Gaalooge Agro Business Enterprise

Gaalooge Agro Business Enterprise Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Gaalooge Agro Business Enterprise, maka almukarama, Mogadishu.
(1)

Gaalooge is a registered Agro-business Enterprise which actively involved in the production, distribution, and commercialization of high-quality certified seed varieties as well as the supply of agricultural equipment, tools, and other farm inputs.

23/05/2026

Macaamiisheena sharafta leh, waxaan idiin haynaa noocyada kala duwan ee spare parts-ka cagafyada. Haddii aad u baahantahay, waxaad ka heli kartaa xarunta shirkadda Gaalooge ee ku taalla Muqdisho, Isgoyska Tabellaha, ama nagala soo xiriira numberrada hoose.

πŸ“ž +252 611 594 256 / +252 610 555 029


21/05/2026

Waxaan si rasmi ah ugu wareejinay macaamilkeenna ku sugan gobolka Hawd, magaalada Baligubadle, cagafta 75HP iyo yaambaddeeda (plough). Waxaan ku faraxsanahay inaan qeyb ka noqono horumarka iyo kobcinta wax-soo-saarka beeraha.
Adigana ha moogaan fursaddan! Ku hormari beerahaaga qalab tayo leh, adkeysi badan, isla markaana leh wax-qabad sare.

πŸ“ž +252 639 088 901 /+252 611 594 256 / +252 610 555 029

Ku faaidaysooy qiimΓ© dhimΓ©skΓ© agafyidΓ© namuunshoo shal gediising Ma,aamiil fursudung goonΓ©gΓ© eh may ba so,odΓ© doontee mu...
19/05/2026

Ku faaidaysooy qiimΓ© dhimΓ©skΓ© agafyidΓ© namuunshoo shal gediising
Ma,aamiil fursudung goonΓ©gΓ© eh may ba so,odΓ© doontee muddΓ© koobΓ©ng ay kΓ© dhaafney

Ay kΓ© dhaafney fursudung dehebΓ©gΓ© eh, maadaama qiimΓ© dhimΓ©staanu ye so,odΓ© doontΓ© muddΓ© ing badinaanΓ©
Ma,aamiil ku faa,idaysoy dalΓ©bkung goonΓ©gΓ© eh intii usΓ© kiinku dhamaanΓ©

πŸ“ Waxaad ka heli kartaa xarumaha Gaalooge Agribusiness Enterprise

πŸ“ž +252 611 594 256 / +252 610 555 029

17/05/2026

Soolka Toore (Ridger Plough)

Si dhib yar ugu samee safaf (ridging) si nidaamsan beerahaaga. Ridger Plough wuxuu ka caawiyaa dalagga inuu si wanaagsan u helo biyo iyo nafaqo, taasoo sare u qaadaysa wax-soo-saarka beerahaaga.

πŸ“ Waxaad ka heli kartaa xarumaha Gaalooge Agribusiness Enterprise

πŸ“ž +252 611 594 256 / +252 610 555 029

Jumma Kariim
15/05/2026

Jumma Kariim


14/05/2026

Weli waxaa si rasmi ah inoogu socda qiimo-dhimistii gaarka ahayd! Ha moogaan fursaddan dahabiga ah ee aad ku heli karto adeegyo iyo qalab tayo leh oo qiimo jaban.

πŸ“ž Wixii faahfaahin ah nagala soo xiriira:
πŸ“± Mogadishu: +252 611 594 256 / +252 610 555 029
πŸ“± Hargeisa: +252 639 088 901

Qofka raba in uu beer tacbado waxa uu u baahanyahay xirfado ay tahay in uu si ciwan u yaqaan. Hoos ka aqriso.Adigoo adee...
14/05/2026

Qofka raba in uu beer tacbado waxa uu u baahanyahay xirfado ay tahay in uu si ciwan u yaqaan. Hoos ka aqriso.

Adigoo adeegsanaya cagaf casri ah, si fudud oo dhib la’aan ah u falo beertaada.

πŸ“ž Mogadishu: +252 611 594 256 / +252 610 555 029
πŸ“ž Hargaysa: +252 639 088 901

π‡πšπ¦π›πšπ₯𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐚π₯𝐒𝐧𝐭𝐚 π‚πšπšπ₯𝐚𝐦𝐒𝐠𝐚 𝐚𝐑 𝐞𝐞 π‚πšπšπŸπ’π¦πšπšπ 𝐀𝐚 πƒπ‘π’π«π­πš - 12 May
12/05/2026

π‡πšπ¦π›πšπ₯𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐚π₯𝐒𝐧𝐭𝐚 π‚πšπšπ₯𝐚𝐦𝐒𝐠𝐚 𝐚𝐑 𝐞𝐞 π‚πšπšπŸπ’π¦πšπšπ 𝐀𝐚 πƒπ‘π’π«π­πš - 12 May


Adigoo adeegsanaya cagaf casri ah, si fudud oo dhib la’aan ah u falo beertaada. πŸ“ Kasoo dalbo xarumaheenna:πŸ“ž Mogadishu: ...
10/05/2026

Adigoo adeegsanaya cagaf casri ah, si fudud oo dhib la’aan ah u falo beertaada.

πŸ“ Kasoo dalbo xarumaheenna:

πŸ“ž Mogadishu: +252 611 594 256 / +252 610 555 029
πŸ“ž Hargaysa: +252 639 088 901

06/05/2026

Ma ogtahay waxa ay dhab ahaantii daboolayso dammaanadda cagafyada Case IH?

Muuqaalkan waxaan ku sharxeynaa noocyada kala duwan ee dammaanadda, waxa ay si sax ah u daboolayso iyo waxa aanay daboolayn, iyo sida aad uga faa’iidaysan karto si aad u ilaaliso cagaftaada.
πŸŽ₯ Daawo muuqaalka hadda oo ka bogo faahfaahintan muhiimka ah.
πŸ“ž 252611594256 / 252610555029 / 252639088901

Wax-soo-saarka beerah waxaa kor u qaada waa qalabka aad u isticmaalayso falideeda, waxaan kuu keentay qalabka beeralaha ...
05/05/2026

Wax-soo-saarka beerah waxaa kor u qaada waa qalabka aad u isticmaalayso falideeda, waxaan kuu keentay qalabka beeralaha oo casri ah awood sare-na leh sida ; Cagafyada iyo Yaanbooyinka.

Kasoo dalbo xarumaheenna :
Mogadishu: +252 611 594 256 / +252 610 555 029
Hargaysa: +252 639 088 901


Address

Maka Almukarama
Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gaalooge Agro Business Enterprise posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share