Saramic

Saramic Saramic building material waa shirkad soo dajisa dhamaan waxii aad uga baahneed qalabka dhismaha

๐ŸŽ“ ๐‡๐€๐Œ๐๐€๐‹๐˜๐Ž ๐€๐‘๐ƒ๐€๐˜๐ƒ๐€ ๐…๐€๐’๐€๐‹๐Š๐€ ๐…๐Ÿ’! ๐ŸŽ‰Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa ๐Ÿ‘-๐๐š ๐š๐ซ๐๐š๐ฒ ๐ž๐ž ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐ฌ๐š๐ซ๐ซ๐ž๐ž๐ฒ๐š๐ฒ ๐Ÿ๐š๐ฌ๐š๐ฅ๐ค๐š ๐…๐Ÿ’, sanad du...
15/08/2026

๐ŸŽ“ ๐‡๐€๐Œ๐๐€๐‹๐˜๐Ž ๐€๐‘๐ƒ๐€๐˜๐ƒ๐€ ๐…๐€๐’๐€๐‹๐Š๐€ ๐…๐Ÿ’! ๐ŸŽ‰

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa ๐Ÿ‘-๐๐š ๐š๐ซ๐๐š๐ฒ ๐ž๐ž ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐ฌ๐š๐ซ๐ซ๐ž๐ž๐ฒ๐š๐ฒ ๐Ÿ๐š๐ฌ๐š๐ฅ๐ค๐š ๐…๐Ÿ’, sanad dugsiyeedka ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“โ€“๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”. ๐Ÿ‘๐Ÿ†

๐Ÿฅ‡ ๐Ÿ๐š๐š๐ โ€“ ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐ ๐‚๐ข๐ข๐ฌ๐ž ๐ƒ๐š๐š๐ก๐ข๐ซ
๐Ÿฅˆ ๐Ÿ๐š๐š๐ โ€“ ๐…๐š๐ซ๐ฑ๐ข๐ฒ๐จ ๐…๐š๐ซ๐š๐ฑ ๐Ž๐ฆ๐š๐ซ
๐Ÿฅ‰ ๐Ÿ‘๐š๐š๐ โ€“ ๐€๐š๐ฆ๐ข๐ง๐š ๐Š๐ก๐š๐š๐ฅ๐ข๐ ๐‚๐š๐›๐๐š๐ฅ๐ฅ๐š

Dadaalkiinna, kartidiinna iyo guushiinnu waa tusaale mudan in lagu daydo. Waxaan idiin rajaynaynaa guulo waaweyn iyo mustaqbal ifaya. ๐ŸŒŸ๐Ÿ“š

๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐ฆ๐š๐ซ ๐ค๐š๐ฅ๐ž! ๐ŸŽŠ

07/08/2026

๐——๐—ผ๐—ผ๐—ฟ๐—ผ ๐—Ÿ๐—ฎ๐—บ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฟ, ๐—ž๐˜‚๐—ป๐—ฎ ๐—š๐˜‚๐˜‚๐—น๐—ฒ๐˜†๐˜€๐—ผ ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐˜๐—ฎ๐—ณ!

Munaasabadda Jimcaha Barakaysan, Saramic waxay kuu diyaarisay fursad aad ku guuleysan karto Shataf tayo sare leh

๐—ฆ๐—ต๐˜‚๐—ฟ๐˜‚๐˜‚๐—ฑ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ธ๐—ฎ ๐—พ๐—ฎ๐˜†๐—ฏ๐—ด๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ:

1๏ธโƒฃ Dooro hal lambar oo u dhexeeya **1 ilaa 30**.
2๏ธโƒฃ Lambarka aad dooratay ku qor qaybta comments-ka.
3๏ธโƒฃ Ku mention garee ugu yaraan 3 qof.
4๏ธโƒฃ Like & Follow saar page-ka Saramic.
5๏ธโƒฃ Public ugu share garee post-kan.
6๏ธโƒฃ Lama oggola in comment-ka la edit gareeyo.
7๏ธโƒฃ Hal lambar oo keliya ayaa qofkiiba la aqbalayaa.

๐—™๐—ถ๐—ถ๐—ฟ๐—ผ ๐—š๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ ๐—ฎ๐—ต: Ka qaybgalka tartanku wuxuu ku egyahay **caawa saqda dhexe, 12:00 AM (00:00)**. Wixii intaas ka dambeeya lama aqbali doono.

๐—š๐˜‚๐˜‚๐—น ๐˜„๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ป ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—บ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ธ๐—ฎ ๐—พ๐—ฎ๐˜†๐—ฏ๐—ด๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ฎ!

Saramic building material waa shirkad soo dajisa dhamaan waxii aad uga baahneed qalabka dhismaha

Jimco Wanaagsan ๐ŸคฒMaalinta Jimcadu waa maalinta ugu khayrka badan maalmaha usbuuca. Waa maalin ducada la aqbalo, dembiyad...
31/07/2026

Jimco Wanaagsan ๐Ÿคฒ

Maalinta Jimcadu waa maalinta ugu khayrka badan maalmaha usbuuca. Waa maalin ducada la aqbalo, dembiyada la dhaafo, qalbigana lagu xasiliyo xuska Alle.

