ILeys Building Meterials

ILeys Building Meterials Ileys Building Materials waa qayb ka mid ah shirkadda Ileys Enterprises. Hada Nal Soo xidhiidh 063 490 2500 / 063 493 8038

Waxay Si Joogto Ah ukeenta dhamaan qalabka dhismaha casriga ah oo leh tayo sare, adkaysi, isla markaana qiimahoodu macquul yahay.

13/05/2026

ILeys Building Meterials

Waxaan si weyn ugu hambalyeynaynaa Shirkada Kobac Digital Marketing  sannadguuradii 1-aad ee kasoo wareegtay aasaaskooda...
07/05/2026

Waxaan si weyn ugu hambalyeynaynaa Shirkada Kobac Digital Marketing sannadguuradii 1-aad ee kasoo wareegtay aasaaskooda.

Muddadaas hal sano ah, waxay qayb weyn ka qaateen horumarka dhijitaalka ah iyo suuq-geynta casriga ah ee ganacsiyada. Waxaan u rajaynaynaa sannad guul, hal-abuur, iyo horumar intaas ka badan leh.



ILeys Building Meterials

23/04/2026

Ma raadinaysaa albaabka ugu tayada sarreeya suuqa TURKISH PVC-MEMBRANE DOORS kaas Oo Lagu Soo Farsameeyey Dalka Turkiga Dalkana Ay Kuu Keentaa Shirkada Ileys BUILDING METERIALS .

Waxaan idiin haynaa albaabkii asalka ahaa ee dalka Turkiga, kaas oo loogu talagalay inuu gurigaaga u beddelo qasri qurux badan! Kaas Oo caan ku ah bilicda iyo xarragada Turkiga.

Waa albaab aad u adag oo loogu talagalay inuu jiro mudo qarni ah. Ma qalloocdo, ma dillaaco, mana dhuuqo qoyaanka.

Waxa uu ku rakiban yahay qufulka caalamiga ah ee DESA, kaas oo ku siinaya ammaan iyo kalsooni buuxda.

Albaabka I Waa "Original Turkish Doors", haddana waxaan kuugu haynaa qiimo aad u jaban Oo Aad Ku Qancaysid !

Ha ka raadin meel kale! Tayada, adkaanta, iyo qiimaha jaban waxaad ka helaysaa keliya Shirkda ILeys Building Meterials

Waxa Aad Ja Heleysaa Dhamaan Xarumaha Kala Duwan Ee Shirkada ILeys Building Meterials

πŸ“ž 0634938038 / 0634902500 / 0634495100

Ileys: Tayadu waa Halbeegga Dhismaheenna!

ILeys Building Meterials  & Ileys Enterprises
25/03/2026

ILeys Building Meterials & Ileys Enterprises

Macaamiisha shirkadda ILeys Building Meterials  waxaan idiin keenay Sakatuurooyinka caanka ah ee ICSA iyo F.lli Facchine...
25/03/2026

Macaamiisha shirkadda ILeys Building Meterials waxaan idiin keenay Sakatuurooyinka caanka ah ee ICSA iyo F.lli Facchinetti

πŸ“ Nagala soo xiriir ILEYS Building Materials: 0634495100 / 0634938038

"ILEYS Building Materials: Tayo aad ku kalsoon tahay!"

Abdi Hashi Mohamad

Maamulka iyo dhammaan shaqaalaha Shirkadda ILeys Building Meterials   waxay munaasabadda Ciidul Fidriga awgeed hambalyo ...
19/03/2026

Maamulka iyo dhammaan shaqaalaha Shirkadda ILeys Building Meterials waxay munaasabadda Ciidul Fidriga awgeed hambalyo kal iyo laab ah u dirayaan dhammaan macaamiisheeda sharafta leh iyo umadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan.

Waxaan Alle uga baryaynaa inuu inaga aqblo acmaashii suubbanayd ee aan soo qabannay bishii Ramadaan, ciiddanna ciiddeeda kale nagu gaarsiiyo nabad iyo barwaaqo.

