Barakah LTD

Barakah LTD Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Barakah LTD, Hardware shop, Xamar weyne, Mogadishu.

Barakah LTDAstaanteenu waa marwalba:1-  hormarinta baahida macmiilka iyo in aynu u xalino dhibaatooyinkiisa alaabta uu u...
20/09/2025

Barakah LTD
Astaanteenu waa marwalba:
1- hormarinta baahida macmiilka iyo in aynu u xalino dhibaatooyinkiisa alaabta uu ubaahdana sida ugu dhaqsiyaha badan uguna fudud loogu keeno.
2- Tayo laga hubiyay iyo damaanad inan kusiino oo marnaba aadan ka qoomameyn doonin alaabtaa aad xageena ka gadatay.
3- Hor-mar joogto ah xaga alaabta, adeega iyo dhinaca shaqaalahaba.
Adigana waan ku faraxsanaan doonaa inaad ka noqoto macaamiisheena qaaliga ah marna Family-ga Barakah LTD.

Barakah LTD5 Qalab oo muhiim ay tahay in guri walba laga helo:---1- Burus / Claw HammerSi aad ugu xaliso meelaha yar yar...
19/09/2025

Barakah LTD
5 Qalab oo muhiim ay tahay in guri walba laga helo:
---
1- Burus / Claw Hammer
Si aad ugu xaliso meelaha yar yar ee musbaar ku dhajinta u baahan.
---
2- Kashawiito American (+) / Screw Driver (+)
3- Kashawiito Viiza (-) / Screw Driver (-)
Si aad si fudud ugu fur-furi karto nooc walba oo viito, gaar ahaan markaa dhuujineysid albaabada armaajada jikooyinka ee soo dabcay
------
4- Biinso / Piler
Si aad ugu fuir karto ama ugu xiri karto meelaha qaad ee qabashada ubaahan fiilooyinkana aad u isticmaali karto.
-------
5- Kiyaabo Ingiriis / Adjustable Wrench.
Si aad ugu fur-furan karto tubooyinka musqusha iyo jikada iyo wixi lamid ah.
-----
Adiguna fikirkaaga nala wadaag maxaad ka qabtaa?

Barakah LTD | Hoyga Qalabka Tayada iyo Adeega Deg-dega.
18/09/2025

Barakah LTD | Hoyga Qalabka Tayada iyo Adeega Deg-dega.

Asmaco Silicone || Barakah LTDMacmiilkeena Qalaiga Ah!Asmaco Silicone waxaad u isticmaali kartaa inaad kubuuxiso ama kux...
17/09/2025

Asmaco Silicone || Barakah LTD
Macmiilkeena Qalaiga Ah!
Asmaco Silicone waxaad u isticmaali kartaa inaad kubuuxiso ama kuxirto dhamaan meelaha aan buuxin ama space-yada ka banaan
1- Daaqadaha,
2- Waji-dhaqyada,
3- Saxan kushiinka
iyo meel walba oo isleedahay biyo ineysan dhaafin ama kasoo gudbin.
Noocyo kala duwan ayey leeyihiin oo hadba kii shaqadaada ku haboon aad u qaadan karto kuwaasoo kala ah:
1- Cadaan / White / Beyaz
2- Madow / Black / Siyah
3- Clear / Transparent / Seffaf
Waxaad kasoo dalban kartaa hada whatsapp lambarkeena:
Whatsapp: +252616489751 ama +252616489752

Hada dalbo oo Hada Hel!.

Asmaco Gold Foam || Barakah LTDHadii aad ku dhibantahay mararka qaar:1️⃣ Dal-Dalool ama Aariyo meel aan buuxin,2️⃣ Cayay...
16/09/2025

Asmaco Gold Foam || Barakah LTD
Hadii aad ku dhibantahay mararka qaar:
1️⃣ Dal-Dalool ama Aariyo meel aan buuxin,
2️⃣ Cayayaan ama Bus xitaa ay kaaga soo galaan
3️⃣ Biyaha roobka ama Hawadu ay kasoo gasho....

Xalkeeda ayaa kuu haynaa.
Asmaco Foam u isticmaal oo ku buuxi dalool walba iyo faraaqo walba oo ku dhibta.
Wixii faah-faahin aad u baahato nagala soo xiriir :
Whatsapp: +252616489751

BARAKAH LTD | The Biggest Online Market.Taabasho kaliya ku dalbo! Isla Hadana Hel!Alaabaha aynu haynu waxaa kamid ah:1. ...
14/09/2025

BARAKAH LTD | The Biggest Online Market.
Taabasho kaliya ku dalbo! Isla Hadana Hel!
Alaabaha aynu haynu waxaa kamid ah:
1. Dhamaan Qalabka Gacanta (kashawito, taraabuno, Moolo iyo in kabadan...)
2. Qalab Koronto ( Fiilooyin, Nalal Casri Ah iyo in kabadan...)
3. Qalabka Tubada ( Fadhiyo, Waji dhaq, Tubooyin iyo in kabadan....)
intaas iyo in kasii badan dhamaan waxaad kalasocon kartaa social media accounts:
Facebook: https://www.facebook.com/profile.php?id=100085524745803
Tik-Tok: https://www.tiktok.com/.so
ama si fudud nagala soo xiriir Call ama Text message:
Whatsapp: +252616489751

Address

Xamar Weyne
Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Barakah LTD posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category