Odey jimacaale

Odey jimacaale page kaan follow gareeya sxpyaal si aan malaayiin meyl u goyno wax khayr leh ayaan kusoo gudbn donye waxaan ahay arday waxka barata magaalada muqdisho

21/05/2024

Muqdisho caasimadda ummada soomaaiyeed

16/01/2024

Hablo weerar gelikara
Gobanimna hanankara
Hablo talada goyn kara
Garta madal ka niqi kara
Garashana iskaga mida
Quruxdana kawa gobo
Geesteena mooyee
Gayi kale ma joogaan.

Haddaa gabadh caddaaniyo
Dhulka gaala keentaan
Guumays shisheeya ah
Haddaa gacanta qabataan
Hableheenu guur iyo
Gayaan yey ka sugayaan

(Hadraawi AHUN)

18/10/2023

Qofka bini'aadanka ah waa buug loo baahan yahay inaad aqrisatid qof walba jaldiga kore waa ka qurux badan yahay laakiin markaad Kala furtid waxaad ugu tagaysaa sheekooyin qalbi taabad ah oo aad u xanuun badan.

Isku day qof walba inaadan Ku go'aamin jaldiga kore Kala fur si aad u ogaatid taariikhdiisa.

Yasser Abdiladiif

17/10/2023

Kalaamka Alle subxaanahu watacaalaa

17/10/2023

Masha allah

12/10/2023

Dadka iigu dhow maalinta qiyaame waa kuwa iigu saliga badan.

-Nebi Maxamed NNKH

Labo eray oo carab ka ufudud, ku culus miisaanka Qiyaame, uuna jecelyahay illaahay Waa labada eray hoos ku qoran …..
12/10/2023

Labo eray oo carab ka ufudud, ku culus miisaanka Qiyaame, uuna jecelyahay illaahay Waa labada eray hoos ku qoran …..

29/07/2023
ASC sxpyaal
22/07/2023

ASC sxpyaal

Address

Xarar Dheere
Mogadishu
618633358

Telephone

+252613687334

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Odey jimacaale posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share