MASH LTD

MASH LTD Mash Decorations

Macmiil waxaan ku heynaa ๐—š๐˜†๐—ฝ๐˜€๐˜‚๐—บ ๐—ฏ๐—ผ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฑ Tayadisa sareyso
28/07/2026

Macmiil waxaan ku heynaa ๐—š๐˜†๐—ฝ๐˜€๐˜‚๐—บ ๐—ฏ๐—ผ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฑ Tayadisa sareyso

Macmiil Waxaad naga heleysaa Smart door lock aad ku xeran karto Albabka gurigaga ama xafiskaaga.Waad la socon kartaa dha...
27/07/2026

Macmiil Waxaad naga heleysaa Smart door lock aad ku xeran karto Albabka gurigaga ama xafiskaaga.

Waad la socon kartaa dhaq dhaqaaqa albaabkaaga adiga oo isticmalayo mobile kaaga gacanta.

Macmiil Waaxaan kuu heynaa Smart door lock aad ku xeran karto Albabka gurigaga ama xafiskaaga.Waad la socon kartaa dhaq ...
25/07/2026

Macmiil Waaxaan kuu heynaa Smart door lock aad ku xeran karto Albabka gurigaga ama xafiskaaga.

Waad la socon kartaa dhaq dhaqaaqa albaabkaaga adiga oo isticmalayo mobile kaaga gacanta.

๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐†๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐ž๐ฒ๐ฌ๐ญ๐š๐ก๐š ๐’๐š๐š๐๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š! ๐Ÿ† Mukhaar Mohamud  oo ku guuleystay saadaalinta ciyaartii Final-ka ee Koobka Adduunka ...
21/07/2026

๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐†๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐ž๐ฒ๐ฌ๐ญ๐š๐ก๐š ๐’๐š๐š๐๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š! ๐Ÿ†

Mukhaar Mohamud oo ku guuleystay saadaalinta ciyaartii Final-ka ee Koobka Adduunka 2026, isaga oo noqday qofkii ugu soo horeeyay ee si sax ah u saadaaliya natiijada Spain ๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡ธ 1โ€“0 ๐Ÿ‡ฆ๐Ÿ‡ท Argentina sido kale ne buuxiyay dhamaan shuruudaha abalmarinta.

๐Ÿ™ Waxaan sidoo kale u mahadcelineynaa dhammaan ka qaybgalayaashii Saadaalinta.

Saadaali oo ๐ค๐ฎ ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐š๐ฒ๐ฌ๐จ $๐Ÿ5, Final ka ๐–๐จ๐ซ๐ฅ๐ ๐‚๐ฎ๐ฉ ka ciyaarta ๐’๐ฉ๐š๐ข๐ง ๐•๐ฌ ๐€๐ซ๐ ๐ž๐ง๐ญ๐ข๐ง๐š.๐—™๐—š. Saadaashu waxa ay ku egtahay marka ay...
19/07/2026

Saadaali oo ๐ค๐ฎ ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐š๐ฒ๐ฌ๐จ $๐Ÿ5, Final ka ๐–๐จ๐ซ๐ฅ๐ ๐‚๐ฎ๐ฉ ka ciyaarta ๐’๐ฉ๐š๐ข๐ง ๐•๐ฌ ๐€๐ซ๐ ๐ž๐ง๐ญ๐ข๐ง๐š.

๐—™๐—š. Saadaashu waxa ay ku egtahay marka ay ciyaartu bilaabato 10:00 PM, sidoo kale lama aqbali doono Comment la edit gareeyay.

๐—ฆ๐—›๐—จ๐—ฅ๐—จ๐—จ๐——๐—”๐—›๐—”:
1. ๐‹๐ข๐ค๐ž-๐ฌ๐š๐š๐ซ ๐ฉ๐š๐ ๐ž-๐ค๐š iyo ๐๐จ๐ฌ๐ญ
2. ๐๐จ๐ฌ๐ญ-gaan ๐ฌ๐ก๐š๐ซ๐ž-๐ ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฒ.
3. Mention dheh 5 qof oo asxabtada ah qeybta Faalada Postigan.
4. Hadii ay wada saxaan dhowr qofood waxaa ku guulaysan doona abaalmarinta qofka ugu soo horeeyay ee shuruudaha dhameystira.

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u direynaa Mudane Yaasiin Maxamuud Cibaar oo loo magacaabay Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga iy...
16/07/2026

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u direynaa Mudane Yaasiin Maxamuud Cibaar oo loo magacaabay Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliyeed.

Waxaan Alle uga baryeynaa inuu ku guuleeyo gudashada masโ€™uuliyadda loo igmaday, isla markaana u horseedo horumarinta ganacsiga, maalgashiga, taageerida ganacsiyada yaryar iyo kuwa dhexe (MSMEs), iyo kobcinta wax-soo-saarka gudaha iyo warshadeynta.

Hambalyo! waxaa dhamaan Umadda somaaliyeed ugu hambalyeynaya Dabaaldegga Sanad guuraddii 66 aad ee kasoo wareegatey maal...
30/06/2026

Hambalyo!

waxaa dhamaan Umadda somaaliyeed ugu hambalyeynaya Dabaaldegga Sanad guuraddii 66 aad ee kasoo wareegatey maalinta Xornimada Gobolada Koonfurta iyo Midnimada Gobadaladii woqooyi iyo Koonfur.

Hambalyo! waxaa dhamaan Umadda somaaliyeed ugu hambalyeynaya Dabaaldegga Sanad guuraddii 66 aad ee kasoo wareegatey maal...
25/06/2026

Hambalyo!

waxaa dhamaan Umadda somaaliyeed ugu hambalyeynaya Dabaaldegga Sanad guuraddii 66 aad ee kasoo wareegatey maalinta madaxbanaanida Gobolada Waqooyi ahayd ne markii ugu horeysay oo dhulkeena laga taago calan Soomaaliyeed.

๐„๐ˆ๐ƒ ๐Œ๐”๐๐€๐‘๐Š
26/05/2026

๐„๐ˆ๐ƒ ๐Œ๐”๐๐€๐‘๐Š

26/05/2026

Address

November 21 Road

Opening Hours

Monday 07:30 - 17:00
Tuesday 07:30 - 17:00
Wednesday 07:30 - 17:00
Thursday 07:30 - 17:00
Saturday 07:30 - 17:00
Sunday 07:30 - 17:00

Telephone

+252619300000

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when MASH LTD posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to MASH LTD:

Shortcuts

  • Want your business to be the top-listed Equipment Service?

Share