Noor Omar hersi

Call Directions

Noor Omar hersi Bin cumar building

Ma u baahan tahay agabka dhismaha oo tayo leh? Waxaan kuu haynaa agab kala duwan oo aad ku dhisi karto gurigaaga, ganacs...
20/10/2026

Ma u baahan tahay agabka dhismaha oo tayo leh? Waxaan kuu haynaa agab kala duwan oo aad ku dhisi karto gurigaaga, ganacsigaaga iyo mashaariicdaada.

14/10/2026
29/09/2026

Isbitaalka waa in la ilaaliyaa, bukaanka waa in la dhowraa, shaqaalaha caafimaadkana waa in la ixtiraamaa. Caddaaladdu waa inay ka sarreyso awoodda."

29/09/2026

Shaqooyinka ugu waaweyn ee Booliska:
Ilaalinta shacabka Ka hortagga dembiyada iyo khataraha.
Sugidda amniga Ilaalinta nabadda iyo kala dambeynta.
La dagaallanka (dembiyada) Baaritaanka tuugada, dilalka iyo falalka sharci darrada ah.
Ilaalinta hantida Ka hortagga burburinta iyo xatooyada hantida dadka.
Fulinta sharciga Hubinta in sharciga la ixtiraamo.
Maareynta waddooyinka Hagidda gaadiidka iyo ka hortagga shilalka.
Caawinta dadka dhibaataysan (Gurmadka dadka khatarta ku jira)
Waxa aragnay wixii shalay kadhacay hospital 🏥 mugadisho specialist

07/09/2026

“Ha iloobin in nimcada ugu weyn ay tahay inaad Alle taqaan, salaadda ilaaliso, Qur’aankana qalbiga ku hayso. Adduunku wuu dhammaanayaa, laakiin camalka wanaagsan ayaa kula haraya.” 🤲📖
Haddii aad haysato awood aad kheyr ku samayso, ha dib dhigin.
Qof ku caawi, sadaqo bixi, Qur’aan baro ama bar, waalidkana u roonow.

Maanta samee hal camal oo wanaagsan—wax yar oo daacad ah ayaa Alle agtiisa weynaan kara. 🌿

👉 Kheyrka bilow maanta, adiguna qayb ka noqo wanaagga. 🤲

🏗️🔥 BIN CUMAR BUILDING MATERIALS 🔥🏗️DHISMAHAAGA HALKAAN KA HEL! 🏠🧱 Bulukeeti & Cement✨ Tiles & Porcelain🎨 Rinji🚰 Plumbin...
29/08/2026

🏗️🔥 BIN CUMAR BUILDING MATERIALS 🔥🏗️
DHISMAHAAGA HALKAAN KA HEL! 🏠
🧱 Bulukeeti & Cement
✨ Tiles & Porcelain
🎨 Rinji
🚰 Plumbing
🔩 Hardware
🪵 Alwaax & Agabka Dhismaha
💯 Tayo • Qiimo Macquul ah • Kalsooni
📍 Bakaaraha – Muqdisho
📞 0619 893 547
📞 0617 214 210
BIN CUMAR — TAYO AAD KU KALSOONI KARTO! 🏗️

Welcome
18/08/2026

Welcome

Bin Cumar Shirkadda Qalabka DhismahaBin Cumar waa shirkad ku takhasustay qalabka dhismaha iyo qalabka musqulaha, iyadoo ...
17/08/2026

Bin Cumar Shirkadda Qalabka Dhismaha
Bin Cumar waa shirkad ku takhasustay qalabka dhismaha iyo qalabka musqulaha, iyadoo bixisa qalab tayo leh, qiimo macquul ah iyo adeeg wanaagsan.

BIN CUMAR BUILDING MATERIALS 🏗️Build with confidence. Build with quality. Build with Bin Cumar!We provide a wide range o...
12/08/2026

BIN CUMAR BUILDING MATERIALS 🏗️
Build with confidence. Build with quality. Build with Bin Cumar!
We provide a wide range of high-quality floor tiles, wall tiles, border tiles, ceramic, cement, bathroom supplies, paints, and hardware — everything you need for your building project in one place.
✨ Quality Products | Affordable Prices | Reliable Service | Wide Selection
📍 Bakaara Market, Mogadishu – Somalia
📞 0025261 989 3547
🕐 Open: 7:00 AM – 4:30 PM
Bin Cumar Building Materials — Quality Products. Strong Buildings. Beautiful Spaces.

Address

30 Street View
Mogadishu

Opening Hours

Monday 07:00 - 04:30
Tuesday 07:00 - 03:30
Wednesday 07:00 - 04:30
Thursday 07:00 - 04:30
Saturday 07:00 - 04:30
Sunday 05:00 - 04:30

Telephone

+252619893547

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Noor Omar hersi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share