Tanaad Technician Service Group

Tanaad Technician Service Group Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Tanaad Technician Service Group, Engineering service, Hargeisa.

KU SOO DHAWAAD sharkada samaynt qarbadaa iyo biyo xidheenada iyo dhamamka
dhamaan macaamiishayaa sharafta leh waxan idiin ku bushaaray naynaa dhamaan tiin inan idiin hayno farsamo wacmood iyo qalab wanaag san ooo laguugu qanad doon shaqadada mudo kon samaynta taangiya
samaynta qarbadda
samaynta allmuuniyamta
samaynta soonaladarada
samaynta dhaydhka
qurxinta xafiisyada iyo guryaha
samaynta al

baabada
xidhista galaDhiyamkaa
xidhista balamaLka iyo biyo galinta guryaha
xidhista drip irrigation system
xidhista Green haws ka
xidhxidhista taangiyada balaastiga ah
shaybaadhyada ciida beeraha
sahaminta caro ku haboon waxaad beerayso
xidhista gabyanka biyo xidheenada
shaabaga beeraha lagu wareejiyo
xidhista jibsun boodhka iyo jabista
more alla mahad leh

Shaqaa bilabantay togdheer buceo 5 green house iyo dham biyood nala socda
07/11/2025

Shaqaa bilabantay togdheer buceo 5 green house iyo dham biyood nala socda

03/05/2025

Welcome Tanaad technician service group

03/05/2025

Biyo xidheenkii ceel Afwayn o ilaahadanu diyatinayno sidii qarbadka anu udhigi lahayn

01/05/2025

Mudanayaal iyo marwaayin hadii aad danaynayso nagala soo xidhiidh 063322005

01/05/2025

Waxaan idiin haynaa dhamaan qalabka dhamamka ama biyo kaydiyaha xili roobaadka hadaba macmiil hadii aad jeceshahay inaad xiliga roobka ka fa idaysato nagla soo xidhiidh telsom 0633223005 0634096966 0906616253

01/05/2025

Cel afwayn

Address

Hargeisa
NONE

Telephone

+252633223005

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Tanaad Technician Service Group posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share