Volks Elevator Somalia

Volks Elevator Somalia Volks Elevator specializes in the Supply, Installation and Commissioning of Elevators.

08/10/2025

waa dajinta wiishashka Volks Elevator Somalia , Ee aan u keenay qaar ka mid ah macaa miisheena.

06/10/2025

Waxaa farxaad noo ah inan Elevator ugu xirno MOQDISHU FERTILITY HOSPITAL, waxaana uga mahadcelinayna sida wanagsan ee ay noola shaqeyen intii ay socota shaqada socotay.

Volks Elevator Somalia

04/10/2025

waxaan maanta ku wareejinay elevator ama wiishka guryaha lagu raaco , shirkada dhismaha ee SOMCES wana uga mahad celinaynaa ,

04/10/2025
02/10/2025

Waxaan ku wareejinay mid ka mid Macamiisha Volks Elevator Somalia elevator dhamaystiran oo aad u qurux badan , waana Uga mahadcelinaynaa doorashada uu doortay Volks Elevator ,

01/10/2025

Volks Elevator Somalia , Mar walba macaamiisheeda waxay ku soo dhawaynayaa gamca furan iyo shaqo tayo leh.

Hambalyo Dhamaan Umma Muslimiinta ah meel walba Oo Ad  Joogtaan  Eid Wanagsan waxaan Idin Rajaynaynaa Cafimaad ku Ciidaa...
30/03/2025

Hambalyo Dhamaan Umma Muslimiinta ah meel walba Oo Ad Joogtaan Eid Wanagsan waxaan Idin Rajaynaynaa Cafimaad ku Ciidaan.

Volks Elevator

29/01/2025

Instead of using your hands, if you need to hold the elevator door open, it's safer to use the "Door Open" button if the elevator is equipped with one, or wait for the next elevator if you're in a hurry.
Always prioritize safety over convenience.

Address

Olow Tower Building
Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+252770855082

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Volks Elevator Somalia posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Volks Elevator Somalia:

Share