Ahmed dhiirane

Ahmed dhiirane Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ahmed dhiirane, Engineering service, Mogadishu.

23/11/2023

Dood adag culimadii oo dhex martay
Sheikh hassaan vs Sheikh umala Fadlan page like and sheer ♥

Aniga waxaa aan layaa banahay Dadka dhahay cowramale baanu nahay hadana fashil🤔 kaan iyo fadeexadan🤣😄 isa soo tagay maan...
22/11/2023

Aniga waxaa aan layaa banahay Dadka dhahay cowramale baanu nahay hadana fashil🤔 kaan iyo fadeexadan🤣😄 isa soo tagay maanta dad ayagaba ismideen wayey oo meel isku sheegi wayey oo dhahaya book 📖 ay dhoocil xun🤣 oo saqiir ah wax ay shalay qortay oo been abuur ah maanta lasoo istaagay Public waxaan soo bandhigeynaa Midnimada Gardheere samale miya😇 horta mise gafuurdheere samale Adeer qaac baa kayeertay hadaad maqli jirteen waa tan maanta meesha kadhacday alla cuqubo iyo cudur 😱🥶aan la aqoon idinkurid aamiin Aamiin 🤲🤲🤲

Dumashi barasho wacan waxaan ahay wiilka qora ereyada quruxda badan ee habeen waliba laguugu shukansado🥰😋🤣👉 Ahmed dhiira...
31/10/2023

Dumashi barasho wacan waxaan ahay wiilka qora ereyada quruxda badan ee habeen waliba laguugu shukansado🥰😋🤣
👉 Ahmed dhiirane hmed dhiirane Fadlan soo raac and
waa ii dhiiro galinmahad sanid 🥰🙏
゚viral

20/10/2023

Waa Qiso🥱kudhacday kabar mareykan joogto fadlan wll Page Ahmed dhiirane 10k sheer &like ha igala baqiilin dawasho👀 wacan

16/10/2023

War talow waa iga su_aale yaa🤔 yaqaano qabiilka
Cowrmale🇬🇶 osmaan ibraahim

14/10/2023

Ax ax ax Alla aduunkaan dhibaato badanaa😭😭😭😢 hadabal arka bal saqiirkaan maxuu galabsaya alla aaqiro su aal jirtee aan uwada duceyno walalaheen reer falastiin🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸 iyo dhamaan umada muslimiinta ah fadlan wllo page👉 Ahmed dhiirane ゚viral video sheer garey like 👍 saar

02/09/2023

D5 is not easy fadlan 👉page hadad kucusub tahay waxan kacod sanayaa inad Ahmed dhiirane and like dhahdo video sheer garey mahad sanid wll

Daawuud, Sh.daahir, M.luqmaan, M.xasaan, Cumar, Cusmaan, Ugaas-maxamuud, Cumar, Caalin, Cali, Caalin Suufiin (Re-ugaas) ...
02/09/2023

Daawuud, Sh.daahir, M.luqmaan, M.xasaan, Cumar, Cusmaan, Ugaas-maxamuud, Cumar, Caalin, Cali, Caalin Suufiin (Re-ugaas) MAXAAD-FAAY Cabdulmajiid Cabdurraxmaan CIISE Ab-rabe Af-gaab Ulac Gambooleen Mayle Mooraale Kashame CAWRAMALE Cusmaan Ibraahim XAMAR-GALE Dhidhiin Kooge Warma'eke WARSANGALI maxamuud HARTI koombe KABLALAX DAAROOD

داود شيخ طاهر معلم لقمان معلم حسن عمر عثمان أغاس محمود عمر علم علي عالم صوفين محادفاي عبد المجيد عبد الرحمن عيسى ابربي أفغاب ألع غمبولين ميلي مورالي كشمي عورملي عثمان إبراهيم حمرغلي طيطين كوغي ورمأكي ورسنجلي محمود هرتي كومبي كبللح دارود .

