01/08/2024
Gaasku waa caabuq ku yimaada dahaarka (xuubka) caloosha ama mindhicir yaraha kaa oo ka difaaca in dhecaamada dheefshiidku waxyeeleeyaan.
Waxa ay waxyeeleysaa caloosha iyo mindhicirka yar lakiin waxa ay bacteriyada kale kaga duwantahay waxa ay ku noolaan kartaa ash*tada (acid) caloosha waxa ayna samaysataa dahaar ay ku noolaato soona daysa sun (ammonia) jirka u daran kadibta dhaawac sababta
2-streska
3-cuntada basbaaska leh
4-cuntada dufanku ku badanyahay
Calaamadaha gaaska
Gubasho ama kuleel qeybta sare ee jirka
Lalabo ama matag
Xanuun boga ah
Daaco badan
Mararka qaar dhiig qofku matago
Apetite la,aan
saxarada oo madow noqota
neefta oo adkaata
dhibaatooyinka uu kaasku qofka u keeno
1- Dhiig la,aan
2- Cancer
3- Nafaqa daro
4- eerno
Gaaska waa ladaweyn karaa lkn waxaa muhiim ah in qofku aqoon u yeesha waxa ku keena iyo sida ugu haboon ee looga hortagi karo waxa loo adeegsadaa baritaano badan si loo ogaado heerka uu gaarsiisanyahay ama nooca