Farxadda ciidda waxaa nala qaybsanaya shaqaalaha firfircoon ee shirkadda, waxaanan idiin rajaynaynaa ciid nabad iyo farxad leh adiga iyo qoyskaaga. Ciid Mubaarak, Kullu Caam Wa Antum Bikhayr!



Abdi Hashi Mohamad Ileys Enterprises Kobac Digital Marketing

13/03/2026

Nabigu wuxuu yiri: 'Qofkii mar igu saliya, Alle wuxuu ugu saliyaa toban jeer.'
Ψ§Ω„Ω„Ω‡Ω… Ψ΅Ω„ ΩˆΨ³Ω„Ω… ΨΉΩ„Ω‰ Ω†Ψ¨ΩŠΩ†Ψ§ Ω…Ψ­Ω…Ψ― ✨"
ILeys Building Meterials

Shirkadda Qalabka Dhismaha Casriga Ah Ee ILeys Building Meterials  Waxaa Idiinku Diyaar Ah  Qalabkii Drill-lada bilaa xa...
09/03/2026

Shirkadda Qalabka Dhismaha Casriga Ah Ee ILeys Building Meterials Waxaa Idiinku Diyaar Ah Qalabkii
Drill-lada bilaa xadhigga ah (Cordless Drills) SALI, kuwaas oo leh Awood sare (20V) iyo matoor Tayadiisu Sarayso (Brushless)

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xidhiidh

0644938038 / 0634902500 / 0907999082

Qaar Ka Mid Ah Mar Marada Idiinku Diyaarka Ah Shirkda Qalabka Dhismah Casriga Ah Ee ILeys Building Meterials  Oo Qiimaho...
05/03/2026

Qaar Ka Mid Ah Mar Marada Idiinku Diyaarka Ah Shirkda Qalabka Dhismah Casriga Ah Ee ILeys Building Meterials Oo Qiimahooduna Yahy Mid aaad U Macquul Ah Horey Ugaadh Macmiil

Kala Xidhiidh : 0634938038 / 0634902500 / 0907999082

πŸŒ™βœ¨ JUMCA MUBAARAK βœ¨πŸŒ™β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”Shirkadda ILeys Building Meterials  waxay dhammaan ummadda Muslimiinta ah ugu ha...
27/02/2026

πŸŒ™βœ¨ JUMCA MUBAARAK βœ¨πŸŒ™
β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”

Shirkadda ILeys Building Meterials waxay dhammaan ummadda Muslimiinta ah ugu hambalyaynaysaa Jimcaha labaad ee bisha barakaysan ee Ramadaan. πŸ€²πŸ’™

Ilaahay ha naga aqbalo soonka, salaadda iyo camalka suuban.

ILEYS BUILDING MATERIALS
Kalsoonida Qalabka Dhismaha Casriga ah.

πŸŒ™ RAMADAAN KARIIM πŸŒ™Bilashada Bisha barakaysan ee Xurmada Iyo Karaamada  Leh Ee Ramadaan awgeed Shirkadda ILeys Building ...
17/02/2026

πŸŒ™ RAMADAAN KARIIM πŸŒ™

Bilashada Bisha barakaysan ee Xurmada Iyo Karaamada Leh Ee Ramadaan awgeed Shirkadda ILeys Building Meterials waxay hambalyo iyo duco u diraysaa dhamaan ummadda Muslimiinta ah, gaar ahaan macmiisheena sharafta leh.

Alle ha naga aqbalo soonka, salaadda, iyo camalka suuban. Ha idinka dhigo bishan mid barwaaqo, nabad, iyo kheyr badan idiin horseeda.

✨ Ramadaan Kariim β€” Kullucaam wa antum bikhayr

Address

Africa
Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when ILeys Building Meterials posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to ILeys Building Meterials:

Share