Rugsan Construction Co.

Call Directions Contact the business

Rugsan Construction Co. Rugsan Construction Co.

brings creativity, innovation, and technical excellence together to create spaces that are functional, comfortable, and uniquely inspiring.

08/08/2026

Quruxba waxa ay ka bilaabataa salaaxma toosan.

👁️ 👁️

Haddii aad rabto guri tayo leh oo casri ah – Rugsan Construction Co. waa doorashada saxda ah! 💯

On behalf of Rugsan Engineering عيدكم مبارك وتقبل الله طاعتكم.CIID WANAAGSAN,
27/05/2026

On behalf of Rugsan Engineering عيدكم مبارك وتقبل الله طاعتكم.
CIID WANAAGSAN,

03/05/2026

FURO WAREEJIN

Guri Filo casri ah oo ka kooban:
4 qol jiif 🛏️
Jiko qurux badan 🍽️
2 musqul 🚿
Baakin ballaaran 🌿

Waxaa loo sameeyay decoration casri ah oo tayo sare leh, loona naqshadeeyay qaab soo jiidasho leh oo qurux iyo raaxo isku daraya ✨🏡
Maanta waxaa si rasmi ah loogu wareejiyay milkiilaha guriga, iyadoo lagu guddoonsiiyay furaha 🔑 jawi sharaf iyo kalsooni leh — taasoo muujineysa tayada, hufnaanta, iyo fulinta lagu yaqaano Rugsan Engineering 🤝

Haddii aad rabto guri tayo leh oo casri ah – Rugsan Engineering waa doorashada saxda ah! 💯

02/05/2026

waxaan dhameestirnay Guri Filo casri ah ka kooban:
4 qol jiif 🛏️
Jiko qurux badan 🍽️
2 musqul 🚿
Baakin Balaaran🌿

Waxaa lagu qurxiyay decoration casri ah oo tayo sare leh, kana dhigaya goobta mid si gaar ah indhaha u soo jiidata.
Haddii aad rabto guri tayo leh oo casri ah – Rugsan Engineering waa doorashada saxda ah! 💯

28/04/2026

Waxaan dhameystirnay Guri Filo casri ah oo ka kooban:
6 qol jiif 🛏️
Jiko qurux badan 🍽️
2 musqul 🚿
Barando iyo barxad ballaaran 🌿

Waxaa loo sameeyay decoration heer sare ah oo indhaha soo jiidanaya.

Maanta waxaa si rasmi ah loogu wareejiyay wakiilka guriga, iyadoo lagu guddoonsiiyay furaha 🔑 si sharaf iyo kalsooni leh—tallaabo muujineysa dhammeystir tayo sare leh iyo fulin lagu kalsoonaan karo 🤝✨

Haddii aad rabto guri tayo leh oo casri ah – Rugsan Engineering waa doorashada saxda ah! 💯

26/04/2026

waxaan dhameestirnay Guri Filo casri ah ka kooban:
6 qol jiif 🛏️
Jiko qurux badan 🍽️
2 musqul 🚿
Barando iyo barxad ballaaran 🌿

Waxaa loo sameeyay decoration heer sare ah oo indhaha soo jiidanaya 😍🔥

Haddii aad rabto guri tayo leh oo casri ah – Rugsan Engineering waa doorashada saxda ah! 💯

18/01/2026

- Somalia
Animation Interior Design oo leh hal-abuur sare, qaabayn casri ah iyo arag soo jiidasho leh. Fikrad si xirfad leh loo curiyay, loona beddelay muuqaal nolol leh oo ka tarjumaya aqoonsiga iyo jawiga coffee shop-ka. ☕✨

🏠 DAYACTIR DHAMEYSTIRANGurigaan waxaan ka dhignay mid cusub ✨Before ➡️ After 🔥
18/01/2026

🏠 DAYACTIR DHAMEYSTIRAN
Gurigaan waxaan ka dhignay mid cusub ✨
Before ➡️ After 🔥

Check out Rugsan Engineering’s post.

15/06/2024

Nashaqad Filo aad uqurux badan.Cabirka Dhulka 20mx15m.Faafinta Guriga4 Qol jiif1 Fadhi iyo Qado1 Jiko/Kushiin2 Musqul1 B...
21/05/2024

Nashaqad Filo aad uqurux badan.
Cabirka Dhulka 20mx15m.
Faafinta Guriga
4 Qol jiif
1 Fadhi iyo Qado
1 Jiko/Kushiin
2 Musqul
1 Barando
Barxad weyn ku xaroon karto in ka badan 2bo gaari.
an eye for details.
Hadii aad u baahantahay Nashqado Qurux badan cabirka dhulkana sidi ugu habooneed loo agaasimay halkaan nagala soco.
Eng. Nor Mohamed Ali

Address

Howlwadaag
Mogadishu

Telephone

+252613007891

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Rugsan Construction Co. posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Rugsan Construction Co.:

Shortcuts

Share