Al-camuudi coffee solutions

Al-camuudi coffee solutions Ku Soo Dhawoow Al–camuudi Xarunta Adeegyada Kafeega oo Dhameystiran

Waxaan nahay shirkad ku takhasustay bixinta adeegyo dhammeystiran oo ku saabsan kafeega:

Waxaa idin diyaarinay Scale casri ah kaana caawinaayo inaa la socotid 1kg coffee inta koob kusoo sameyn karo weliba si q...
19/07/2025

Waxaa idin diyaarinay Scale casri ah kaana caawinaayo inaa la socotid 1kg coffee inta koob kusoo sameyn karo weliba si quality ah.
_________________________________________________
We’ve developed a modern, easy-to-use scale that helps you track exactly how many quality cups of coffee you can make from just 1kg of beans.

163 likes, 4 comments. “ Coffeescale”

08/07/2025

Isticmaalka saxda ah ee temperka iyo cabbirkiisa waa arrin muhim u ah xirfadda baristaha. Saxnaanta Temperka iyo Cabirkiisa waxay si toos ah u saameysaa tayada Coffeega iyo natiijada ugu dambeysa.
__________________________________________________
Proper use of the tamper and accurate dosing are essential skills every barista must master. Precision in these steps directly impacts the quality of the final cup.

29/06/2025

Talasiinta iyo Hagista Baristayaasha waa qayb muhiim ah oo kana mid ah safarka horumarinta xirfadaha baristayaasha iyo kobcinta tayada Coffee Shops-ka.
_________________________________________________
Effective training and professional guidance are fundamental to advancing barista expertise and elevating the standards of coffee shops.


21/06/2025

Waxaan idiin soo diyaarinay Barista tools heer sare leh oo kaa caawinaya inaad si xirfadaysan u diyaariso cabitaannada Kulel iyo qabow.
✔️ Tayo sare
✔️ Naqshad casri ah
✔️ Ku habboon shaqooyinka maalinlaha ah

Hadda naga soo dalbo oo u diyaargarow inaad kor u qaaddo tayada adeeggaaga.

05/06/2025

Ma dooneysaa xal dhameystiran oo Coffee ah?

Al Camuudi Coffee Solutions waxay ku siineysaa adeegyada Coffee Solutions oo dhameystiran:

1️⃣ Tababarka Baristaha 🎓☕
2️⃣ Qalabka Baristaha 🛠️🥄
3️⃣ Kirada Makiinadaha Coffee’ga 🔄☕
4️⃣ Farsamada Makiinadaha Coffee’ga 🔧⚙️
5️⃣ Iibka Makiinadaha Coffee’ga 🏪☕
6️⃣ Iibka Miraha Coffee’ga 🌱☕

Fadlan noo sheeg inta ka dhiman xaruuntada Coffee si aan u dhameestirno 🫵🏼✨

📲 WhatsApp: +252 615062809 ama 0771680896

Ku Qurxi Macmacaankaaga Whipping Cream Dispenser-ka Tayo Sare Leh!” ✨🍰Ka dhig macmacaankaaga mid gaar ah oo soo jiidasho...
09/11/2024

Ku Qurxi Macmacaankaaga Whipping Cream Dispenser-ka Tayo Sare Leh!” ✨🍰

Ka dhig macmacaankaaga mid gaar ah oo soo jiidasho leh adigoo adeegsanaya Whipping Cream Dispenser-keena tayo sare leh. Alaabtan casriga ah waxay kuu fududeynaysaa inaad sameyso kareem jilicsan oo is haysta, kaas oo si qurux badan ugu dul dhacaya shaah, kafeega, iyo macmacaanno kala duwan

hada dalbo oo hada hel'

Portafilters Noocyo Kala DuwanWaxaan haynaa noocyada kala duwan ee Portafilters si ay ugu habboonaadaan mashiinkaaga esp...
06/11/2024

Portafilters Noocyo Kala Duwan

Waxaan haynaa noocyada kala duwan ee Portafilters si ay ugu habboonaadaan mashiinkaaga espresso iyo baahidaada. Haddii aad jeceshahay Bottomless, Double Spout, ama Single Spout – dhammaan waxaa laga heli karaa Al-Camuudi Coffee Solutions!

Noocyada Hadda La Heli Karo:

1-Bottomless Portafilter - Ku habboon xakamaynta crema saxda ah.
2-Double Spout Portafilter - Ku samee laba shot hal mar.
3-Single Spout Portafilter - Ku raaxayso shot halaysan oo sax ah.

📍 Xamar Weyne
📞 0615062809 / 0615937039

Dooro Portafilter-ka saxda ah ee kugu habboon, oo u raaxayso khibrad kafeega oo heer sare leh!

Shaker Tayo Sare leh oo Dhameystiran!✨ Qalabka Barista-ga oo Dhameystiran💯 Adkeysi iyo Naqshad Qurxoon☕ Haqabtirka Al-Ca...
01/11/2024

Shaker Tayo Sare leh oo Dhameystiran!

✨ Qalabka Barista-ga oo Dhameystiran
💯 Adkeysi iyo Naqshad Qurxoon
☕ Haqabtirka Al-Camuudi Coffee Solutions

Shaker-keenu wuxuu kuu fududeynayaa inaad ku sameyso cabitaannada ugu fiican – laga soo bilaabo smoothies ilaa iced lattes! Kaalay oo qaado shaker-keena dhameystiran oo ku raaxeyso tayada iyo shaqo hufnaanta ay Al-Camuudi Coffee Solutions kuu keento.

➡️ Hel Shaker-kaaga Maanta oo Kordhi Tayada Kafeegaaga!

Address

Xamar Weyne SYL
Mogadisho

Opening Hours

Monday 06:00 - 21:00
Tuesday 06:00 - 21:00
Wednesday 06:00 - 21:00
Thursday 06:00 - 21:00
Friday 13:00 - 21:00
Saturday 06:00 - 21:00
Sunday 06:00 - 21:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al-camuudi coffee solutions posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category