Gayaan Cooling Services

Call Directions

Gayaan Cooling Services Adeegyo qaboojiye (AC) oo tayo leh – rakibid, dayactir & nadiifin. La xiriir si degdeg ah!.
0613770156
616779907

03/08/2026

cooling service
somalia
trainer national tv

02/08/2026
01/08/2026

Dhaqis mukeef SNT Cerro Corá (Oficial)

24/07/2026

Asalaamu Caleykum 👋
Ku soo dhawoow Gayaan cooling Services.

Waxaan bixinaa adeegyo xirfad leh oo ay ka mid yihiin:

• Rakibaadda iyo dayactirka AC (Mukeefyada)
• Dhaqidda AC iyo borarka
• Buuxinta gaaska iyo hubinta pressure-ka
• Rakibaadda iyo dhaqidda Solar Panels

Fadlan noo soo dir:
1️⃣ Nooca adeegga aad u baahan tahay
2️⃣ Goobta aad joogto
3️⃣ Sawir haddii ay cilad jirto

Farsamayaqaankeena ayaa kula soo xiriiri doona sida ugu dhaqsaha badan.

📞 0613770156
📞 0616779907

Mahadsanid inaad dooratay Gayaan Technical Services. # Xaqsoor News Media ForeignGerms

03/04/2026

Check out GAYAAN technical’s video.

03/04/2026

Asalaamu Caleykum 👋
Ku soo dhawoow Gayaan Technical Services.

Waxaan bixinaa adeegyo xirfad leh oo ay ka mid yihiin:

• Rakibaadda iyo dayactirka AC (Mukeefyada)
• Dhaqidda AC iyo borarka
• Buuxinta gaaska iyo hubinta pressure-ka
• Rakibaadda iyo dhaqidda Solar Panels

Fadlan noo soo dir:
1️⃣ Nooca adeegga aad u baahan tahay
2️⃣ Goobta aad joogto
3️⃣ Sawir haddii ay cilad jirto

Farsamayaqaankeena ayaa kula soo xiriiri doona sida ugu dhaqsaha badan.

📞 0613770156
📞 0612888043

Mahadsanid inaad dooratay Gayaan Technical Services. # # Amiira Qurux

Asalaamu Caleykum.Ma dareentay in mukeefkaaga uu si fiican u qaboojin waayay ama uu ur soo saarayo?Taasi waxay badanaa k...
27/03/2026

Asalaamu Caleykum.

Ma dareentay in mukeefkaaga uu si fiican u qaboojin waayay ama uu ur soo saarayo?
Taasi waxay badanaa ka timaadaa wasakh iyo boor ku urura gudaha AC-ga.

Gayaan Technical Services waxay kuu hayaan adeeg xirfad leh oo ah dhaqidda mukeefyada (AC Cleaning) si mukeefkaaga uu ugu shaqeeyo si nadiif ah oo qabow fiican leh.

Waxaan nadiifinaa:
• Indoor iyo Outdoor AC
• Fan-ka iyo filter-ka
• Biyaha iyo wasakhda ku ururta gudaha

Faa’iidada dhaqidda AC-ga waa:
✔ Qaboojin fiican
✔ Koronto yar oo la isticmaalo
✔ Cimri dheer oo mukeefka ah

Haddii aad rabto adeeg degdeg ah, nala soo xiriir hadda.

Gayaan Technical Services
📞 0613770156
📞 0612888043

Address

Via Laberia
Mogadishu

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+252618850222

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gayaan Cooling Services posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share