12/02/2026
Sababta guryo badan u noqdaan kuwo aan raaxo lahayn ma aha lacag yari… waa qorshe la’aan.
Marka guri la dhiso adigoon la tashan nashqadeeye,
waxaa iman kara qolal khaldan, hawo iyo iftiin xumo,
iyo kharash soo noqnoqda.
Guri qurux badan wuxuu ka bilaabmaa naqshad sax ah. Riyooyinkaga ayaanu u rognaynaa dhisme dhab ah
Dhisa Architects Office: Road No.2 Seraar building 4nd Floor-401,
Location:Hargeisa Somaliland
Email: [email protected]
+252 63 4168579
+252 65 4168579
Have a project in mind? Lets us help you in building the home of your dreams.