SOM Central Construction Company

SOM Central Construction Company Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from SOM Central Construction Company, Engineering service, Banadir Wadada Digreer, Hodan, Mogadishu.

POWERING PROGRESS, BUILDING FUTURES
Somali-owned construction firm driving national infrastructure—Leading the Ugas Nuur Airport project in Galmudug State and delivering roads, terminals, civil works, and heavy equipment services with proven capability.

09/04/2026

Waxaa soo Gaban Gabobay shaqada Runway Marking-ga Garoonka Ugaas Nuur International Airport Dhusamareeb ooy gacanta ku heyso Shirkadda SOM-Central Construction Company Limited

31/03/2026

Waxaa Gaban Gabo ku dhaw shaqada Runway Marking-ga Garoonka Ugaas Nuur International Airport Dhusamareeb ooy gacanta ku heyso Shirkadda SOM-Central Construction Company Limited

07/03/2026

Shirkadda SOM-Central Construction Company Limited ayaa si dar-dar leh u wada shaqada Runway Marking-ga Garoonka Ugaas Nuur International Airport Dhusamareeb.

22/02/2026

Ayadoo ay si wanagsan u socoto shaqadii runway marking airport Ka Casimada dhusamareb Ayaa waxaa maanta booqasho iyo indha indhayn ku tegey Xildhiban Yusuf geele ugaas senator cabdi axmed dhuxulow dhegdheer. Iyo madax ka socotey. Company ga SOM -central construction co. Limited oo gacanta ku haysa dhismaha airport ka.

19/02/2026

Shirkadda SOM-Central construction company limited. Ayaa maanta Runway marking ku bilowday ugas nuur international airport dhusamareb.

04/01/2026

Waa Seddax diyaaradood oo mar qura ka wada duuleysa garoonka Ugaas Nuur,ee magaalada Dhuusamareeb ✈️

Maareeyaha Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed, Mudane Axmed Macalin Xasan, ayaa maanta safar kormeer ah ku yimid  ga...
12/11/2025

Maareeyaha Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed, Mudane Axmed Macalin Xasan, ayaa maanta safar kormeer ah ku yimid garoonka diyaaradaha magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug.

Safarka Maareeyaha waxaa ku wehliyey Maareeye ku-xigeenka hay’adda iyo Injineerro khubaro ah oo qeyb ka ahaa kormeerka, iyaga oo u kuurgalayay heerka uu marayo dhismaha garoonka.

Maamulka Shirkadda *SOM-Central Construction*, oo gacanta ku haysa dhismaha garoonka, ayaa si diirran ugu soo dhaweeyay kormeerayaasha, waxana ay siiyeen warbixin faahfaahsan oo ku saabsan marxaladda dhismaha iyo horumarka laga gaaray.

Maareeye Axmed Macalin Xasan ayaa shirkadda SOM-Central Construction ku amaanay dadaalka ay muujiyeen iyo tayada shaqada ay wadaan, isaga oo tilmaamay in shirkaddu ay tusaale wanaagsan u tahay sida loo qaban karo shaqo hufan oo la isku halleyn karo, loona baahan yahay in la dhiirrigeliyo.

11/11/2025

Shirkadda SOM-Central Construction Waxey dar dar galineysaa dib u dhiska iyo hormarka Galmudug.

10/11/2025

Shirkadda som- central construction company limited. Ayaa maanta.Soo bandhigtay qalab dhisme oo cusub oo ay ku soo kordhiday qalabkii shirkadu horay u haysatey. Qalabkaan ayaa shirkada awood u siinaya in ay ka shaqayn karto mashaariic kala duwan.

05/11/2025

Ugaas Nuur International Airport, Dhusamareeb.

26/10/2025

Balanteenu waa shaqo.

Address

Banadir Wadada Digreer, Hodan
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SOM Central Construction Company posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share