25/08/2026
Ma doonaysaa inaad kor u qaaddo raaxada, xasilloonida, iyo bilicda Hard-Top Land cruiserkaaga ?
AL RABIIC GENERAL TRADING waxay idiin keentay taayirka ugu habboon ee aad muddo sugaysay:
π LINGLONG TIRES β 235/85R16 MT
Ha u oggolaan gaarigaaga inuu lumiyo raaxada uu leeyahay. Ku baddalo maanta taayirada ugu habboon
π Nala soo xiriir (LINE): 524583 / (+252) 63 4829133
π Goobtayada: Wadada Khayriyada