07/02/2023
War Deg Dega. Warar Lagu Kalsoon Yahay Oo Soo Gaadhay Somali Daily News Aya Sheegaya In Khasaare Badan ka dhShay dagaalka maalinki labaad Kasocda Magaalada Laascnood Ee Udhexeeya Ciidamada Somaliland Iyo Kuwa Deegan Cisbtaalada Magaalada oo Aanu xididh la Samaynay Ayaa Noo sheegay in manta lasoo gaadh siiyay Maydad iyo Dhaawac yobadan 4 cisbitaal aya Somali dail newes Usheegay Sida 1 cisbitaalka Manhal wuxu noo sheegay in loo keenay 27 mayd ah 40 dhaawacah 2 .isbitaalka ayaa guud ee Laascoon Ayaa isna inoo sheegayin lageeyay 23 mayd ah halkalaba cisbtial oo kale noo sheegen in lasoo gaadhay maydad gaadhaya 30 iyodhaawac tira dhaafa guud Ahaana dadkaasi ay Ahaayen Dadka deegaanka eedagalla kula jiray somaliland sidoo kale xaga ciidamada somaliland ayanan ka helin khasaaraha soo gaadhay iyado nala sheegay in ay ciidamadu leeyihiin goobo gaar ah dhaawacooda iyo dhimashada Ay gasyanayan Sidaaad uhesho Warar sugan ku xidhnaw bogan Shere iyo fallow dheh