Tawakal Earth Moving Machinery Center

Tawakal Earth Moving Machinery Center Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Tawakal Earth Moving Machinery Center, Hargeisa Theatre, wadada sheekh madar, Hargeisa.

Qalab kasta oo aad u baahan tahay waad ka heli kartaa Shirkadda Tawakal; Noocyada ka la duwan ee cagafyada iyo dhammaan qalabyadooda.shirkadu waxay khibrad u leedahay dhisida wadooyinka, dams ka, barkadaha, iyo simista dhulka (leveling)

16/07/2022

Iyadoo ka qayb ah hormarka ka socda casimada, shirkada Tawakal Earth Moving Machinery Center ayaa fulinaysa banaynta iyo furitanka wadada isku xidha xafafaha faluuja iyo masalaha.

16/07/2022

Waxa gabo gabo maraya banaynta suuqa waahen oo ay fulinayso shirkada Tawakal Earth Moving Machinery Center.
Iyada oo dhaman scrap kii iyo ciidiba la dhameyay site kuna u diyaar yahay qorshayasha danbe ee gudidu u qorshaysay.

21/06/2022

Waxa si habsami leh u socda banaynta suuqa wahen oo fulintisa ay samaynayso shirkada Tawakal Earth Moving Machinery Center

19/06/2022

Shirkada Tawakal Earth Moving Machinery Center iyo banaynta suuqa waheen oo ay si toosa u bilawday manta fulintiisa oo ay bishu ku beegan tahay 19/6/2022

13/04/2022

Dhammaan macidaadkas waxay kugu diyaar yihiin shirkada TAWAKAL EARTHMOVING MACHINER CENTRE ee xaruntedu tahay magalada hargaysa.
Qalabyada kala duwan ee ay shirkadu kuu hayso waxa kamida bulldozer D6, D7, D8, excavator 320, 325, and 330, grinder, wheel loader 996, furgosan, gawadhida treenlayasha ee xamuulka qada, iyo cagafyada culus.

11/04/2022

Bali biyood casri oo ay ka fulinayso shirkada TAWAKAL EARTH MOVING MACHINER toolada qocondhaale oo hoos tagta gobolka daad madheedh.
Shirkadu waxay baliya kala duwan ka qoday dhaman gobolada somaliland, macmiil hadad u baahan tahay samaynta baliyo (water dams) casriya fadlan lasoo xidhiidh shirkada tawakal.

10/04/2022

Qodista baarago casri ah iyo shirkada TAWAKAL EARTH MOVING MACHINERY CENTRE ay ka wado deeganada hoos yimada buuhodle

Kaydinta biyaha roobku waa lama huran waxayn u yihin aasas nolosha beeralayda iyo xoola dhaqatadab. Macmiil lasoo xidhidhidh shirkada Tawakal hadad u baahantay samaynta barakadaha iyo baliyada.

10/04/2022
10/04/2022

Shirkada Tawakal Earth moving machinery iyo qodista baragaha casriga ah
Kaydinta buyaha roobku waxay u yihin laf dhabar nolosha reer miiga
Macmiil hadad u bahan tahay in lagu qodo baraga casriya lasoo xidhiidh shirkada TAWAKAL EARTH MOVING MACHINERY CENTRE

10/04/2022

Shirkada tawakal earth moving machinery iyo banaynta suuqa waahen.

Address

Hargeisa Theatre, Wadada Sheekh Madar
Hargeisa
252

Telephone

+252634425361

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Tawakal Earth Moving Machinery Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share