Waxaan idiin rajaynaynaa Jimco barako leh. Ilaahay ha idinka aqbalo cibaadadiinna, ha idiin barakeeyo noloshiinna, qoyskiinna iyo rizqigiinna, hana idinka dhigo kuwa ku guulaysta adduun iyo aakhiro.

23/07/2026

Dooro ๐๐ข๐ซ๐ญ๐š ๐ง๐จ.๐Ÿ๐Ÿ– (๐Ÿ๐ŸŽ๐ฆ๐ฆ) ee Shirkadda Saramic โ€“ bir leh xoog, adkeysi iyo tayo sare oo la isku halayn karo.

Waa doorashada ugu habboon dhammaan noocyada mashaariicda dhismaha, si aad u hesho dhisme adag oo waara.

Saramic building material waa shirkad soo dajisa dhamaan waxii aad uga baahneed qalabka dhismaha

๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐†๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐ž๐ฒ๐ฌ๐ญ๐š๐ก๐š!Waxaan si kal iyo laab ah ugu hambalyeynaynaa Mohamed Ahmed Awale, oo ku guuleystay ๐€๐›๐š๐š๐ฅ-๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐Œ...
23/07/2026

๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐†๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐ž๐ฒ๐ฌ๐ญ๐š๐ก๐š!

Waxaan si kal iyo laab ah ugu hambalyeynaynaa Mohamed Ahmed Awale, oo ku guuleystay ๐€๐›๐š๐š๐ฅ-๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐Œ๐ข๐ฅ๐š๐ง ๐’๐ก๐จ๐ฐ๐ž๐ซ ee ay bixisay ๐’๐š๐ซ๐š๐ฆ๐ข๐œ ๐๐ฎ๐ข๐ฅ๐๐ข๐ง๐  ๐Œ๐š๐ญ๐ž๐ซ๐ข๐š๐ฅ.

Waad ku mahadsan tahay dhammaan intii ka qeyb qaadatay tartanka, la wadaagtay, kana falcelisay boggeenna. Taageeradiinnu waa waxa nagu dhiirrigeliya inaan sii wadno bixinta hadiyado iyo fursado qiimo leh.

18/07/2026

๐—ฆ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ ๐—–๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐˜๐—ฎ, ๐—ž๐˜‚๐—ป๐—ฎ ๐—š๐˜‚๐˜‚๐—น๐—ฒ๐˜†๐˜€๐—ผ ๐— ๐—ถ๐—น๐—ฎ๐—ป ๐—ฆ๐—ต๐—ผ๐˜„๐—ฒ๐—ฟ!

Saadaali ciyaarta u dhaxaysa ๐Ÿ‡ฆ๐Ÿ‡ท ๐—”๐—ฟ๐—ด๐—ฒ๐—ป๐˜๐—ถ๐—ป๐—ฎ iyo ๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡ธ ๐—ฆ๐—ฝ๐—ฎ๐—ถ๐—ป, kuna guuleyso ๐—”๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—น-๐—บ๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐— ๐—ถ๐—น๐—ฎ๐—ป ๐—ฆ๐—ต๐—ผ๐˜„๐—ฒ๐—ฟ oo tayo sare leh!

๐Ÿ† ๐—™๐—œ๐—™๐—” ๐—ช๐—ผ๐—ฟ๐—น๐—ฑ ๐—–๐˜‚๐—ฝ ๐—™๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐—น
๐Ÿ“… ๐—ฆ๐˜‚๐—ป๐—ฑ๐—ฎ๐˜†, ๐—๐˜‚๐—น๐˜† ๐Ÿญ๐Ÿต, ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฒ
๐Ÿ•™ ๐—ง๐—ผ๐—บ๐—ผ๐—ฟ๐—ฟ๐—ผ๐˜„ ๐Ÿญ๐Ÿฌ:๐Ÿฌ๐Ÿฌ ๐—ฃ๐—  (EAT)

๐—ฆ๐—ต๐˜‚๐—ฟ๐˜‚๐˜‚๐—ฑ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ธ๐—ฎ ๐—พ๐—ฎ๐˜†๐—ฏ๐—ด๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ:

1๏ธโƒฃ Ku mention garee ugu yaraan 3 qof qeybta comments-ka.
2๏ธโƒฃ Like & Follow saar page-ka.
3๏ธโƒฃ Public ugu share garee post-kan.
4๏ธโƒฃ Comments-ka ku qor saadaashaada (score-ka saxda ah).
5๏ธโƒฃ Lama oggola in comment-ka la edit gareeyo.
6๏ธโƒฃ Hal saadaal oo keliya ayaa la aqbalayaa.

๐—™๐—ถ๐—ถ๐—ฟ๐—ผ ๐—š๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ ๐—ฎ๐—ต: Saadaasha waxay xirmeysaa isla marka ay ciyaartu bilaabato.

