09/06/2026
✨ Kitchen Top Granite ✨
Marwo Jikadaada ka dhig mid qurux badan oo casri ah! 🏡
Fafan Marble & Granite Trading waxay kuu haysaa Kitchen Top Granite tayo sare leh oo leh naqshado iyo midabbo kala duwan.
✅ Qurux dabiici ah
✅ Adkeysi dheer
✅ Nadiifin fudud
✅ Qiimo macquul ah
Nala soo xiriir si aad u hesho qiimaha ugu fiican iyo adeeg tayo leh.
📞 Contact: +251 900334453 /+251910318100
📍 Fafan Marble & Granite Trading