04/09/2026
GURI CASRI AH OO KU HABBOON DHULKA 7.5m ร 15m
EDHIS Engineering & Real Estate waxay idiin soo bandhigaysaa naqshad guri casri ah oo si wanaagsan looga faaโiideystay Nus Boos, kuna habboon qoys doonaya raaxo, qurux iyo functional design.
๐ Plot Size: 7.50m ร 15.00m
๐ Total Built Area: 107.56 mยฒ
๐ก House Details:
๐๏ธ 3 Bedrooms
๐๏ธ 1 Spacious Living Room
๐ณ 1 Modern Kitchen
๐ฟ 2 Bathrooms
๐ฟ Veranda / Front Porch
๐ณ Front Yard & Garden
Naqshaddu waxay isku darsanaysaa modern architecture, practical space planning iyo muuqaal qurux badan, iyadoo qol kasta loo qorsheeyay inuu helo isticmaal wanaagsan iyo hawo/iftiin ku filan.
๐ Designed for Mogadishu
Haddii aad qorsheynayso inaad dhisato guri cusub, iibiso ama horumariso dhul, EDHIS Engineering & Real Estate waxay kaa caawin kartaa laga bilaabo naqshadda ilaa construction-ka.
๐ฉ Nala soo xiriir maanta si aan uga wada hadalno mashruucaaga.
EDHIS ENGINEERING & REAL ESTATE
Build Today โข Create Tomorrow ๐๏ธ๐