Dhalinyarada Al-risalah

Dhalinyarada Al-risalah bogan waxanu ugu talagalney in aanu ku baraarujino dhalinyarada somaaliyed

Shaqo wacan ayaad qabateen cidii qabataay
12/09/2020

Shaqo wacan ayaad qabateen cidii qabataay

11/02/2019

Si aan guul u gaadhno Wax ku qaado waxii tagay, wax ka qabo waxa hada jooga iyo u diyaargaraw waxa soosocda .

22/01/2019

Innallillahi wa Inna illayhi raajicuun Gerridu kal naxdin badane allaha ha u naxariisto walaalkeen cabdi xusein oo Maanta ku geeriyooday magaalada diri dhabe
Walaalkeen cabdi xusein waxuu adhaliyarada dadka khayr ka ugu yeedha allaha u naxariisto janatul fardawsana allah ka waraabiyo anaga allaha naga siiyo Samir iyo imaan aan dhamaanteen u soo ducayno walaalkeen inuu illahay janatul fardawso xawdkii rasuulka ka waraabiyo

Waxaan ka xunahay geesi soomaaliyeed in la xidho Cabdimalik muse coldon xidhaygiisu waxay noolaga dhigantahay in la xidh...
20/01/2019

Waxaan ka xunahay geesi soomaaliyeed in la xidho
Cabdimalik muse coldon xidhaygiisu waxay noolaga dhigantahay in la xidhay soomaali oo dhan sababtoo ah naftiisa, wakhtigiisa iyo maalkiisaba soomaali oo dhan buu u huraa inshaa allah waxaan rajanaynaa geesigeena in la siidaayo

19/01/2019
Digniin iyo foojignaan Waxaa nalagu wadaa jahwareerinTuli -guuleed Ayaa shacab soomaaliyeedLagu xasuuqayaa diri dhabana ...
26/11/2018

Digniin iyo foojignaan
Waxaa nalagu wadaa jahwareerin
Tuli -guuleed Ayaa shacab soomaaliyeed
Lagu xasuuqayaa diri dhabana waxaa ka socday Shir nabadeed waxaan shacab ka soomaaliyeed u sheegaynaa meelkasta ooy joogaan inay foojignaadaan ooyna is dhigan talabaade ninayna shantaada farood kaa reebin sharci kaama reebo
fadlan sheergareeya say dadku iskaga war hayaan

23/11/2018

Ha dhayal San shirqoolka ay oromo ku maqan tahay
Mardhawayd waxaa isoo gaadhay Muuqaal ay isku wacyi galinayaan sidii ay diri dhabe u la wareegi lahaayeen. Igama aha inaan umadeena argagax galiyo
Lakiin waxaan ka wadaa sidii ay ugu diyaar garoobi lahaayeen iskagana dhabi lahaayeen (ninayna shantaada farood kaa reebin sharci kaama reebo)

23/11/2018

Markay aragtay jawaab kulul in loogu soo jawaabay ayay tiri soomaalida uma jeednee ciisi iyo ogadeen ee waliba nagu dhex nool halkaas waxaa laga fahmayaa
Oromo waa oromo lakiin soomaalidu soomaali maaha
Takale soomaalida kililka ayay rabtaa

Soomaali vs oromo su'aalo ubaahan in laga jawaabo1.somali iyo oromo maxaa ka dhexeeya?2.maxay oromadu ka rabtaa ama ka h...
22/11/2018

