29/09/2025
PRIME waxay diyaar kuu latahay iney dhulkaaga kugu naqshadeyso qaab casri ah, aqoon iyo waaya aragnimana kudheehantahay.
Wixii faah faahin ah👇
📍Xafiiska Garowe: 📞+2526578903
📍Xafiiska Muqdisho: 📞 0771843704
📧[email protected]