22/08/2026
𝐇𝐚𝐦𝐛𝐚𝐥𝐲𝐨 𝐆𝐮𝐮𝐥𝐞𝐲𝐬𝐭𝐚𝐡𝐚 𝐒𝐚𝐚𝐝𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚! 🏆
Mohamud Ali Hussen oo ku guuleystay saadaalinta ciyaartii Final-ka ee SUPER KOOBKA 2026, isaga oo noqday qofkii ugu soo horeeyay ee si sax ah u saadaaliya natiijada PSG 2–1 ASTON VILLA sido kale ne buuxiyay dhamaan shuruudaha abalmarinta.
🙏 waxaan dhamaan intii ka qeyb-qaadatay saadaalinta ka Raali-galineynaa dib u dhaca ku yimid shaacinta guuleystaha cilad page ka naga heysatay awgeed.