Soomaali vs oromo su'aalo ubaahan in laga jawaabo
1.somali iyo oromo maxaa ka dhexeeya?
2.maxay oromadu ka rabtaa ama ka helaysaa laynta soomaalida ?
3 oromadu maxay wakhtigan la joogo dagaalka ugu wadaa soomaalida ? Markii h**e miyay ka cabsanayeen mise way ku meel gaadhayeen?
4.Soomaalidase maxaa la gudboon?
Jawaabuhu waa
1. Soomaali iyo oromo waxaa ka dhexeeya dhul iyo diinta islaamka ooy wada yihiin
2. Waxa ay ka rabto oromadu waa dhul ama dhul balaadhsi waxaad u taqaano saas daraadeed ayay u xalaashadeen dhiiga soomaalida iyo xoolahoogaba
Marwalbana waxay ku tashadaan dilkooda iyo inay dhacaan waxaana ugu h**eeya ninka loo yaqaaano jawhar Mohammad iyo inta uu adeegsado ee la dhaho (Qeero) iyo Qeero oo isku halaynaysa ciidanka adhmaaga iyo booliska
3.sidaad ogtihiinba oromadu waxay joogaan ama hada ku noolyihiin daafaha soomaalida sida Djibouti,boosaaso,hargaysa,jigjiga iyo dhamaan meelkasta oo magala soomaaliyeeda iyaga oo nafla carara baahi iyo amniba kana cararaya dawladihii h**e oo ku dhan.
Waxaad ogtihiin dhaqaalaha u badan inuu ka soo galo soomaali sida tuugsiga ,jaadka iyo dhamaan waxa ay noosoo dhoofiyaanba
Waxaad kalood ogtihiin meelkasta oo ay joogaana waxay ku tageen dhib la aan xataa lug ayay ku dhex mareen waliba iyaga oonan haysan sahay ama lacag.
Waxaad kalood ogtihiin calanka jabhada (ONAG) ama OLF in lagu sameeyay hada waa calankan ay Qeerro ay la ordayaan waxaa lagu sameeyay soomaaliya(muqdisho)
Waxaad kalood ogtihiin fartooda ay hada wax ku qoraan in lagu sameeyay soomaaliya
Waxaad kalood ogtihiin jabhadoodu inay xagaas joogi jireen
Hadaba maxaa keenay abaal la aanta?
Ka gudub maxaa la gudboon soomaalida

4. Soomaaliduse maxaa la gudboon ma inay qayliyaan oo ay mar walba dhahaan waanalalaayay baa mise waa inay isdifaacaan oo ay naftooda, malkood iyo sharaftoodaba difaacaan oo ay la jihaadaan
Waxaan dhihi lahaa soomaali ayaa horay ugu maahmaahday (nin ayna shantaada farood kaa reebin sharci kaama reebo) soomaali meelkasta ooy joogto waa soomaali oromona ayaga oo ka dhex tuugsanayso ayay ka dhex buuxdaa saas daraadeed
Waxaan soomaali gabi ahaanteedba kula talin lahaa
Inay xanuujiyaan oromo ay dareemaan xanuunka iyo dhib ka ay wadaan meelkasta Djibouti ila mooyaale
Boosaaso ila diridabe jigjiga ila muqdisho in lagu xanuujiyo hana is dhihin reer hebel iyo oromo ayaa isdagaalaya ogoow iyagu soomaali waa u soomaali
1.Sababta aan saas u leeyahay waa
Ma dhex mari karno xataa qof dhakhtar lagaynayo Addis Ababa lama gaadhsiinkaro arday jamacad ma tagi karo way dilayaan iska daa la noolaansho ama ka dhex shaqaysasho. oromona wayna dhex qulqulaysaa meelkasta tuugsi iyo shaqaba
2.Sababta labaad een u leeyahay waa inla dareensiiyaa
Xanuunka uu leeyahay dagaalku waa jihaad qof aad naftaada , dadkaaga iyo maalkaga aad ka ceshanaysid waa jihaad
Jihaadkuna waad taqaanaa.
Dagaal idiinma tilmaamaayo sababtoo ah dagaal soomaali baad u tihiin
(koleey waad ogtihiin dab uu munaafaq shiday mu'aminbaa ku gubta

OGAYSIIS MUHIIM AH     (xigasho wllkeen wiilsan abdurahman )Ethio_Djibout_Railways Shirkada tareenka Etiho-Djibouti waxa...
16/11/2018

OGAYSIIS MUHIIM AH (xigasho wllkeen wiilsan abdurahman )

Ethio_Djibout_Railways

Shirkada tareenka Etiho-Djibouti waxay shaqaalaysiinayasa 500 qof dhalinyaradii deegaanku ha ku yaaacaan.

