Hargeisa cooling & tech solutions

Hargeisa cooling & tech solutions Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Hargeisa cooling & tech solutions, Engineering service, Hargeisa.
(2)

shirkada xidhista iyo hagaajinta qaboojiyaashay, ac/yda' talaagadaha qasaaladaha' tv yada oven ka cuntada farsamada laydhka cctv cameraha waxaadna ka heli kartaa farsmayaqaanka kasta oo u baahato
tell 0634014699

15/05/2026

❄️ HARGEISA COOLING & TECHNICAL SERVICE ❄️
Adeeg tayo leh iyo deg-degsiimo

Ma kaa haysataa cilada qoboojinta AC-gaaga ka guryaha ama ac ga gaadhiga
Waxaan kuu haynaa adeeg xirfad leh oo lagu kalsoon yahay!

✅ Ciladsaarka & Rakibaadda AC-yada
✅ Hagaajinta Qaboojiyeyaasha (Fridge)
✅ Ciladsaarka Qasaaladaha (Washing Machine)
✅ Dayactirka Car AC-ga Gaadiidka
✅ Farsamo yaqaano khibrad leh

📍 Goobta: Geed Goble, Hargeysa
📞 Tell: 0634014699

Hargeisa Cooling — Tayada Adeegga waa Ballanteena
#

13/05/2026

Hargeisa cooling & tech solutions
Waxan kaa haqabtiraynaa dhamaan darsadaa qoboojinta ac ga baabuurta ac ga guryaha
Xirista CCTV camera
Noogu kaalay adeeg tayo sare leh iyo shaqo aan ku noqnoqosho lahayn

11/05/2026

Ku Soo dhowaada Hargeisa cooling center

🔧 HARGEISA COOLING ✅ Ciladsaarka Qasaaladaha✅ Dayactir Degdeg Ah✅ Farsamayaqaano Khibrad Leh✅ Adeeg Tayo Sare LehQasaala...
07/05/2026

🔧 HARGEISA COOLING

✅ Ciladsaarka Qasaaladaha
✅ Dayactir Degdeg Ah
✅ Farsamayaqaano Khibrad Leh
✅ Adeeg Tayo Sare Leh

Qasaaladu haday kaa ciladaysan
Ha ka welwelin! Waxaan kuu haynaa adeeg degdeg ah oo lagu kalsoon yahay. Waxaan hagaajinaa noocyada kala duwan ee qasaaladaha si xirfad iyo tayo leh.

📞 Tell: 0634014699
📍 Hargeisa – geed goble
Sidoo kale waxaan qabanaa adeegyada farsamada qaboojinta xidhista ac yada Air-conditioning installations xirista CCTV camera installation cilad bixinta qaboojinta gaadhiga car ac hagaajinta qaboojiyaha guryaha hagaajinta qalabka electrociska laydhka

“Hargeisa Cooling — Adeeg Lagu Kalsoon Yahay”

06/05/2026

Hargeisa cooling center waa saaxiibkaaga farsamo
🚗❄️ Qaboojiyaha Gaadhigaaga Dib Ugu Soo Celi Qabowgiisii Saxda Ahaa! ❄️🚗

Ma qabow yaraanayaa AC-ga gaadhigaagu?
Ma leeyahay ur, qaylo ama cilad?

🔧 Hargeisa Cooling and Technical Service
Waxay kuu haysaa adeeg xirfad leh oo deg-deg ah:

✅ Cilad saar iyo hagaajin AC-ga gaadhiga
✅ Buuxinta Refrigerant Gas
✅ Hubinta Compressor-ka iyo tuubooyinka
✅ Dayactir tayo leh oo lagu kalsoon yahay
✅ Adeeg deg-deg ah iyo qiimo macquul ah

📍 Geed goble Hargeysa
📞 Tell: 0634014699
Qabow raaxo leh ku safar adiga iyo qoyskaaga!
Hargeisa Cooling — Adeeg Tayo Leh iyo Deg-degsiimo.

05/05/2026

Ciladsaarka A/c baabuurta
Car air-conditioning by Hargeisa cooling

🔥 AC-ga Gaadhigaagu Ha Noqdo Mid Qabowgiisu Xooggan Yahay Xitaa Xilliga Kulaylka! 🔥

🔧 Hargeisa Cooling and Technical Service
Waxaan bixinaa adeeg heer sare ah oo casri ah oo loogu talagalay qaboojiyaha gaadhigaaga.

