Fursad Cusub

Fursad Cusub Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Fursad Cusub, Engineering service, Addis Ababa.

20/08/2025

TIJAABI NASIIBKAAGA OO KU GUULAYSO COURSE KA MOTION GRAPHICS KA AH

Fadlan isku day inaad buuxiso shuruudaha si aad unoqoto guulaystaha

Shuruudaha

●tag three of your friends
●like post and page
●share the post

22/03/2025

Caweyska Cawaash - Boggan waa Boggii Bulshada, idinka ayaa leh. Su'aasha Caawa:
Cabdi wuxuu $5,000 oo raasamaal ah ku furtay Dukaan. Saddexdii bilood ee ugu horreysay:
Bishii 1-aad: Wuxuu iibiyay $3,000, wuxuuna khasaaray $500.
Bishii 2-aad: Wuxuu iibiyay $4,500, wuxuuna sameeyay faa’iido dhan 20% iibkiisa.
Bishii 3-aad: Wuxuu iibiyay $6,000, laakiin kharashaadkiisu wuxuu kordhay 50% marka loo eego bishii h**e.
Su’aasha:
Immisa faa’iido ama khasaare ayuu la kulmay guud ahaan saddexda bilood?
Immisa ayuu hadda haystaa haddii aan loo xisaabin wax kale sida dayn ama maalgelin dheeraad ah?

(Faallo ku dhaaf jawaabtaada! Aan aragno qofka ugu xariifsan!) 😃💰
Shuruudaha waa sidoodi h**e, Follow Boggan, Like, Share post-gan, Post-gi h**e iyo sidoo kale ku xirnow post kasta.
Farah Cawaash

20/03/2025

Caweyska Farah Cawaash Tijaabi Nasiibkaaga Caawa. Nambar ka dooro 1 - 100. Comment ku soo qor, Follow Boggan, Like iyo Share post-gan.
Guulaystaha labaad waa qofka comment-giisa ugu reaction bato.
Nambarka Guusha 8:10pm fiidki caawa ayaan note ku qoray, screenshot ka qaaday si aan idiin tuso habeen dambe. Caddayn iyo Caddaalad.

19/11/2024

Address

Addis Ababa
+252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Fursad Cusub posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Fursad Cusub:

Share