1.Job Position Utility Maintenance Technician:Educational Background TVET Certificate Level 3 or above in Mechanics&electronics or Related 0 work experience
Required.8
Basic Salary:3150
Work Place:Indode(3), Adama(2), Modjo (2), Dewanle (1)

2.Job Position: Maintenance Dispatcher:
Educational Background :BS.C. Degree in electrical engineering 0 work experience
:Required.6
Basic Salary: 6450

3.Job Position: Electrical Maintenance Dispatcher
Educational Background:BS.C. Degree in electrical engineering 0 work experience
:Required.6
Basic Salary: 6450

4.Job Position: Dispatcher
Educational Background:TVET Certificate Level 3 and above,0 work experience
:Required.15
Basic Salary:3150 Indode(3), Adama(2), Metahara(2), Mieso(2), Adigala(2), Dewanle(2), Diredawa(2)

5.Job Position: Assistant Engineering Driver
Educational Background:TVET Certificate Level 3 and above,0 work experience
:Required.25
Basic Salary:3150 Indode(4), Adama(4), Metahara(4), Mieso(4), Adigala(2), Dewanle(2), Diredawa(4)

6..Job Position:Permanent way(PWY) Technican
Educational Background:TVET Certificate Level 3 and above,0 work experience
:Required.25
Basic Salary:3150 Indode(4), Adama(4), Metahara(4), Mieso(4), HAdhagaala (3), Dewanle(3), Diredawa(3)

7.Job Position: Safety Officer
Educational Background:TVET Certificate Level 3 and above,0 work experience
:Required.21
Basic Salary:2630 21 Indode(3), Adama(3), Metahara(3), Mieso(3), Adigala(3), Dewanle(3), Diredawa(3)

8.Job Position: Track worker
Educational Background:TVET Certificate Level 3 and above,0 work experience
:Required 38
Basic Salary: 2370 38 Indode(5), Adama(4), Metahara(5), Mieso(5), Adigala(10), Dewanle(4), Diredawa(5)

9.Job Position: Infrared Equipment Maintenance Worker
Educational Background:TVET Certificate Level 3 and above,0 work experience
:Required 38
Basic Salary .3150 2 Indode
10.Job Position: Inspector TVET Certificate Level 3 and above 0 work experience 3 3150 2 Indode

11Job Position: . Maintenance worker TVET Certificate Level 3 and above 0 work experience
Required.3
Basic Salary3150 , 3 Indode

12 Job Position: .Tamping Machine Operator TVET Certificate Level 3 and above 0 work experience
Required.4
B.S 3150 4 Indode
13.Job Position: Ballast Distributor TVET Certificate Level 3 and above 0 work experience 3 3150 1 Indode

14.Job Position: Stablizer Machine Operator TVET Certificate Level 3 and above 0 work experience 3 3150 1 Indode

15.Job Position: Passenger clerk TVET Certificate Level 3 0 work experience 2 2370 6 Mieso

16. Job Position: Ticket Seller /TVET Certificate Level 3 0 work experience 2 2370 6 Mieso

17Job Position: . Store Keeper TVET Certificate Level 3 - Purchasing & Property Management 0 work experience 3 3150 1 Mieso

18.Job Position: Station HR Supervisor BA Degree in HR, Administration or related 0 work experience 5 5200 2 Mieso, Modjo

19.Job Position: Cashier Accountant Diploma / TVET level 3 in Accounting 2 years work experience 4 4100 1 Mieso

20. Job Position: Office clerk TVET Certificate Level 3 and above 2 years work experience 4 4100 7 Metahara(2), Mieso(1), Adigala(2), Dewanle(2)
21. Job Position: Crew Leader TVET Certificate Level 3 and above 2 years work experience 4 4100 4 Adama(1), Mieso(1), Dewanle(1) Diredawa(1)

22Job Position: . Deputy Crew Leader TVET Certificate Level 3 and above 0 work experience 3 3150 4 Adama(1), Mieso(1), Dewanle(1) Diredawa(1)

23.Job Position: Water and utility maintenance worker TVET Certificate Level 3 and above 0 work experience 3 3150 2 Metahara, Mieso

24 Job Position: .Business Engineer (production and control expert) B.Sc. Degree in Transport&logistics or Related 0 work experience 6 6450 1 Lebu

25.Job Position: Education Engineer (production and control expert) B.Sc. Degree in Transport&logistics&Education or Related 0 work experience 6 6450 1 Lebu

26.Job Position: Train Dispatcher (Section operation officer) B.Sc. Degree and above in Transport&logistics or Related 0 work experience 6 6450 1 Lebu

27.Job Position: Dispatcher and Rolling Stock Dispatcher(Section operation officer) B.Sc. Degree in Transport&logistics&Mechanics or Related 0 work experience 6 6450 1 Lebu

28.Job Position: Power Dispatcher(Section operation officer) B.Sc. Degree in Transport&logistics&electronics or Related 0 work experience 6 6450 1 Lebu