Dhammaan Reeraha ku ab-tirsada Beel-waynta CAWRAMALE marka laga reebo CIRINTE waxay isugu yimaadaan KASHAME , hadaba Ninwaloow Markaad Soo gaadho KAMASHE halkaa ka sii wado.

CAWRMALE si-guud waa Sedax reer.

1- CIRINTE
2- GARLABE
3- ILMA MAYLE

Sedaxdaa kiiba intaa oo Jilib ayuu usii kala baxaa, ma doonayo in aan sii faah-faahiyo.

CIRINTE wa CAWRAMALE hasa ahaatee kuma Ab-tirsado magacaa CAWRAMALE .

CIRINTE oo horay loo dhihi jiray COL-MARABE wuxu ka mid yahay Shan wiil oo ay ka Koobnaayeen ilma CUSMAAN IBRAAHIM
1- CAWRAMALE CUSSMAN IBRAHIM
2- CIRINTE CUSMAAN IBRAAHIM
3- GOBYOWUUD CUSMAAN IBRAAHIM
4- RIIG'HAYYE CUSMAAN IBRAAHIM
5- ADIMOOGE CUSMAAN IBRAAHIM

Shantaa Reer waxay degi jireen Gobalka SANAAG, imika halkaasi waxaa ku hadhay GOBYOWUUD oo Asagu ka mid noqday CUMAR IBRAHIM oo ilma'adeer inala ah, halka RIIG'HAYYE uu u guuray Ethiopia iyo qayb Soomaliland ka mid ah maanta, CAWRAMALE iyo CIRINTE way isa Soo raaceen Ayagu, ADIMOOGE Wuxuu ku cidhib-go'ay Dagaaladii lagu bara-kicinayay Shantaa ilma CUSMAAN IBRAAHIM oo Maanta Dad aad u yar baa ka jooga, GOBYOWUUD qudhiisu wuxuu ku sigtay sidaa in loo dabar-gooyo haduusan heshiis qasab ah la gali lahayn CUMAR IBRAHIM oo uu manta la quud iyo qaaraan yahay.

Gabay is ciil-kaambin ah oo waxa jiyay GOBYOWUUD tiriyeen laakiin maanan helin Asagoo dhamaystiran.

CAWRAMALE haduu koofur qaban laguma ciileene
CUMARNA k**a talsheen Maxamadoow Ceelka Badhameede .

Maxamadkaa gabayga lagu sheegay waa GOBYOWUUD

Reerahaa Dadkaa bara-kicinayay waxay ahaayeen walaalahood CUMAR IBRAHIM oo uu Garaad u ahaa waagaa GARAAD CALI DABLE oo ay maanta ku Ab-tirsadaan Reera badan oo CUMAR ka mid ah waana kuwa Suldaamada u ah WARSANGALI.
Maanta marka la sheegayyo Magaca WARSANGALI waxaa la yidhaahdaa: wuxuu u kala baxaa CUMAR iyo DUBAYS , halka aan Tirada lagu darin CUSMAAN oo CUMAR walaallkii ahaa.

Magucu waa CARAMALE oo micnihiisu yahay ceeb-laawe (Ruux aan xumi lagu sheego lahayn)
Balse waqti-dheer ka dib dhawaqa magacaa ayaa isu bedelay COORMALE, waana wixii ka dambeeyay imaatinka koofurta saxna maaha dhawaqaasii wax dhib ahse malaha.

Hadaba xagguu ka yimid Ab-tirka ah COORMALE IBRAAHIM GARDHEERE SAMAALE. ?

Siday caadadu ahaan jirtay Reer marka uu soo dhex-dago Reera kale waxay ku qasbanaan jireen in ay Reerahaa ka mid noqdaan hadii kale aysan heli doonin Biyo iyo daaq toona.

deegaankaa CAWRAMALE yimid waxaa deegaan ahaan u sheegan jiray ilma SAMAALE gaar ahaan ilma GARDHEERE SAMAALE oo ka koobnaa, Beesha GARRE oo gooni ah iyo DAGOODI, GAAL-JECEL, MASARRE, CIISE, oo isku wada ah SARANSOOR.

