FAALUG SPARE PARTS

FAALUG SPARE PARTS 517688, 511825, 529575, 634404008
7500041 7500042 7500043 7500044 8500041 8500042 8500043 8500044 The Right Parts from the Right People

04/05/2026
C I I D  M U B A A R A K Shirkadda iibinta qalabka gaadiidka ee FAALUG SPARE PARTS waxay idin leedahay ciid wanaagsan.FA...
19/03/2026

C I I D M U B A A R A K
Shirkadda iibinta qalabka gaadiidka ee FAALUG SPARE PARTS waxay idin leedahay ciid wanaagsan.
FARXAD RAYN RAYN IYO CAAFIMAAD KU CIIDA

Hambalyo Hambalyo !!Xariir Cabdifatax  iyo Khadar Ismaciil Siciid Oo noqday guulaystayaasha barnaamijkeeni La Afur FAALU...
02/03/2026

Hambalyo Hambalyo !!

Xariir Cabdifatax iyo Khadar Ismaciil Siciid

Oo noqday guulaystayaasha barnaamijkeeni La Afur FAALUG SPARE PARTS.

02/03/2026

Wakhtigii dhammaadka saacado kooban baa ka dhiman.

28/02/2026

Tartanka Guuleystayaasha LA Afur FAALUG SPARE PARTS wuxuu bilaabmay hadda oo post,gan la baahiyey 11ka bisha Ramadaan 2:00PM waxaanu socon doonaa 48 saacadood uu ku beegan 13ka Ramadaan 2:00 Duhurnimo.
Si aad u guuleysato Buuxi Shuruudaha muuqaalku Tilmaamayo.

21/02/2026

Barnaamijka Garo oo Guulayso iyo garoonka SALAAN JIRDE oo maalgaliyo FAALUG SPARE PARTS

Galabta iyo Garoonka SALAAN JIRDE.Kooxda FAALUG SPARE PARTS Waxaan ugu hanbalyeynayaa ciyaartii quruxda badneyd ee ay so...
20/02/2026

Galabta iyo Garoonka SALAAN JIRDE.
Kooxda FAALUG SPARE PARTS Waxaan ugu hanbalyeynayaa ciyaartii quruxda badneyd ee ay soo bandhigeen, Sidoo kale kooxdii Nala ciyaartay ciyaarta quruxda badan iyagana waxaan ugu hanbalyeyneynaa siday guusha nooga qaateen.

Shaqadu sidan bay aheyd Maanta.jimca wanaagsan Macaamiisha, Hawl-wadeenada shaqada kala wada iyo Guud ahaan qof kasta oo...
23/01/2026

Shaqadu sidan bay aheyd Maanta.
jimca wanaagsan Macaamiisha, Hawl-wadeenada shaqada kala wada iyo Guud ahaan qof kasta oo Fariintani soo gaadho.

Macaamiishayadu waxay Naga Mudan yihiin Mahad-naq.waxaanu ku dadaaleynaa u adeegistiina iyo inaad nagu sii xidhnaataan, ...
23/09/2025

Macaamiishayadu waxay Naga Mudan yihiin Mahad-naq.
waxaanu ku dadaaleynaa u adeegistiina iyo inaad nagu sii xidhnaataan, ❤️ You

Maanta waa maalin Nagu weyn,Dhammaan shaqaalaweynaha iyo maamulka sare ee shirkadda FAALUG SPARE PARTS waxay Hambalyo, d...
11/09/2025

Maanta waa maalin Nagu weyn,

Dhammaan shaqaalaweynaha iyo maamulka sare ee shirkadda FAALUG SPARE PARTS waxay Hambalyo, duco iyo bogaadin u dirayaan
MAXAMED AXMED CILMI iyo MUUNA AXMED AADAN oo maanta meherkoodu ka qabsoomay magaalada Hargeisa

‎ﺑﺎﺭﻙ ﺍﻟﻠﻪ ﻟﻜﻤﺎ ﻭﺑﺎﺭﻙ ﻋﻠﻴﻜﻤﺎ ﻭﺟﻤﻊ ﺑﻴﻨﻜﻤﺎ ﺑﺎﻟﺨﻴﺮ

Address

Mahamoud Ahmed Ali Area
Hargeisa

Telephone

+252634404008

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when FAALUG SPARE PARTS posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to FAALUG SPARE PARTS:

Share