29. Job Position: Plan Dispatcher and Construction Dispatcher (Section operation officer) B.Sc. Degree in Transport&logistics&engineering or Related 0 work experience 6 6450 1 Lebu

30. Job Position: Passenger and cargo transport dispatcher(Section operation officer) B.Sc. Degree and above in Transport&logistics or Related 0 work experience 6 6450 1 Lebu

31.Job Position: Statistian and translator(Section operation officer) B.Sc. Degree in Transport&logistics&statistics or Related 0 work experience 6 6450 1 Lebu

32.Job Position: Equipment supervisor B.Sc. Degree in Transport&logistics&Mechanics or Related 0 work experience 6 6450 1 Lebu

33.Job Position: Train Staff TVET Certificate Level 3 and above 0 work experience (Female:Height165cm or more, Male:Height 175cm or more,Proficient in English,Good image and temprerament 3 3150 30 Lebu

34Job Position: . Field Freight Service Clerk TVET Certificate Level 3 0 work experience 2 2370 5 Modjo
35 Office Freight Service Clerk TVET Certificate Level 3 0 work experience 2 2370 5 Modjo

36.Job Position: Shunter and switcher TVET Certificate Level 3 0 work experience 3 3150 9 Indode

37.Job Position: Assistant Shunting Driver TVET Certificate Level 5 and above 0 work experience 3 3150 24 Indode
38 Assistant Train Driver TVET Certificate Level 3 above 0 work experience 3 3150 33 Indode

39.Job Position Indode operation yard watchman TVET Certificate Level 3 above 0 work experience 3 3150 2 Indode
40 Indode operation yard inspector TVET Certificate Level 3 above 0 work experience 3 3150 30 Indode

41Job Position. Train Inspector TVET Certificate Level 3 above 0 work experience 3 3150 30 Modjo

42.Job Position: Freight Train Inspector TVET Certificate Level 3 above 0 work experience 3 3150 16 Dire Dawa

43.Job Position: Analyst TVET Certificate Level 5 and above 5 5200 1 Indode

44. Job Position: Fitter TVET Certificate Level 3 above 0 work experience 3 3150 25 Indode

45. Job Position: Electrian TVET Certificate Level 3 above 0 work experience 3 3150 7 Indode

46. Job Position: Electric Fitter TVET Certificate Level 3 above 0 work experience 3 3150 3 Indode

47.Job Position: Diesel Fitter TVET Certificate Level 3 above 0 work experience 3 3150 2 Indode

48. Job Position: Flaw Detection Worker TVET Certificate Level 3 above 0 work experience 3 3150 9 Indode

49Job Position: . Dining Car Chef Grade 10/12 & certificate in Food Preparation 0 work experience 2 2370 1

Notice
1- Application date within 7/seven/ working days from the date of this vacancy announcement
2- Interested and qualified applicants should bring their original documents with non-returnable copies of application letter, CV and
all necessary documents in LEBU, ADAMA, Dire Dawa and Dewanle.
3- Application from private company's /NGO/ should bring a letter from tax duties, salary and job title has been mentioned
4- Work experience should be after graduation and relevant
5- Term of employment on contract basis
6- for all TVET level positions COC is manadatory.
7- For the above positions there will be training.If the training period is less than 3 nonths, the salary will be 70% of the monthly salary,If above 3 months, then full monthly salary.After you pass the training successfully you will become our employee with 45 days probation period.
Tel : 0114711039
Level tartamayaasah haysta COC waa inay wataan

inalillahi wa'ina illayhi rajicuun allah unaxariisto walasheen Idil Maygaag oo ku geeriyotey  dire dawa dhamaan ehel, qa...
12/11/2018

inalillahi wa'ina illayhi rajicuun allah unaxariisto walasheen Idil Maygaag oo ku geeriyotey dire dawa dhamaan ehel, qaraabo iyo asxaab waxaan leenahay qof aad uu wangsan ayay ahyd illahay ha unaxariisto allaha qabriga ha u waasiciyo, kitabkeedana midig allaha kasiiyo marti lajecelyhy allaha ka dhigo Amiin yaa arxama raaximiin
Anagana waxaa nalooga baahanyhy duco inaan u soo ducayno wallaasheen

Address

Dire Dawa
123

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dhalinyarada Al-risalah posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share