Hab Science Solutions

Call Directions Contact the business

Hab Science Solutions Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Hab Science Solutions, Medical Equipment Supplier, KPP/HODAN, Mogadishu.

🔬 HAB Science Solutions | Advancing Science Education
Waxaan nahay shirkad ka shaqaysa qalabaynta & horumarinta shaybaarrada goobaha waxbarashada, waxaana haynaa agabka sayniska oo tayo leh, iyo tababarrada Practical Science ee macallimiinta & ardayda. JUBBALAND COMPANY FOR MEDICAL EQUIPMENT & CHEMICALS
Shirkada Jubbaland waa shirkad Kutaalo dalka Somalia qaas ahaan casimada Somalia ee Muqdisho , waxaa la aasaasay Dhamaadkii 1998dii waxayna safka 1aad kaga jirtaa shirkadihii ugu horeeye ee laga aasaasay Gobolada Koonfureed . ADEEGYADA SHIRKADA

Shirkada waxay bixisaa Adeegyo caafimaad sida dayactirka Shaybaarada & Tababarka Xirfadlayda Ku shaqayso Shaqada Shaybaarnimada , waxay kale oo shirkada Bixisaa adeegyada klale sida Diyaarinta & Qalabaynta Hospitalska Shaybaarada, Labska Jaamacadaha & kan Dugsiyada sare intaba taas oo ay ula Diyaar tahay Qalabkiisa oo nooc waliba leh ,

AHDAAFTA SHIRKADA

Caafimaad Daro ku Habsatay Dhamaanba Shacbi waynaha Somaliyeed taaso kaga Timid Xirfadle yaal Caafimaad aan Tababar Fiican u lahayn Howlahooda ayay shirkada Hormarisay Siyaasadeedii waxayna Balan qaadaysaa lin laehlo Doono Bulsho caafimaad Qabto Insh’laah

ADEEGYADADHEEIGA AH. Dhamaanba Macamiisha ay Haysato Dhibaato Dhanka Keenista Badeecada ayay shirkada kuula Diyaar tahay inay Kuugu keento Goobtaada Shaqo si Lacag La’aan ah
Waxay kale oo shirkada isku taagtay Hubinta Badeecadeeda Taaso ay kuu balanqaadayso in ay Control kuu raaciso Badeecadaha ay kaa iibnayso.

Address

KPP/HODAN
Mogadishu

Telephone

+252617333499

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hab Science Solutions posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Hab Science Solutions:

Shortcuts

Share