Human Care Diagnostics Ltd Mogadishu

Human Care Diagnostics Ltd Mogadishu Human Care Diagnostics LTD WAA SHIRKADA UGU BALAARAN EE DALKA KEENTO QALABKA CAAFIMAADKA.

26/05/2026

๐‚๐ˆ๐ˆ๐ƒ๐”๐‹ ๐€๐ƒ๐‡๐€ ๐Œ๐”๐๐€๐€๐‘๐€๐Š ๐ŸŒ™๐Ÿ‘

Farxad iyo nabad ku ciida dhammaan Muslimiinta meel kasta oo aad joogtaan.

๐‚๐ˆ๐ˆ๐ƒ ๐Œ๐”๐๐€๐€๐‘๐€๐ŠDhamaan umadda Muslimiinta ah waxaan idiin leenahay farxad ku ciida.ุนูŠุฏูƒู… ู…ุจุงุฑูƒุŒ ูƒู„ ุนุงู… ูˆุฃู†ุชู… ุจุฎูŠุฑุŒ ุชู‚ุจู„ ุงู„...
26/05/2026

๐‚๐ˆ๐ˆ๐ƒ ๐Œ๐”๐๐€๐€๐‘๐€๐Š
Dhamaan umadda Muslimiinta ah waxaan idiin leenahay farxad ku ciida.
ุนูŠุฏูƒู… ู…ุจุงุฑูƒุŒ ูƒู„ ุนุงู… ูˆุฃู†ุชู… ุจุฎูŠุฑุŒ ุชู‚ุจู„ ุงู„ู„ู‡ ู…ู†ุง ูˆู…ู†ูƒู… ุตุงู„ุญ ุงู„ุฃุนู…ุงู„. ๐Ÿค


๐‡๐”๐Œ๐€๐’๐“๐€๐‘ ๐Ÿ‘๐ŸŽ๐ŸŽ๐’๐‘WAA KUU DIYAAR NAGA SO DALBO WAXAAN KUULA DIYAAR NAHAY SO DHAWEYN QURUX BADAN IYO QIIMO KU QANCIYO.
24/05/2026

๐‡๐”๐Œ๐€๐’๐“๐€๐‘ ๐Ÿ‘๐ŸŽ๐ŸŽ๐’๐‘
WAA KUU DIYAAR NAGA SO DALBO WAXAAN KUULA DIYAAR NAHAY SO DHAWEYN QURUX BADAN IYO QIIMO KU QANCIYO.

๐‰๐”๐Œ๐‚๐Ž ๐Œ๐”๐๐€๐€๐‘๐€๐Š
21/05/2026

๐‰๐”๐Œ๐‚๐Ž ๐Œ๐”๐๐€๐€๐‘๐€๐Š

๐๐„๐๐„ ๐‡๐„๐€๐‘๐“ ๐‘๐Ÿ๐Ÿ๐„๐‹๐„๐‚๐‘๐Ž๐‚๐€๐‘๐ƒ๐ˆ๐Ž๐†๐‘๐€๐๐‡๐„๐Œ๐„๐‘๐†๐„๐๐‚๐˜ ๐Ž๐‘ ๐†๐„๐๐„๐‘๐€๐‹ ๐–๐€๐‘๐ƒWAA KUU DIYAAR NAGA SO DALBO WAXAAN KUULA DIYAAR NAHAY SO DHAWEY...
20/05/2026

๐๐„๐๐„ ๐‡๐„๐€๐‘๐“ ๐‘๐Ÿ๐Ÿ
๐„๐‹๐„๐‚๐‘๐Ž๐‚๐€๐‘๐ƒ๐ˆ๐Ž๐†๐‘๐€๐๐‡
๐„๐Œ๐„๐‘๐†๐„๐๐‚๐˜ ๐Ž๐‘ ๐†๐„๐๐„๐‘๐€๐‹ ๐–๐€๐‘๐ƒ
WAA KUU DIYAAR NAGA SO DALBO WAXAAN KUULA DIYAAR NAHAY SO DHAWEYN QURUX BADAN IYO QIIMO KU QANCIYO.

Waxaa maanta si rasmi ah ugu rakibnay Anytime Hospital qalabka casriga ah ee Mindray Consona N6 Ultrasound, oo ay soo sa...
12/05/2026

Waxaa maanta si rasmi ah ugu rakibnay Anytime Hospital qalabka casriga ah ee Mindray Consona N6 Ultrasound, oo ay soo saartay shirkadda caalamiga ah ee Mindray.

Anaga oo ah Human Care Diagnostics Ltd, waxaa naga goโ€™an in aan mar walba ka shaqeyno horumarinta iyo casriyeynta adeegyada caafimaad ee dalka Soomaaliya ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด, si bulshada loo siiyo daryeel caafimaad oo casri ah, ammaan ah, isla markaana lagu kalsoonaan karo.
โœ”๏ธ Tayo Sare
โœ”๏ธ Kalsooni Buuxda
โœ”๏ธ Horumar Joogto ah

Waxaan si rasmi ah ugu rakibnay Qaadi Hospital qalabka casriga ah ee Mindray  Hemotology  Analyzer (Model:  BC-10), kaas...
11/05/2026

Waxaan si rasmi ah ugu rakibnay Qaadi Hospital qalabka casriga ah ee Mindray Hemotology Analyzer (Model: BC-10), kaas oo si weyn u kordhinaya tayada iyo saxnaanta baaritaannada dhiigga.
Hadii aan nahay Bahda Human Care Diagnostics Ltd Mogadishu waxa mar walba naga goโ€™an horumarinta, casriyeynta, iyo tayeynta adeegyada caafimaad ee dalka Soomaaliya, si loo hubiyo daryeel caafimaad oo la isku halayn karo.

Waxaa si rasmi ah ugu rakibnay   qalabka casriga ah ee microscopic examination,Anaga oo ah Human Care Diagnostics Ltd, w...
11/05/2026

Waxaa si rasmi ah ugu rakibnay qalabka casriga ah ee microscopic examination,
Anaga oo ah Human Care Diagnostics Ltd, waxaa naga goโ€™an in aan mar walba ka shaqeyno horumarinta iyo casriyeynta adeegyada caafimaad ee dalka Soomaaliya ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด, si bulshada loo siiyo daryeel caafimaad oo casri ah, ammaan ah, isla markaana lagu kalsoonaan karo.
โœ”๏ธ Tayo Sare
โœ”๏ธ Kalsooni Buuxda
โœ”๏ธ Horumar Joogto ah

Address

KM5, Laamiyaraha Zope Mogadishu
Mogadishu
658182/658281/658183/600780

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Human Care Diagnostics Ltd Mogadishu posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share