19/03/2026
Shirkadda Cayngal Group Of Companies waxay ugu hambalyaynaysaa Macaamiisheeda iyo Dhamaan shacabka Muslimiinta ah munaasibada Ciida ee Bisha soon fureed ( ciid al Fitr)
ALLAH Swt ha inaga aqbalo acmaashii wanaagsanayd ahayd ee bishii Ramadaan
Ku ciida farxad , daamashaad iyo nabad gelyo