The Institution of Engineers - Somalia

The Institution of Engineers - Somalia Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from The Institution of Engineers - Somalia, Engineering service, 4th Floor, Adani Tower, Hodan District, Mogadishu.

The Institution of Engineers - Somalia (IES) is a professional society body that represents engineers in Somalia and cooperates with national and international institutions worldwide.

Golaha Sare oo ay ugu horeeyaan Madaxweynaha iyo Madaxweyne Ku-xigeenka Heyโ€™adda Injineerada Soomaaliyeed (IES), Eng. Om...
16/04/2026

Golaha Sare oo ay ugu horeeyaan Madaxweynaha iyo Madaxweyne Ku-xigeenka Heyโ€™adda Injineerada Soomaaliyeed (IES), Eng. Omar Abdi Arab iyo Eng. Bashir Ali Hussein, ayaa ka qeyb galay kulan muhiim ah oo dhex maray Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska & Guriyeynta -Soomaaliya, waxaana kulanka nagala soo qeyb galay Wasiirka Wasaaradda, Mudane Xildhibaan Ayub Ismail Yusuf, iyo Daladda Soreca - Somali Real Estate and Construction Association. Kulankan ayaa diiradda lagu saaray wadatashi ku saabsan horumarinta kaabayaasha iyo kobcinta magaalooyinka.

Ujeeddada kulanka ayaa ahayd xoojinta iskaashiga u dhexeeya Wasaaradda iyo Daladda SORECA, si loo mideeyo dadaallada lagu horumarinaayo kaabayaasha iyo magaalooyinka dalka.

Sidoo kale, waxaa la isla qaatay muhiimadda ay leedahay dhismaha hannaan wada-shaqeyn oo wax ku ool ah, kaas oo door muhiim ah ka qaadanaya kobaca, tayeynta, iyo nidaaminta qaybta dhismaha ee dalka.

๐ŸŒWorld Water Day 2026๐Ÿ’งWater is life, yet for many communities, safe water remains out of reach.Across Somalia, families ...
22/03/2026

๐ŸŒWorld Water Day 2026๐Ÿ’ง

Water is life, yet for many communities, safe water remains out of reach.

Across Somalia, families are forced to rely on unsafe and contaminated water. This is not just a challenge, it is a serious threat to health, livelihoods, and human dignity. Water scarcity continues to impact people, livestock, and the environment, especially as climate change intensifies droughts and reduces access to clean water sources.

At IES, we believe that no one should have to risk their life just to access drinking water.

Today, on World Water Day 2026, we stand in solidarity with vulnerable communities and call for:

โ—พ๏ธ Increased access to safe and clean water.
โ—พ๏ธ Investment in climate-resilient water systems.
โ—พ๏ธ Protection of communities from water-related diseases.
โ—พ๏ธ Stronger support for sustainable water solutions.

Clean water is not a privilege, it is a fundamental human right.

๐Ÿ’งSafe water saves lives.

๐‚๐ˆ๐ˆ๐ƒ ๐–๐€๐๐€๐€๐†๐’๐€๐Dhammaan umadda muslimiinta ah gaar ahaan umadda Soomaaliyeed waxaan ugu hambalyeynayna munaasabadda Ciidd...
19/03/2026

๐‚๐ˆ๐ˆ๐ƒ ๐–๐€๐๐€๐€๐†๐’๐€๐
Dhammaan umadda muslimiinta ah gaar ahaan umadda Soomaaliyeed waxaan ugu hambalyeynayna munaasabadda Ciidda barakaysan ee Fidriga

Celebrating the strength, creativity, and contributions of women and girls in engineering and STEM. By promoting inclusi...
08/03/2026

Celebrating the strength, creativity, and contributions of women and girls in engineering and STEM.

By promoting inclusion, mentorship, and equal opportunities, we empower the next generation of innovators and leaders. When women succeed, our societies and industries grow stronger.

Happy International Womenโ€™s Day!

04/03/2026

๐Ÿ—๏ธ Maalinta Injineernimada Adduunka 2026 (World Engineering Day)

Waxaa si guul leh noogu qabsoomay munaasabadda World Engineering Day 2026, oo ay soo qaban-qaabisay The Institution of Engineers โ€“ Somalia (IES), sanadkii labaad oo xiriir ah.

Munaasabaddan oo halku-dheggeedu ahaa โ€œFor Sustainable Developmentโ€, waxay kulmisay khubaro, hal-abuurayaal, iyo aqoonyahanno Soomaaliyeed si loo falanqeeyo doorka muhiimka ah ee injineernimada ku leedahay dhismaha mustaqbal waara, horumarinta hal-abuurka, iyo kobcinta tiknoolajiyadda casriga ah.

๐Ÿ‘ Mahadnaq gaar ah dhammaan ka-qaybgalayaasha, marti-sharafta, iyo taageerayaasha ka qeyb qaatay guusha munaasabaddan qiimaha leh.

 ๐Ÿ—๏ธ Maalinta Injineernimada Adduunka 2026 (World Engineering Day)Waxaa si guul leh noogu qabsoomay munaasabadda World En...

Address

4th Floor, Adani Tower, Hodan District
Mogadishu

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 14:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when The Institution of Engineers - Somalia posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share