CAWRAMALE halkaa wuxu ku qaatay Abtir cusub oo ah: IBRAAHIM GARDHEERE SAMAALE si uu ula hayb noqdo Qolyahaa ilma GARDHEERE SAMAALE laysku odhan jiray.
Halkaana waxaa looga weeciyay Aahaboodii XAMAR-GALE ahaa oo loogu bedelay GARDHEERE.

Waqtiga oo sii durqayay iyo Dagaallo daba-dheeraday ayaa waxay sababeen in si tar-tiib tar-tiib ah loo sii halmaamo Abtirkii saxda ahaa iyo Tariikhdii h**e ee uu CAWRAMALE kaga Soo guuray SANAAG.

Waxad arkaysaa Dad aad u badan oo Beesha CAWRAMALE u dhashay in ay rumaysteen abtirkaa duruuftu keentay.
Halka qaar kalana Ayagoo og ay ka indha-laabanayaan Ab-tirkoodii saxda ahaa Ayagoo ka dhex arkay dano ayaga u gaar ah.

Kuwaa dambe Ayagu marnaba wax cudur-daar ah ma yeelanayaan.
من ادعى إلى غير أبيه وهو يعلم أنه غير أبيه فالجنة عليه حرام.
Xadiis Bukhaari iyo Muslim ku yaal baa wuxuu leeyahay: RUUXII SHEEGTA AABA AAN AABIHII AHAYN ASAGOO OG WELIBA KAASI JANNO WAA KA XAARAAN.
{ ادْعُوهُمْ لِآبَائِهِمْ هُوَ أَقْسَطُ عِندَ اللَّهِ ۚ فَإِن لَّمْ تَعْلَمُوا آبَاءَهُمْ فَإِخْوَانُكُمْ فِي الدِّينِ وَمَوَالِيكُمْ ۚ وَلَيْسَ عَلَيْكُمْ جُنَاحٌ فِيمَا أَخْطَأْتُم بِهِ وَلَـٰكِن مَّا تَعَمَّدَتْ قُلُوبُكُمْ ۚ وَكَانَ اللَّهُ غَفُورًا رَّحِيمًا }
[ سورة الأحزاب : 5 ]

Waa Aayad Qur'aan ah oo boorinaysa in Ruux waliba Aabihii loogu Ab-tiriyo.

Intaa yarta ah waxaan qoray Anigoo meel ku yara nasanayo ee Ruux waliba oo Beesha CAWRAMALE ka dhashay waxan kula talin lahaa in uu Asaga sii ballaadhsado Baarista Asalka Reerkiisa iyo Aabaha dhabta ah ee dhalay iyo kan aan dhalin ee dhabta la mooday.

F.G: Ab-tirka waxaan ka reebay laba Magac oo Naanays ah waa: LAXAN-GADE IYO LOOX-CADDE .

Qorshahaygu ma ahayn in aan qoro wax dhaafsan Ab-tirkayga oo Af-soomaali iyo Carabi ah, Ab-tirkaa oo uu iga codsaday Ruux Qarabada ah, Anna waxan door-biday in aan sii raaciyo in aad u kooban oo furo iyo baraarujin u noqon karta Ruuxa doonaya in uu wax baadho ee u dhashay Beeshaan lagu cayaaray Nasabiyadeedii .

26/07/23

28/08/2023

Fadlan page and like 👍 please 🙏 inta Somalia 🇸🇴 nimo iyo dhiiga aam wadagno
👉 Ahmed dhiirane sheer garey mahad sanid🙏

Address

Mogadishu

Telephone

+252619091613

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ahmed dhiirane posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share