Saramic Building Material

Saramic Building Material One Stop Solution Building Material

πŸ”’βœ¨ Ku ilaali gurigaaga & xafiiskaaga ammaan casri ah!Saramic Smart Lock wuxuu ku siinayaa 4 fursadood oo furitaan ah:βœ… F...
16/08/2025

πŸ”’βœ¨ Ku ilaali gurigaaga & xafiiskaaga ammaan casri ah!

Saramic Smart Lock wuxuu ku siinayaa 4 fursadood oo furitaan ah:
βœ… Farahaaga (Fingerprint)
βœ… Kaarka (Card)
βœ… Passcode
βœ… Mobilkaaga (App)

Ha ka walwalin furaha kaa lumay – casri & ammaan dooro! 🏠🏒

πŸ‘‰ Premium Door Lock – Isticmaal fudud, ammaan ah, kuna habboon xafiis iyo guri.

πŸ“ž Nala soo xiriir: +2526156515554 / 615533377
πŸ“² Saramic

Inaad Guri dhisataa waa wax fudud Balse inaad Ku dhisto Gurigaada Qalabka mudan ayaa ah go'aanka Saxda Ah   Waa halka ay...
15/07/2025

Inaad Guri dhisataa waa wax fudud Balse inaad Ku dhisto Gurigaada Qalabka mudan ayaa ah go'aanka Saxda Ah Waa halka ay kuugu diyaar san yihiin Qalab dhisme oo kulan saday dhamaan waxkasto oo mudnaa gurigaada si uu kuugu waaro waqti dheer



πŸŽ‰ CIID WANAAGSAN | EID MUBARAK πŸŒ™Shirkadda SARAMIC waxay u diraysaa hambalyo iyo bogaadin dhammaan macaamiisheeda qiimaha...
05/06/2025

πŸŽ‰ CIID WANAAGSAN | EID MUBARAK πŸŒ™
Shirkadda SARAMIC waxay u diraysaa hambalyo iyo bogaadin dhammaan macaamiisheeda qiimaha leh, bahda dhismaha, iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan.

✨ Ku ciida farxad leh, barako badan, iyo nabad waarta.
🧱 SARAMIC – No. 1 Building Material
Hal-abuurka Dhismahaaga!


πŸ—οΈ Xoojinta Dhismahaaga Bilaawga Ayaa Ka Bilaabanta Bir Wanaagsan tayo ahaan ! πŸ”©Tayada Sare – Aaminaad La Hubo – Qiimo M...
02/06/2025

πŸ—οΈ Xoojinta Dhismahaaga Bilaawga Ayaa Ka Bilaabanta Bir Wanaagsan tayo ahaan ! πŸ”©

Tayada Sare – Aaminaad La Hubo – Qiimo Macquul Ah

Maxaad U Dooranaysaa Birahayaga Shubka ah ee Saramic?
βœ… Tayo sare leh – Bir adag oo waafaqsan heerarka caalamiga ah (ASTM & BS Standards)
βœ… La isku halleyn karo – awood u leh iney xajiyso culayska dhismaha
βœ… Damaanad Tayo – Waxaan la soconnaa warbixinta tijaabada (Test Certificate)
βœ… Nagu dooro tayada lahubo ee birta Saramoc – Wax bir been ah ama tayadoodu liidato ma iibinno
βœ… Qiimo tartan ah – Hel tayo sare kuna hel qimo macquula

🎯 Ku Habboon:
🏑 Milkiilayaasha dhismayaasha guryaha

🧱 Injineerada naqshadeynta iyo kormeerka

🧰 Shirkadaha dhismaha iyo ganacsatada agabka

πŸ“ Hel biraha ugu fiican ee shubka ah maanta!
πŸ“¦ Cabbirro la heli karo: 12mm – 20mm
πŸš› Gaarsiin degdeg ah oo magaalada gudaheeda ah(optional)

πŸ“ž Wac: 615651554/615533377
🌐 Booqo: www.saramic.so
βœ…βœ”οΈ
βœ…Bakaaro 21 november
πŸ“ Saramic Building Materials – Xuddunta Dhismahaaga

Ku dabool gurigaaga ama ganacsigaaga laamiyeeri tayo sare leh!βœ”οΈ Midab gaduud ah oo muuqdaβœ”οΈ 3m x 1.2m x 35mmβœ”οΈ Biyo cel...
12/05/2025

Ku dabool gurigaaga ama ganacsigaaga laamiyeeri tayo sare leh!
βœ”οΈ Midab gaduud ah oo muuqda
βœ”οΈ 3m x 1.2m x 35mm
βœ”οΈ Biyo celin joogto ah
Tan iyo 2016 ilaa maanta waa xalka runta ah!
πŸ“ž +252 615 651554 | 🌐 www.saramic.com

24/04/2025

U samee musqushaada isbeddel muuqda!
Qalab casri ah, tayo sare leh, iyo naqshad soo jiidasho leh β€” dhammaan waxaad ka helaysaa Saramic.

Call now to connect with business.

Fadhiyada  Musqusha Darbiga Lagu Xiro (Wall Hung Toilet Seat)Qaas la ahSi fudud loo rakibi karoFadhi raaxo lehBadbaadin ...
13/04/2025

Fadhiyada Musqusha Darbiga Lagu Xiro (Wall Hung Toilet Seat)

Qaas la ah

Si fudud loo rakibi karo

Fadhi raaxo leh

Badbaadin biyo 50%

Dabool si tartiib ah u xirma

Si fudud loo nadiifin karo – nadaafad iyo fayodhowr

1 mar oo la mayro ayaa ku filan in wasakhda oo dhan la tirtiro

Saramic – Shirkada Qalabka Dhismaha ee Ugu


07/04/2025

Macmiil Waxaan kuu keenay Plywoodka shubka oo ku haboon mashruuc kasta oo dhisme Martijaabi Adaan ka maarmi doonine

Xarumaheena

Darusalaam
Bakaaro
Buulo Xuubey
Zoobe

Nalaga soo xariir

0615651554
0615533377




Saramic Ciid Wanaagsan!Hambalyo Dhamaan Umada Soomaaliyeed Ciid Wanaagsan.
29/03/2025

Saramic

Ciid Wanaagsan!
Hambalyo Dhamaan Umada Soomaaliyeed Ciid Wanaagsan.

29/03/2025

CIID WANAAGSAN DHAMAAN UMADDA SOOMAALIYEED
IYO DHAMAAN MACAAMIISHEENA

Address

KM5 Street
Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Saramic Building Material posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share