28/02/2026
SHirkada MK Engineering and Consulting waxay bixisaa adeegyadan hoos ku qoran
1. Gypsum board and decorations
2. Qurxinta laydhka guryaha iyo fooqyada ( lighting building ).
3. Marinta Renji casri ah.
4. Marmar gelinta guryaha iyo dhismayasha waaweyn.
Waxa ku diyaar ah macmiil, shaqaale khibrad badan u leh shaqooyinkan oo leh ajaanib iyo muwadinin si hufan kuugu adeegi doona.
Hadaba macmiil nagala soo xidhiidh
WhatsApp Number = 65 9103447