Al Faraj Enterprise

Website

Al Faraj Enterprise Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Al Faraj Enterprise, Building Materials, Hargeisa.

Haddii Aad Jeceshahay Albaabo Turkish ah, Suli Qurux Qadan, Marmar Tayo Leh, Ama dhamaan qalabka guryaha Waxa Ka Caawin Kara
《AlFarajEnterprise》
Nagala so xidhiid lumbarka
63-8888091
63-8888092

🏆 HONORED TO RECEIVE THE BUSINESS SOLUTIONS AWARD!We are truly honored and grateful to have received the Business Soluti...
31/10/2026

🏆 HONORED TO RECEIVE THE BUSINESS SOLUTIONS AWARD!

We are truly honored and grateful to have received the Business Solutions Award at the Hargeisa Networking Night.

This recognition is a reflection of our hard work, dedication, innovation, and commitment to delivering impactful business solutions.

A big thank you to the organizers of Hargeisa Networking Night, our valued clients, partners, and everyone who continues to support our journey.

This achievement motivates us to aim higher, create greater impact, and continue transforming ideas into meaningful business solutions.

This is not just an award; it's a motivation to do more and achieve greater things.


Hargeisa Networking Night


#𝐇𝐅𝐂

31/10/2026

F***J ENTERPRISE – Halka Quruxda & Casriyaddu Ku Kulmaan! 🏡💎

Ku soo dhawoow showroom-keena casriga ah, halka aad ka helayso qalabka musqulaha ee ugu quruxda badan, naqshado cusub iyo tayo sare. 🚿🚽✨

💙 F***J ENTERPRISE – Qurux, Tayo & Kalsooni.

📍 Hargeysa, Somaliland

***jEnterprise

28/10/2026

Ma rabtaa musqul isku darsata raaxo, nadaafad iyo tiknoolajiyad casri ah? 🤍

AL-F***J ENTERPRISE waxay kuu haysaa SMART TOILET — musqul casri ah oo noloshaada u keenaysa khibrad cusub, iyadoo ku siinaysa raaxo iyo nadaafad heer sare ah. 🏡✨

✅ Nadaafad casri ah
✅ Raaxo iyo adeegyo tiknoolajiyadeed
✅ Naqshad qurux badan oo ku habboon guryaha casriga ah
✅ Ku habboon qof kasta oo doonaya musqul casri ah

Gurigaaga sii qurux, raaxo iyo casriyeyn uu mudan yahay!

📍 AL-F***J ENTERPRISE — Hargeisa
📌 Laamaha: Jigjiga Yar & Calaamada
📞 63 8888093 / 63 8888092

AL-F***J ENTERPRISE — QUALITY YOU CAN TRUST.

***jEnterprise #𝐇𝐅𝐂

24/10/2026

🚽✨ QURUX, TAYO IYO CASRIYEYN! 💙🧡

Macmiil, Al-F***j Enterprise waxay kuu keentay fadhiyo musquleed casri ah oo leh naqshado kala duwan, tayo sare iyo qurux indhaha soo jiidata! 🏡✨

💎 Quruxda gurigaaga ka bilow musqushaada!

📍 Hargeysa – Calaamada & Jigjiga Yar
📞 063 8888092 | 063 8888093

💙 Al-F***j Enterprise – Quruxda Gurigaaga, Waa Himiladeenna!

***jEnterprise

18/10/2026

Cabinet qurux badan keliya ma filna; waxa muhiimka ahi waa inuu biyaha u adkaysto, muddo dheerna kuu shaqeeyo.✅

Alfaraj Enterprise waxaad ka helaysaa cabinets casri ah oo isku dara:
✨ Qurux
💧 Biyo-adkaysi
💪 Tayo iyo adkeysi

📍 Alfaraj Enterprise – Jigjiga Yar
📩 Nala soo xiriir oo dalbo maanta.

Quality you can trust.

09/10/2026

Alfaraj Enterprise macmiil waxa ay Kala qayb qaadanaysaa sida aad u qurxin lahayd gurigaaga hotel kaga iyo dhamaan qurxinta bathroomskaaga nagalasoo xidhiidh
WhatsApp , Call ,Email

+252 8888093

+252 8888092

[email protected]

11/07/2026
07/07/2026

Waxa rumowday riyo aan muddo dheer qalbiga ku haysanay.

Riyadeennu waxay ahayd inaan wax ka beddelno muuqaalka iyo tayada qalabka guryaha ee dalkeenna, isla markaana aan bulshada u keenno alaab casri ah oo lagu kalsoonaan karo.

Maanta, riyadii waxay isu beddeshay dhab. AL-F***J ENTERPRISE waxay astaan u tahay tayo, kalsooni iyo horumar.

Farxaddeenna ugu weyn ma aha oo keliya alaabta aan iibinno, ee waa qanacsanaanta macmiilka iyo kalsoonida uu nagu qabo.

Riyo kasta waxay ku bilaabataa hal tallaabo. Annaguna tallaabadaas waan qaadnay, safarkuna weli wuu socdaa.

AL-F***J ENTERPRISE
Sanitary Ware & Lighting
Quality You Can Trust

03/07/2026

Kaliya ma iibinno alaab waxaan sidoo kale ka caawinnaa macaamiisheena naqshadaynta iyo qorshaynta si ay uga faa'iidaystaan alaabta ay naga iibsadeen. Waxaan siinnaa talooyin iyo hagitaan buuxa oo ku saabsan dhismaha, rakibidda iyo habaynta musqulaha inta ay mashruucu socoto. Suligan quruxda badan waxaannu u naqshadaynay una qalabaynay shirkadda Somproperty.

Address

Hargeisa

Opening Hours

Monday 06:00 - 20:00
Tuesday 06:00 - 20:00
Wednesday 06:00 - 20:00
Thursday 06:00 - 20:00
Friday 16:00 - 20:00
Saturday 06:00 - 20:00
Sunday 06:00 - 20:00

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al Faraj Enterprise posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share