Caydiid USED SPARE PARTS

Caydiid USED SPARE PARTS Caydiid used spare parts. waa Goob aad ka helayso spare parts ka baabuurta noocyadooda kala duwan.

09/01/2025

Macmiil saaka Waxa inoo dagay safaro engines ah hadaba macmiil nagu soo booqo goobteeda ama soo garaac numbers
252634264420
252634478245

Safar cusub iyo saaka
21/08/2024

Safar cusub iyo saaka

05/08/2024

Macmiil wali safaradi way inoo dagayaan
Saaka waxa inoo dagay engines kii gaadiidka/gawaadhida oo nooc walba leh
Hadaba macmiil nagu soo booqo goobteeda ama soo garaac numbers ka 252634264420 252634897890

F:G mar dhaw filo qaybo ka mida engines ka sawiradooda

31/07/2024

Macmiil saaka waxa inoo dagay safaro cusub oo ka kooban dhamaan furfurka gaadiidka yar yar iyo waawaynba hadaba macmiil h**e u soo gaadh oo nagu soo booqo goobteeda ama soo garaac numbers ka 4264420 0634897890

Soo dhawoow macmiil Ma ogtay macmiil in caydiid used spare parts kuu keenay furfurka(qabaalka) toyota landcruiser hardto...
25/06/2024

Soo dhawoow macmiil
Ma ogtay macmiil in caydiid used spare parts kuu keenay furfurka(qabaalka) toyota landcruiser hardtop sida taagiga biyaha iyo daaqadihiisaba
Hadaba macmiil waxa ino timi tiro Yar oo kooban fadlan h**e u soo gaadh oo nagala soo xidhiidh
Numberska 252634897890. 252634264420

Caydiid used spare parts  waxa ay Hanbalyo leeyihiin dhammaan dadka reer Somaliland maalinta 𝟭𝟴-𝗠𝗔𝗬 oo ku beegan 𝗦𝗮𝗻𝗻𝗮𝗱 ...
18/05/2024

Caydiid used spare parts waxa ay Hanbalyo leeyihiin dhammaan dadka reer Somaliland maalinta 𝟭𝟴-𝗠𝗔𝗬 oo ku beegan 𝗦𝗮𝗻𝗻𝗮𝗱 𝗴𝘂𝘂𝗿𝗮𝗱𝗮 𝟯𝟯𝗮𝗮𝗱 ee kasoo wareegtay markii uu Dalka 𝗝𝗮𝗺𝗵𝘂𝘂𝗿𝗶𝘆𝗮𝗱𝗱𝗮 𝗕𝗮𝗿𝗮𝗸𝗮𝘆𝘀𝗮𝗻 𝗲𝗲 𝗦𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶𝗹𝗮𝗻𝗱 dib ula soo noqday qaranimadiisa.

𝗛𝗔𝗣𝗣𝗬 𝟭𝟴-𝗠𝗔𝗬. Happy independence day

Macmiil waxaanu kuu keenay turusyo cusub sida Noah2010, Gx110, eskudo, seinta, surf2Tr, NoahSr40, iyo qaar kaloo badan h...
08/04/2024

Macmiil waxaanu kuu keenay turusyo cusub sida Noah2010, Gx110, eskudo, seinta, surf2Tr, NoahSr40, iyo qaar kaloo badan hadaba macmiil noogu kaalay goobteeda Ama la soo xidhiidh numberska
252634264420 252634897890

Dhamaan macaamiisheeda waxaanu ugu bushaaraynaynaa bilashada bisha barakaysan ee ramadaanta alle fadligeeda oo dhamays t...
11/03/2024

Dhamaan macaamiisheeda waxaanu ugu bushaaraynaynaa bilashada bisha barakaysan ee ramadaanta alle fadligeeda oo dhamays tiran ha ina siiyo Aamin

04/03/2024

Macmiil nagu soo booqo goobteeda shacab area gaar ahaan wadada wayn ee road2 ee tagta jigjiga yar hudheelka goljano

Mar walba raali galintaada u diyaarnay macmiil iyo inaad naga heshid alaab tayo leh

Wixii faahfaahina kala soo xidhiidh numbers ka
4264420 4897890

29/01/2024

Macmiil ma ogtay in Caydiid used spare parts kuu keenay dhamaan furfurka gaadhiga Mazda cx5 hadaba macmiil noogu kaalay goobteeda ama soo garaac numbers 4897890 4264420

15/01/2024

Macmiil ma ogtay in wali safaradii engines dagayaan
Noogu kaalay goobteeda ama soo garaac numbers ka
4264420 4897890

13/01/2024

Macmiil Safaradii safar ka mida saaka ayaa la rogay hadaba macmiil noogu kaalay goobteeda ama soo garaac numbers Ka
4264420 4897890

Address

Shacab Area
Hargesa

Opening Hours

Monday 07:00 - 19:00
Tuesday 07:00 - 19:00
Wednesday 07:00 - 19:00
Thursday 07:00 - 19:00
Friday 09:00 - 18:00
Saturday 07:00 - 19:00
Sunday 07:00 - 19:00

Telephone

+252634724736

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Caydiid USED SPARE PARTS posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share