✅ Cilad saar dhamaystiran
✅ Gas buuxin tayo sare leh
✅ Hagaajinta Compressor-ka
✅ Repair tuubooyinka iyo leakage-ka
✅ Nadiifin iyo maintenance professional ah
✅ Adeeg deg-deg ah oo lagu kalsoon yahay

🚗 Waxaan ka shaqaynaa nooc kasta oo gaadhi ah
💯 Qalab casri ah & farsamayaqaanno khibrad leh

📍 Geed goble Hargeysa
📞 0634014699

❄️ Qabow Awood Leh • Adeeg Tayo Leh • Kalsooni Buuxda ❄️

⭐ HARGEISA COOLING ⭐
Where Professional Cooling Meets Quality Service
#

30/04/2026

Ku Soo dhowaada Hargeisa cooling center waa shaqo aanu u qabanay qaar ka mida macaamiishayada
Xidhista iyo ciladsaarka ac yada
Hargeisa cooling waa xaaskii kaaga farsamo
Adeegyadeena waxaa kamida sida xidhista acyda Air-conditioning installation CCTV camera installation xidhista kamaradaha amaanka ciladsaarka qasaaladaha talaagadaha ovenka cooker muraayada telefishanka kookerka makiinadaha shaaha

28/04/2026

Hamoogaan Hargeisa cooling center
Waa saaxiibkaaga farsamo
Farsamo iyo farsamo yaqaan kasta
Waad naga helaysaa sida farsamada xidhista ac yada Air-conditioning installations xirfada xirista CCTV camera installation farsamada hagaajinta qasaaladaha talaagadaha cilladbixinta shooladaha ciladsaarka qaboojiyayaasha

26/04/2026

Ku Soo dhowaada Hargeisa cooling center shaqo iyo adeeg laysku halayn karo noogu kaalay
Dayactirka qalabka elektaroonik hagaajinta qaboojiyaha gawaadhida Rakibaadda acyda xirista CCTV camera installation hagaajinta qasaaladaha talaagadaha ovenka cooker muraayada telefishanka kookerka shooladaha

HARGEISA COOLING & ELECTRONIC REPAIRING ✨❄️ Xalkaaga Qaboojinta & Electronic-ka – Hal Meel!Marka qalabkaagu istaago… ann...
24/04/2026

HARGEISA COOLING & ELECTRONIC REPAIRING ✨

❄️ Xalkaaga Qaboojinta & Electronic-ka – Hal Meel!

Marka qalabkaagu istaago… annagu waan dhaqaajinaa.
Marka qaboojintu yaraato… annagu waan soo celinaa.

🔧 Adeegyo Heer Caalami ah:
• Air Conditioner (AC) – Rakibid, Dayactir & Gas Refill
• Car AC Service – Qaboojin buuxda oo la hubo 🚗
• Fridge & Freezer – Dayactir & Rakibid
• Washing Machines – Automatic & Semi-Automatic
• Electrical & Electronic Repair
• Solar Systems & Electrician Services

💎 Maxaa naga dhigay kuwa aad doorato
✔️ Khibrad & Xirfad dhab ah
✔️ Adeeg Degdeg ah (Fast Response)
✔️ Qiimo macquul ah
✔️ 100% Kalsooni & Tayo la hubo

📍 Goobta: Geed Goble, Hargeysa
📞 Call Now: 0634014699

🚀 Hadda wac – oo hel adeeg aad ku qanacdo!

#

HAGA AJINTA QASAALADAHA SI XIRFAD LEH!Makaa ciladaysantahay qasaalada ama qalabka kale electronic sida talaajadaha Kooke...
22/04/2026

HAGA AJINTA QASAALADAHA SI XIRFAD LEH!
Makaa ciladaysantahay qasaalada ama qalabka kale electronic sida talaajadaha Kooker ovenka laydhka qaboojiyaa anagaa ayaa kuu haynaa xal waara

✔️ Dayactir degdeg ah oo la isku halayn karo
✔️ Farsamayaqaano khibrad sare leh
✔️ Qiimo jaban & adeeg tayo leh
✔️ Guri kuugu imaan (Home Service)
📞 Nagala soo xiriir hadda: 0634014699








Address

Hargeisa
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hargeisa cooling & tech solutions posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Hargeisa cooling & tech solutions:

Share