Engr Abdirahmaan Sayid

Engr Abdirahmaan Sayid M.Sc In Construction Management Engineering | CEO Of Reebi Engineering -Real Estate Co.|

17/02/2026

Ramadan Crescent Sighted.

The crescent moon of Ramadan has been officially sighted.

Ramadan begins tomorrow, in shaa Allah.

A month of mercy, forgiveness, and immense reward is upon us.

May Allah accept our fasting, prayers, and good deeds, and grant us strength throughout this blessed month.

Ramadaan Kariim ๐ŸŒ™Asalaamu Calaykum Waraxmatullaahi Wabarakaatuh,Waxaan Naftayda & Muslimtaba ugu hambalyeynayaa soo geli...
17/02/2026

Ramadaan Kariim ๐ŸŒ™

Asalaamu Calaykum Waraxmatullaahi Wabarakaatuh,

Waxaan Naftayda & Muslimtaba ugu hambalyeynayaa soo gelitaanka bisha barakeysan ee Ramadaan. Alle ha inaga yeelo kuwii ka faaโ€™iideysta kheyrkeeda, laga aqbalo soonka iyo salaadda, lagana cafiyo dambiyada.

Alle ha nagu gaarsiiyo caafimaad, nabad iyo iimaan sugan, hana inaga yeelo kuwii hela ajarka habeenka Laylatul Qadr.

Ramadaan Kariim.
Sanad walba kheyr iyo barwaaqo ku gaara.

Bilow Cusub
13/02/2026

Bilow Cusub

Bismillah Waxaa magaalada Bossaso ka bilowday hirgelinta iyo adkeynta Town Plan-ka,Dowladda Hoose ee Bosaso oo kaashanay...
09/02/2026

Bismillah

Waxaa magaalada Bossaso ka bilowday hirgelinta iyo adkeynta Town Plan-ka,Dowladda Hoose ee Bosaso oo kaashanayna Shirkada GEOPUNT, si loo helo magaalo nidaamsan, bilicsan, kana fog fowdo iyo dhismayaal sharci-darro ah.

Qorshahan wuxuu door weyn ka qaadanayaa horumarinta kaabayaasha, kala dambeynta dhulka, iyo badbaadinta mustaqbalka magaalada.

Waxaan ugu baaqeynaa dhammaan shacabka inay la shaqeeyaan maamulka, kana qeyb qaataan ilaalinta qorshaha magaalada.

07/02/2026
Waxaan ku faraxsanahay in aan soo gabagabeeynay  Mashruuca Interlock Sidewalk Jidka Bender Qasim ee Magaalada Boosaaso.M...
04/02/2026

Waxaan ku faraxsanahay in aan soo gabagabeeynay Mashruuca Interlock Sidewalk Jidka Bender Qasim ee Magaalada Boosaaso.

Mashruucan waxaa si guul leh u fulisay Dowlada Hoose ee Degmada Boosaaso iyado kaashanaysa ganacsatada degan Aaga wadadas, si loo hagaajiyo ammaanka dadka lugeynaya, helitaanka jidka, iyo muuqaalka guud ee magaalada.

Waxaan si gaar ah ugu mahadcelinayaa Duqa Magaalada Boosaaso, Dr. Abdirahman Abdullahi Ali, oo hoggaan iyo hufnaan buuxda u muujiyay mashruucan, isla markaana laf dhabar u ahaa guushiisa.

Waxan sido kale u mahad celinaya Gudiga horumarinta Magalada Bossaso oo iyaguna qayb ka aha mashrucan, Sido kale waxan u mahad celinaya ganacsatada degan Aaga wadada ee ka qaybqaatay mashruucan muhiimka ah.

Waxan sidoo kale u Mahadcelinaya Shirkada Urgub Group oo sidii loo qorsheeyay u fulisay mashruuca.

Wadajir, waxaan uga shaqaynayna Boosaaso wanaagsan oo nidaamsan. ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ดโœจ

Engr Abdirahman Sayid Yusuf





27/01/2026

๐Ÿ“ Mareero Bari Somalia

24/01/2026
๐Ÿ“Biyo-Kulule๐Ÿฆ
23/01/2026

๐Ÿ“Biyo-Kulule
๐Ÿฆ

18/01/2026

๐—– ๐—œ ๐—ฌ ๐—” ๐—” ๐—ฅ ๐—ง ๐—” ๐—  ๐—” ๐—” ๐—ก ๐—ง ๐—”

๐ŸŽฎ๐‚๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ๐ญ๐š: Liverpool ๐Ÿ†š๏ธ Burnley
๐Ÿ† ๐Š๐จ๐จ๐›๐ค๐š: Premier League-ga
๐ŸŸ ๐†๐š๐ซ๐จ๐จ๐ง๐ค๐š: Anfield Stadium
โฐ ๐–๐š๐ค๐ก๐ญ๐ข๐ ๐š: 18:00 Maqribnimo, XGA
๐Ÿ“†๐“๐š๐š๐ซ๐ข๐ข๐ค๐ก๐๐š: Sabti,17แต—สฐJan- 2026
๐Ÿ‘ค๐†๐š๐ซ๐ฌ๐จ๐จ๐ซ๐š๐ก๐š: Andrew Madley

โ€ข Liverpool waxay la kulantay Burnley 9 jeer ee ugu dambaysay Premier League garoonka Anfield, waxayna badisay 6, halka mid laga badiyay.

โ€ข Guuldarrada kaliya ee Liverpool kaga soo gaartay Burnley ayaa dhacay Janaayo 2021, isla bishaan oo kale.๐Ÿ˜ฑ

โ€ข Liverpool ayaa 1โ€“1 la gashay Sunderland,sidoo kale waxay 0โ€“0 la gashay Leeds Anfield xilli ciyaareedkan, laakiin tan iyo bishii Janaayo 2002, ma aysan dhicin in Reds ay guuldarreystaan inay saddex kulan oo horyaalka ah ku ciyaaraan gurigooda kooxood soo baxay (promoted).

โ€ข Markii ugu dambeysay oo Liverpool aysan guul gaarin saddex kulan oo ay la ciyaarayaan koox soo baxday horyaalka waxay ahayd xilli ciyaareedkii 1980โ€“81.

โ—‹ Wararka Ciyaartoyda: Ma jiro dhaawac cusub, Waxaana sii maqnaan doona Isak, Bradley iyo Leoni.

Nala wadaag sadaashada Kulanka?

18/01/2026

Furista & Banaynta Jidadku waa shaqada 1aad ee Dowladda Hoose ee Bosaso

Waxan Manta banaynay jidka Rooble oo taga Jaamacada Bada Cas , oo dhowan dhismihisa la bilaabayo.

Moyer Abdirahman Abdullahi Ali waa hogaamiye ay ka goโ€™antahay ka shaqaynta Bilicda & horumarka Degmada๐Ÿ—๏ธ

16/01/2026

Ramaas Coffeteria & Restaurant

Waa Meherad Casriya oo laga furay Xafada Biyo-Kulule ,gaar ahan Ex Netco.

๐Ÿ“Bossaso

Address

Netco
Bosaso

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+252905323332

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Engr Abdirahmaan Sayid posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Engr Abdirahmaan Sayid:

Share