๐—”๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—น-๐—บ๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐— ๐—ถ๐—น๐—ฎ๐—ป ๐—ฆ๐—ต๐—ผ๐˜„๐—ฒ๐—ฟ oo tayo sare leh waxaa ku guuleysan doona qofka si sax ah u saadaaliya natiijada ciyaarta.

๐—š๐˜‚๐˜‚๐—น ๐˜„๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ป ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—บ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ธ๐—ฎ ๐—พ๐—ฎ๐˜†๐—ฏ๐—ด๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ฎ!

Saramic building material waa shirkad soo dajisa dhamaan waxii aad uga baahneed qalabka dhismaha

Shower System casri ah oo tayo sare lehโœ… 8" Rainfall Shower Headโœ… 3-Function Hand Showerโœ… Height-Adjustable Stainless St...
16/07/2026

Shower System casri ah oo tayo sare leh

โœ… 8" Rainfall Shower Head
โœ… 3-Function Hand Shower
โœ… Height-Adjustable Stainless Steel Design
โœ… Premium Matte Black Finish
โœ… Modern, Durable & Easy to Use

Ka dhig musqushaada mid casri ah, qurux badan, isla markaana raaxo leh adigoo dooranaya tayo lagu kalsoon yahay.

Jumma Mubarak!Maalinta Jimcaha waa maalin barako, naxariis iyo ducada la aqbalo. Aynu ka faa'iidaysanno salaadda Jimcaha...
10/07/2026

Jumma Mubarak!

Maalinta Jimcaha waa maalin barako, naxariis iyo ducada la aqbalo. Aynu ka faa'iidaysanno salaadda Jimcaha, akhriska Qur'aanka Kariimka ah, iyo xuska Alle.

Ilaahay ha inaga aqbalo cibaadadeenna, hana inagu gallado caafimaad, barwaaqo iyo kheyr aan dhammaad lahayn.

09/07/2026

๐—ช๐—ฎ๐—ท๐—ถ ๐——๐—ต๐—ฎ๐—พ (๐—”๐—ฟ๐˜ ๐—•๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ป)

Ku Habboon Hoteellada, Maqaayadaha, Beauty Salon-Yada, Barber Shop-Yada Iyo Qolalka Fadhiga Ee Qaybaha Qadada.

๐—ค๐—ถ๐—ถ๐—บ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ: $๐Ÿฎ๐Ÿฑ.๐Ÿณ๐Ÿด

Saramic building material waa shirkad soo dajisa dhamaan waxii aad uga baahneed qalabka dhismaha

04/07/2026

๐—ฆ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ฐ ๐—•๐˜‚๐—ถ๐—น๐—ฑ๐—ถ๐—ป๐—ด ๐— ๐—ฎ๐˜๐—ฒ๐—ฟ๐—ถ๐—ฎ๐—น waxay kusoo bandhigeysaa ๐—๐—ถ๐—ธ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐—ฐ๐—ฎ๐˜€๐—ฟ๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐—ฎ๐—ต oo cabbirkeedu yahay ๐Ÿด ๐—Ÿ๐—ถ๐—ป๐—ฒ๐—ฎ๐—ฟ ๐— ๐—ฒ๐˜๐—ฒ๐—ฟ (5 mitir hoose iyo 3 mitir kore), si qurux badan loogu naqshadeeyay baahida dhisme kasta.

Isku darka naqshad casri ah, tayo sare leh, iyo keyd ku filan ayaa ka dhigaya jikadan doorasho ku habboon guri kasta.

โœ… Soft Close Cabinets
โœ… Stone Countertop oo tayo sare leh
โœ… Meel gaar ah oo loogu talagalay Cooker Hood & Cooker
โœ… Keyd ballaaran iyo habayn casri ah

๐˜ฟ๐™–๐™–๐™ฌ๐™ค ๐™ข๐™ช๐™ช๐™ฆ๐™–๐™–๐™ก๐™ ๐™– ๐™ค๐™ค ๐™–๐™ง๐™–๐™œ ๐™ฉ๐™–๐™ฎ๐™–๐™™๐™–, ๐™ฆ๐™ช๐™ง๐™ช๐™ญ๐™™๐™–, ๐™ž๐™ฎ๐™ค ๐™›๐™–๐™–๐™๐™›๐™–๐™–๐™๐™ž๐™ฃ๐™ฉ๐™– ๐™–๐™ฎ ๐™Ž๐™–๐™ง๐™–๐™ข๐™ž๐™˜ ๐™ ๐™ช๐™ช ๐™จ๐™ค๐™ค ๐™—๐™–๐™ฃ๐™™๐™๐™ž๐™œ๐™–๐™ฎ๐™จ๐™ค.


Address

HQ DARUSALAM CITY

252

Opening Hours

Monday 07:00 - 16:30
Tuesday 07:00 - 16:30
Wednesday 07:00 - 16:30
Thursday 07:00 - 16:30
Saturday 07:00 - 16:30
Sunday 07:00 - 16:30

Telephone

+252615651554

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Saramic posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

  • Want your business to be the top-listed Equipment Service?

Share