AL-Kheyrat Spare parts

AL-Kheyrat Spare parts Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from AL-Kheyrat Spare parts, Automotive Parts Store, Isgoyska-Balagsi, Dagmada Howlwadag, Mogadishu.

AL-Kheyrat Spare Parts Waa Meesha Kaliya aad Kaheli karto Qalab Gawaari oo Dhamaystiran, Sida Qalabka Moto bajaajka, moto fekon, iyo qalabka babuurta yar yar iyo kuwa waa ween.

تَقَبَّلَ اللهُ مِنَّا وَمِنكُمْ صَالِحَ الأَعْمَال.
01/03/2025

تَقَبَّلَ اللهُ مِنَّا وَمِنكُمْ صَالِحَ الأَعْمَال.

✨Qaar Kamid ah Howl Wadeenada Al-Kheyrat Spare Parts 💡𝐓𝐞𝐥𝐥: +252614464053, 𝐄𝐦𝐚𝐢𝐥: alkheyratspareparts@gmail.com
16/02/2025

✨Qaar Kamid ah Howl Wadeenada Al-Kheyrat Spare Parts 💡

𝐓𝐞𝐥𝐥: +252614464053, 𝐄𝐦𝐚𝐢𝐥: [email protected]

09/02/2025

💡 𝐊𝐮 𝐒𝐨𝐨 𝐃𝐡𝐚𝐰𝐨𝐨𝐰 𝐌𝐚𝐜𝐚𝐦𝐢𝐢𝐥 𝐀𝐋-𝐊𝐡𝐞𝐲𝐫𝐚𝐭 𝐒𝐩𝐚𝐫𝐞 𝐏𝐚𝐫𝐭𝐬! 🚗⚙️
✨Al-Kheyrat Spare Parts Waxay kuu heesaa qalabka gawarida kuwaas oo tayadoda lahubo, Laysku halayn karo, Damaanadna leh. 🛠️

📍 Nagu soo booqo xarunteena oo kutaalo isgoyska-balagsi ama nagala soo xiriir numberkan si an kuu siino macluumaad intaan kabadan.

𝐓𝐞𝐥𝐥: +252 61 4464053, : [email protected]

💡 𝐊𝐮 𝐒𝐨𝐨 𝐃𝐡𝐚𝐰𝐨𝐨𝐰 𝐌𝐚𝐜𝐚𝐦𝐢𝐢𝐥 𝐀𝐋-𝐊𝐡𝐞𝐲𝐫𝐚𝐭 𝐒𝐩𝐚𝐫𝐞 𝐏𝐚𝐫𝐭𝐬! 🚗⚙️Waxaan ku faraxsanahay inaan idinku soo dhaweyno 𝐀𝐥-𝐊𝐡𝐞𝐲𝐫𝐚𝐭 𝐒𝐩𝐚𝐫𝐞 𝐏...
05/02/2025

💡 𝐊𝐮 𝐒𝐨𝐨 𝐃𝐡𝐚𝐰𝐨𝐨𝐰 𝐌𝐚𝐜𝐚𝐦𝐢𝐢𝐥 𝐀𝐋-𝐊𝐡𝐞𝐲𝐫𝐚𝐭 𝐒𝐩𝐚𝐫𝐞 𝐏𝐚𝐫𝐭𝐬! 🚗⚙️

Waxaan ku faraxsanahay inaan idinku soo dhaweyno 𝐀𝐥-𝐊𝐡𝐞𝐲𝐫𝐚𝐭 𝐒𝐩𝐚𝐫𝐞 𝐏𝐚𝐫𝐭𝐬, oo ah meel aad ka heli karto qalab gawaari oo dhamaystiran kuwaas oo tayo sare leh, laguna kalsoonaan karo, Qalabyada an idiin hayno waxaa kamid: Qalabka Bajaajka, Qalabka motoyinka sida fecon, Qalabka baabuurta yar yar, iyo baabuurta xamuulka.

𝐖𝐚𝐱𝐚𝐚 𝐃𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫 𝐊𝐮𝐮𝐥𝐚 𝐍𝐚𝐡𝐚𝐲
💡 Qiimo macquul ah.
💯 Qalab tayo sare leh.
⚡ Dag dagsiimo.

𝐀𝐥-𝐊𝐡𝐞𝐲𝐫𝐚𝐭 𝐒𝐩𝐚𝐫𝐞 𝐏𝐚𝐫𝐭𝐬 – Waa halka aad ka heli karto wax kasto oo aad u baahan tahay si gaadhigaagu shaqeeyo! 🚛🚘

📍 Nagu soo booqo xarunteena oo kutaalo isgoyska-balagsi ama nala soo xiriir maantaba si aad u hesho dalabyo gaar ah, badeeco cusub, iyo macluumaad faa’iido leh oo ku saabsan qalabkaaga!

𝐓𝐞𝐥𝐥: +252614464053, 𝐄𝐦𝐚𝐢𝐥: [email protected]

Address

Isgoyska-Balagsi, Dagmada Howlwadag
Mogadishu
1212

Opening Hours

Monday 07:00 - 17:30
Tuesday 07:00 - 17:30
Wednesday 07:00 - 17:30
Thursday 07:00 - 17:30
Saturday 07:00 - 17:30
Sunday 07:00 - 17:30

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when AL-Kheyrat Spare parts posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share