24/08/2026
๐จ๐คฉ๐๐๐ฉ๐๐ก๐๐๐ ๐๐๐๐ข๐ฅ๐๐ง๐ข๐ฅ๐ฌ ๐๐๐๐๐ก๐ข๐ฆ๐ง๐๐ ๐ฆ๐ข๐๐จ๐ง๐๐ข๐ก๐ฆ | ๐ฆ๐จ๐๐๐๐ฆ๐ฆ๐๐จ๐ ๐๐ก๐ฆ๐ง๐๐๐๐๐ง๐๐ข๐ก ๐๐ง (๐-๐๐๐๐๐ง๐)
Waxaan ku faraxsanahay inaan ku dhawaaqno rakibidda iyo hirgelinta qalab shaybaar oo casri ah oo ay Lifesom Healthcare Ltd ku rakibtay B-Health.
Qalabka la rakibay waxaa ka mid ah:
๐ฌ DYMIND DP-C16 โ Mashiinka Biochemistry & Coagulation
Waa mashiin casri ah oo loogu talagalay baaritaan nada Biochemistry iyo Coagulation. Wuxuu taageeraa baaritaanno muhiim ah sida PT, APTT, TT, FIB iyo D-Dimer, wuxuuna leeyahay shaashad taabasho ah, kaydinta natiijooyinka baaritaannada iyo fursado isku-xirnaan oo kala duwan.
๐งช Lamuno X โ Mashiinka Fluorescence Immunoassay
Waa mashiin casri ah oo loogu talagalay baaritaanka iyo cabbiridda biomarkers kala duwan, iyadoo la adeegsanayo dhiig ama kaadi. Waxa uu leeyahay shaashad taabasho ah, nidaam tayo-xakameyn ah (QC), kaydinta natiijooyinka iyo awood uu kula xiriiro PC, printer iyo LIS.
โก Electrolyte Analyzer โ Mashiinka Baaritaanka Electrolytes
Mashiinkan waxaa loogu talagalay baaritaanka electrolytes-ka muhiimka ah ee jirka, kuwaas oo muhiim u ah qiimeynta xaaladda bukaanka iyo taageeridda go'aannada caafimaad.
๐ Laboratory Centrifuge โ Mashiinka Kala-soocidda Sample-ka
Centrifuge-ku waa qalab muhiim u ah shaybaarka, waxaana loo isticmaalaa kala-soocidda qaybaha sample-ka sida dhiigga, si loogu diyaariyo baaritaanno kala duwan oo shaybaar.
โจ Lifesom Healthcare Ltd waxay ku faantaa inay bixiso qalab caafimaad iyo shaybaar oo casri ah, rakibid xirfadeysan iyo taageero farsamo oo la isku halleyn karo.
Qalab tayo leh โข Baaritaan sax ah โข Daryeel caafimaad oo wanaagsan
๐ Muqdisho, Soomaaliya
๐ +252 611 587 699