/06/2025

Iiraaneey cabaadka joojiya iska dhiciya ragga 🤣😂
Dagaalka waa lafidinaa maahee waa lahurinaa welibo 🤣
Tankle masuyiintiina qaylada io calaacalka hadaayaan.
Wasiirka arimaha dibada iiraan oo qaylo dhaan sarbeeb ah dirsanaya.
Waad isku aadaane ragga iska xabaala ama isdhiiba

15/06/2025

Yahuuda waxbaa kuhabsaday aysan malaysanaynin.

Wadada tareenka ee dhulka hoostiisa Marta ee talaabiib.Alla fuley badanaa 🤣😂
15/06/2025

Wadada tareenka ee dhulka hoostiisa Marta ee talaabiib.
Alla fuley badanaa 🤣😂

15/06/2025

Xitaa godadka tareenada ayeey shacabka ISR ku carareen, laakiin wey isku aamini la yihiin!

War waxu naf jeclaa 🤣🤣 aniga qosolkaa iifadhiyo

Saraakiisha milatariga Iran ; “Waxaan hadda adeegsaneynaa noocyadii h**e ee gantaallada si aan u beegsanno Israa’iil….Ha...
15/06/2025

Saraakiisha milatariga Iran ; “Waxaan hadda adeegsaneynaa noocyadii h**e ee gantaallada si aan u beegsanno Israa’iil….Haddii aan adeegsan lahayn tiknoolajiyadda casriga ah, markaa Israa’iil waxay si dhab ah u fahmi lahayd macnaha dhabta ah ee awoodda.”

Danial Hagari ayaa dib loogu magacaabay Afhayeenka ciidanka Isra'4l, kadib markii midka hadda jooga uu ku fashilmay in a...
15/06/2025

Danial Hagari ayaa dib loogu magacaabay Afhayeenka ciidanka Isra'4l, kadib markii midka hadda jooga uu ku fashilmay in aduunka ka iibiyo oohinta iyo baroorta reer Koofi gaab.

hagari ayaa lagu xasuustaa in uu yahay ninkii ugu beenta badnaa abad aduunka, kadib markii warqad gidaar ku dhagneed oo taariikhda maalmaha , sabti, axad iyo isniin ku tilmaamay in ay yihiin, magacyada Argagixisada.

Qosol lee igu kaalmee, oo taabo qosolka. Ar kanaaaaa

13/06/2025

Xaliimo welcome 🤗😁
Waa daanyeerkiinii

09/06/2025

Maogtahay duqsiga dhibta kugu haya maalin kasta in mareykanka ay kaga baxdo lacag dhan $15M
Si ay ubacrimiyaan.

Ila dhamayso muuqaalka.
Kadibna wuxuu uqalmo sii

05/06/2025

Macluumaad kaa maqan.

Waxaa laga yaabaa inaad maqashay xayawaano goor h**e dhinty in dib loosoo celiyey iyadoo la adeegsanayo technologiyad casri ah.

Hadaba waa sidee?

Like saar muuqaalka share io follow hakasoo tagin I.a

Address

Africa
Mogadishu

Telephone

+252614746178

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Eng shaaciye posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Eng shaaciye:

Share