Tayo Engineering Solutions Company

Tayo Engineering Solutions Company Tayo Engineering Solutions Company has had an explosive start in the Engineering market in 2014. We Welcome Dhamaantiin Gacmo Furan

04/04/2026

Dhismaha ID: GRW/26/066
Nooca: One-story building
Goobta: Garoowe, Halgan

19/03/2026

04/03/2026

From planning to the field — delivering reliable power through the NECSOM 33kV Grid Interconnection





19/02/2026

Huge thanks to Tayo Engineering Solutions Company for sponsoring our trip! We couldn’t have done it without you.

Wajiga Labaad ee Dhigida Solar-Panels ka 💡🦺Waxaan si rasmi ah uga bilownay Degmada Waaciyehirgelinta mashruuc ku saleysa...
04/01/2026

Wajiga Labaad ee Dhigida Solar-
Panels ka 💡🦺

Waxaan si rasmi ah uga bilownay Degmada Waaciye
hirgelinta mashruuc ku saleysan isticmaalka tamarta cad-ceeda, annagoo u gogol xaareyna mustaqbal ku tiirsan tamar nadiif ah, waarta, isla markaana kharashkeedu hooseeyo.

Wajiga Koowaad ee Rakibidda Biraha Solar-ka. Waxaan si rasmi ah uga bilownay Degmada Waaciye hirgelinta mashruuc ku sale...
22/12/2025

Wajiga Koowaad ee Rakibidda Biraha Solar-ka.

Waxaan si rasmi ah uga bilownay Degmada Waaciye hirgelinta mashruuc ku saleysan isticmaalka tamarta cad-ceeda, annagoo u gogol xaareyna mustaqbal ku tiirsan tamar nadiif ah, waarta, isla markaana kharashkeedu hooseeyo.

Ku kalsoonow xalal tamareed oo casri ah, tayo sare leh, kuna habboon baahiyahaaga maanta iyo berri.

📞 Nala soo xiriir hadda, kuna hel la-talin bilaash ah!

📍 Mubaarak Neighborhood, Garowe, Somalia
📧 Email: [email protected]
☎️ Tell: +252 906 797 122 | +252 907 747 007

Ballanteennu waa: Iftiin waara, nolol waarta. ⚡️

04/09/2025

Garoonka
bosaso ayaan uga shaqeyney leerarka waaweyn ee garoonka iyo dhmaan electricity issues ka jirey goobtas.
Shaqo hufan iyo wakhti kooban ugu kaaley shirkada

Address

Islan Mohamed Street
Garoowe
252

Opening Hours

Monday 07:00 - 23:00
Tuesday 07:00 - 23:00
Wednesday 07:00 - 23:00
Thursday 07:00 - 23:00
Friday 07:00 - 23:00
Saturday 07:00 - 23:00
Sunday 07:00 - 23:00

Telephone

+252907797122

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Tayo Engineering Solutions Company posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share