Dayib General Trding com

Dayib General Trding com Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dayib General Trding com, Building Materials, Bosaso.

Maamulka iyo Shaqaalaha Dayib General Trading Company waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan dhammaan shacabka reer Punt...
31/07/2026

Maamulka iyo Shaqaalaha Dayib General Trading Company waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan dhammaan shacabka reer Puntland munaasabadda 1-da Agoosto, oo ah maalinta la xuso aas-aaska Dowladda Puntland.



πŸ—οΈ Dhis Adigoo Ku Kalsoon Tayada Dayib CompanyGuri kasta, xarun ganacsi, ama mashruuc aad dhisayso wuxuu u baahan yahay ...
27/07/2026

πŸ—οΈ Dhis Adigoo Ku Kalsoon Tayada Dayib Company

Guri kasta, xarun ganacsi, ama mashruuc aad dhisayso wuxuu u baahan yahay agab lagu kalsoonaan karo. Dayib General Trading Company waxay kuu haysaa qalabka dhismaha oo tayo sare leh, si mashruucaagu u noqdo mid adag, qurux badan, isla markaana waara.

βœ… Tayo La Hubiyay
βœ… Kalsooni Macaamiil
βœ… Daahfurnaan Adeeg
βœ… Agab Dhisme oo Heer Sare ah

Waxaan ku garab taaganahay laga bilaabo aasaaska ilaa dhammaadka mashruucaaga.

πŸ“ Naga soo booqo:

Bosaso HQ
Garoowe
Galkacyo

Dayib General Trading Company – Tayada aad ku dhisato kalsoonida berrito.

21/07/2026

Shirkadda Ganacsiga guud ee Dayib Xarunteeda Laascaanood waxaa kuugu diyaara dhamaan Qalabka dhismaha iyo Qurxinta Guryaha.

Dayib General Trading Company waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed munaasabadda qiimaha...
01/07/2026

Dayib General Trading Company waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed munaasabadda qiimaha badan ee 1-da Luulyo, oo ku asteysan 66 sano guuradii ka soo wareegtay Midowgii Gobollada Waqooyi iyo Koonfur iyo dhalashadii Jamhuuriyadda Soomaaliya.

Maalintani waa astaan u ah midnimo, gobannimo, waddaniyad iyo rajada ummadda Soomaaliyeed. Waxaan Alle uga baryeynaa inuu dalkeenna ku manneysto nabad waarta, horumar, xasillooni iyo barwaaqo.

Waxaan mar kale u hambalyeynaynaa dhammaan macaamiisheena, bahda shirkadda iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed.

Hambalyo 1-da Luulyo!

19/03/2026

Eidmubarak dhaamn macashiisa shirkada Dayib group

19/03/2026

Eid Mubarak Dhamaan Umadda Somaaliyeed Gaar ahaan Maamulka, hawlwadeeenada iyo Macaamiisheena Shirkadda Dayib Farxad iyo caafimaad ku ciida.

𝐒𝐨𝐨𝐧πͺ𝐚𝐚𝐝 𝐰𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠𝐬𝐚𝐧!Waxaan Hambalyo Diirran u Direeynaa macaamiisheena iyo Dhamaan umadda Soomaalyeed ee Muslimka ah.
17/02/2026

𝐒𝐨𝐨𝐧πͺ𝐚𝐚𝐝 𝐰𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠𝐬𝐚𝐧!
Waxaan Hambalyo Diirran u Direeynaa macaamiisheena iyo Dhamaan umadda Soomaalyeed ee Muslimka ah.

Rmadan Mubarak Macamiisha Dayib  iyo umada islamaka dhamantiin
17/02/2026

Rmadan Mubarak Macamiisha Dayib iyo umada islamaka dhamantiin

13/01/2026

Macmiil kusoo dhawoow dayib

Address

Bosaso

Opening Hours

09:00 - 17:00

Telephone

+252907795222

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dayib General Trding com posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Dayib General Trding com:

Shortcuts

Share