Handasa Construction And Consulting Company

Handasa Construction And Consulting Company Gacmo Furan Kuso Dhowow Macamiil Ku so dhawada Handasa construction and consulting company

جمعة مباركة 🕌✨Qof walba ha gaadho barako, nabad iyo caafimaad. Haddii aad rabto mashruuc dhisme oo casri ah—naqshad, kor...
10/10/2025

جمعة مباركة 🕌✨
Qof walba ha gaadho barako, nabad iyo caafimaad. Haddii aad rabto mashruuc dhisme oo casri ah—naqshad, kormeer iyo fulin—HANDASA Construction & Consulting Company ayaa kuu keenta tayo, daah-furnaan iyo kalsooni. Waxaan dhisnaa mustaqbal adag sida aasaaska guryaha aan kuu naqshadeyno.
📞 25261-0495484 • 25261-87090003

15/08/2025

✨ Arag riyada oo isu rogtay guri dhab ah ✨
Handasa Construction and Consulting Company waxay kaa caawinaysaa inaad ka soo bilowdo naqshad ilaa aad ku gaarto guri qurux badan oo dhameystiran.

🏗️ Waxaan dhisnaa guryo tayo leh, naqshad casri ah, iyo dhisme adkeysi leh oo ka hadlaya shaqadeena.
📐 Laga bilaabo before ilaa after — tayadu waa astaanteena.

📞 Nagala soo xiriir maanta: +252 61 0495484 / 61 8709003

Hashtags:

✨ Arag riyada oo isu rogtay guri dhab ah ✨Handasa Construction and Consulting Company waxay kaa caawinaysaa inaad ka soo...
31/07/2025

✨ Arag riyada oo isu rogtay guri dhab ah ✨
Handasa Construction and Consulting Company waxay kaa caawinaysaa inaad ka soo bilowdo naqshad ilaa aad ku gaarto guri qurux badan oo dhameystiran.

🏗️ Waxaan dhisnaa guryo tayo leh, naqshad casri ah, iyo dhisme adkeysi leh oo ka hadlaya shaqadeena.
📐 Laga bilaabo before ilaa after — tayadu waa astaanteena.

📞 Nagala soo xiriir maanta:
+252 61 0495484 / 61 8709003

Hashtags:

  Waxaan Umada  Somaaliyeed ugu Hambalyee nee naa bilaabasha da bisha barakeysan ee Ramadan.
28/02/2025



Waxaan Umada Somaaliyeed ugu Hambalyee nee naa bilaabasha da bisha barakeysan ee Ramadan.

29/11/2024

JUMA MUBAARAK...
waxaa si habsami leh usocda dhismaha tayada iyo quruxda kulansaday.
waxan awood uleenahay
*dhisida gurayaha
*naqshadeynta guryaha iyo dabaqyada
*qurxinta iyo latalinta guryaha qadiimiga ah
intaas iyo in ka badan ayaan diyaar kuula nahay macamiil soo dhawoow

jimco wanagsan macamisheena iyo asxabteena...waxan idinku wargelineynaa inan diyaar unahay soo dhaweeyntiina Aadna naga ...
22/11/2024

jimco wanagsan macamisheena iyo asxabteena...

waxan idinku wargelineynaa inan diyaar unahay soo dhaweeyntiina Aadna naga heli doontaan qiimo jaban iyo qadarin weeyn.
nila soo xiriir si aan kaaga caawino rumeynta riyadaada.
mahadsanidiin

  jimco wanagsan saaxibadena qaaliga ah.ku dadaal tasbiixda badi xuska nabigeena suuban(s.c.w)malintu ha inoo wacnaato w...
04/10/2024


jimco wanagsan saaxibadena qaaliga ah.
ku dadaal tasbiixda badi xuska nabigeena suuban(s.c.w)
malintu ha inoo wacnaato walaalayaal.

 #جمعةمباركةللجميع
27/09/2024

#جمعةمباركةللجميع

14/09/2024

Ma ubahan tahay Nashqado Casri ah iyo Dhismo Tayo Sare leh, Hadaba

❝𝐌𝐚𝐜𝐚𝐚𝐦𝐢𝐢𝐥 𝐮𝐠𝐮 𝐡𝐚𝐠𝐚𝐚𝐠 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚𝐝𝐚 𝐝𝐡𝐢𝐬𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐞𝐞 𝐇𝐚𝐧𝐝𝐚𝐬𝐚 𝐝𝐡𝐢𝐬𝐦𝐨 𝐪𝐮𝐫𝐮𝐱 𝐢𝐲𝐨 𝐭𝐚𝐲𝐨 𝐬𝐚𝐫𝐞 𝐥𝐞𝐡❞

An eye for detail
Let’s make something beautiful together.
100% committed — we’ll do whatever it takes.
😍 Open your mind. 👥 Share your vision. 💡 See the works.

𝐂𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭 𝐔𝐬:
Tell/WhatsApp : 610495484 +252618709003
Email: 𝑰𝒏𝒇𝒐@Handasa.so

( )





13/09/2024

ASC
juma mubaarak dhamaan umada soomaaliyeed.

Gacmo Furan Kuso Dhowow Macamiil

12/09/2024

“Hadda Waa Mid Ka Mida dhismayaasha bilicda leh ee wado shirked ku na yaala bartamaha magaalda Muqdisha!”

Handasa Construction And Consulting Company

“HOYGA RUMEYNTA RIYADAADA GURI”



Gacmo Furan Kuso Dhowow Macamiil

Address

Grand Tower, Taleex Street
Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 08:00 - 12:30
13:30 - 08:00
Tuesday 08:00 - 12:30
13:30 - 08:00
Wednesday 08:00 - 12:30
13:30 - 08:00
Thursday 08:00 - 12:30
13:30 - 17:00
Saturday 08:00 - 12:30
13:30 - 08:00
Sunday 08:00 - 12:30
13:30 - 08:00

Telephone

+252610495484

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Handasa Construction And Consulting Company posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Handasa Construction And Consulting Company:

Share