Gaalooge

Gaalooge Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Gaalooge, Baydhabo.

Gaalooge is a registered Agro-business Enterprise which actively involved in the production, distribution, and commercialization of high quality certified seeds varieties as well as supply of agricultural equipment, tools and other farm inputs.

Qormo yar oo laga sameeyay shirkadda Gaalooge iyo Cagafyada  cusub oo ey wadanka keentay. Fadlan Nagaland soo xiriir: 06...
09/08/2022

Qormo yar oo laga sameeyay shirkadda Gaalooge iyo Cagafyada cusub oo ey wadanka keentay.

Fadlan Nagaland soo xiriir: 0610555029 ama 0615595192 .

CNH Industrial signs ground-breaking import and distribution agreement with Gaalooge Farming & Livestock Cooperative for Case IH products in Somalia For

ASC macaamisheen sharafta  leh campaniga  Gaalooge  wuxuu iodin keen qalabyada beeraha sida cagaf cagafta ay awoodeyda s...
20/07/2022

ASC macaamisheen sharafta leh campaniga Gaalooge wuxuu iodin keen qalabyada beeraha sida cagaf cagafta ay awoodeyda sareyso lehna damanad fcn iyo qalabyada beeraha so dhawaada macamiil

Gaalooge ayaa beeraleyda iyo iskaashatooyinka magaalada Beydhabo u soo bandhigay Cagafyo tayo leh oo wadanka keeneyn. Be...
08/03/2022

Gaalooge ayaa beeraleyda iyo iskaashatooyinka magaalada Beydhabo u soo bandhigay Cagafyo tayo leh oo wadanka keeneyn.

Beeraleyda ayaa aad u soo dhaweeyay qalabkan casriga ah, Kuna amaanay shirkada Gaalooge dadaalka ey ugh jirto gaarsiinta Qalabka casriga ah beeraleyda Soomaaliyeed.

Cafagfagaf FIAT ah oo Tayo leh, Qiimo ku raali geliya iyo Damaanad buuxda ugu kaalay Gaalooge.

Fadlan Naga la soo xiriir:
0610555029
0615595192
[email protected]

Shirkada Gaalooge ayaa ka qeyb galay shirka sanadlaha ah ee iskaashiga ganacsi ee Yurub iyo Afrika ( 7th EABF EU-Africa ...
15/02/2022

Shirkada Gaalooge ayaa ka qeyb galay shirka sanadlaha ah ee iskaashiga ganacsi ee Yurub iyo Afrika ( 7th EABF EU-Africa Business Forum) iyada oo ku mataleyso Soomaaliya.
Waa markii ugu horeysay ee shirkaan Soomaaliya ka qeyb gasho. Shirarkaan oo kale waxey fududeynayaan wada shaqeynta iyo maalgashiga shirkadaha Soomaalida iyo kuwa EU.

Gaalooge Agro-business Enterprise represented Somalia for the 7th EU-Africa Business Forum . Gaalooge illustrated the support by UNIDO-somalia and its partnership with CNH Industrial european based agricultural equipment company to import latest tractors to Somalia.

πŸ‡ΈπŸ‡΄

Ministry of Finance - Somalia

Adeegyada ey bixiso shirkada Gaalooge waxaa kamid ah: 1. Soo saarida, habeynta iyo ka ganacsiga abuurada dalka oo tayo l...
30/01/2022

Adeegyada ey bixiso shirkada Gaalooge waxaa kamid ah:

1. Soo saarida, habeynta iyo ka ganacsiga abuurada dalka oo tayo leh ( Galeyda, Masagada, iyo Dirigta)

Fiiro gaar ah: Shirkada waxey shahaado abuur iibin ka heysataa Wasaarada Beeraha iyo Waraabka ee Doowlada federaalka Soomaaliya.

2. Soo dajinta iyo ka ganacsiga qalabka beeraha oo tayo leh ( Cagafyada iyo qalabka lagu xiro)

Fiiro gaar ah: qalabka shirkada ey soo dajiso waa qalab FIAT ah oo spare parts wato.

3. Tababarada iyo talo siinta dadka beeraleyda, ganacsatada iyo ardayda cilmiga beeraha barato.

Wixii faafaahin ah fadlan kala soo xiriir:
Tel: +252 615595192
Email: [email protected]
Website: www.gaalooge.com

21/01/2022

Shirkada GAALOOGE iyo Agro Bank ayaa iskaashi dhanka hormarin beeraleyda ah wada yeeshay.

Shirkada Gaalooge oo ka ganacsiga qalabka beeraha iyo abuurada ayaa soo dhaweysay wadashaqeynta shirkada iyo Bangiga Beeraha dhexmaray taas oo lagu hormarinayo Beeraleyda Soomaaliyeed.

Bangigu wuxuu balan qaaday in uu deyman ku siin doono qalabkan iyo adeegyada kale ee shirkada beeraleyda daneyneyso.

Gaalooge Agro-Business Enterprise
" Innovation for Sustainable Agriculture"

Ogeysiis....!!Shirkada ganacsiga beeraha ee Gaalooge waxey dalka keentay Cagfcagaf iyo qalabka beeraha oo casri ah oo ey...
30/12/2021

Ogeysiis....!!

Shirkada ganacsiga beeraha ee Gaalooge waxey dalka keentay Cagfcagaf iyo qalabka beeraha oo casri ah oo ey soo saartay shirkada CASEIH - FIAT oo soo baxay 2021.

FG: Cagafyada waxey wataan damaanad muddo 1 sano ah.

Address

Baydhabo

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+252610555029

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gaalooge posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Gaalooge:

Share