Turksell tiles, Doors & Sanitary

Turksell tiles, Doors & Sanitary The Academy is a center for excellence and leadership dedicated to the achievement of a more peacefu

DEG DEG DAAWO SADDEXDA FANAAN EE LA SIIYAY QURUXDA SOMALIDA IYO MURAN BADAN OO KA DHASHAY …. http://wp.me/p4g8Rk-2vn
06/01/2015

DEG DEG DAAWO SADDEXDA FANAAN EE LA SIIYAY QURUXDA SOMALIDA IYO MURAN BADAN OO KA DHASHAY …. http://wp.me/p4g8Rk-2vn

DEG DEG DAAWO SADDEXDA FANAAN EE LA SIIYAY QURUXDA SOMALIDA IYO MURAN BADAN OO KA DHASHAY .... HALKAN GUJI OO DAAWO

Nuxurka Wefti Uu Hogaaminayo Wasiirka Maaliyada Somaliland Oo Safar Kedis Ah Ku Jooga Marsada Berbera Iyo Masuuliyiinta ...
05/01/2015

Nuxurka Wefti Uu Hogaaminayo Wasiirka Maaliyada Somaliland Oo Safar Kedis Ah Ku Jooga Marsada Berbera Iyo Masuuliyiinta Uu Kulamada La Yeeshay, DAAWASHO-WACAN http://wp.me/p4g8Rk-2v6

Berbera(Saaxilnews):- Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Mudane Cabdi Casiis Maxamed Samaale iyo Wefti uu hogaaminayay ayaa maanta Kormeer ku soo maray laamaha Dekhli soo saarka ee Magaalada Berbera. Weftigan oo si kedis ah ugu waabaristay Xafiisyada Kastamka Berbera, waaana halkaasi si habsami ah uga socotay shaqada adeega dadweynaha ee Cashuur uruurintu. Maamulaha Kastamka Berbera Maxamed Cabdi Gurxan ayaa waxa uu war-bixin siiyay Weftiga, isaga oo sheegay in ku talogalkii dakhliga ee sanadkii dhamaaday ee 2014 uu sidii loo qorsheeyay u soo baxay, isla markaana dakhli dheeraad ahi soo xarooday. [ 232 more words. ]

Wararkii Ugu Danbeeyey Ee Ka Soo Baxay Khasaaraha Dhimashada Iyo Dhaawaca Ka Dhashay Qarixii Ismiidaaminta Ee Ka Dhacay ...
05/01/2015

Wararkii Ugu Danbeeyey Ee Ka Soo Baxay Khasaaraha Dhimashada Iyo Dhaawaca Ka Dhashay Qarixii Ismiidaaminta Ee Ka Dhacay Muqdisho http://wp.me/p4g8Rk-2v2

Muqdisho(Saaxilnews):- Ugu yaraan shan qof ayaa ku geeriyooday tiro ka badan 15 qofna way ku dhaawacmeen qarax is-miidaamina oo Galabta maanta ka dhacay agagaarka xerada Afasiyooni oo ku dhow Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho. Qaran oo la la beegsaday ciidammo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya oo wakhtigaas waddada marayay,gaadhiga loo adeegsaday ismiidaaminta ayaa lagu sheegay inuu ahaa Suzuki, waxaanay qaar ka mida hay’adaha sirdoonka Soomaaliya sheegeen inay ka warhayeen gaadhigan qaraxa lagu fuliyay, kaas oo ku dhacay gaadhi noociisu yahay NOAH oo uu watay qof shicib ahi. [ 189 more words. ]

DAAWO SOORAAN IYO JAWAAN KA YAABIYAY SOMALIDA JIGJIGA IYO QOSOLKII KALA GAADHAY ….. http://wp.me/p4g8Rk-2uR
04/01/2015

DAAWO SOORAAN IYO JAWAAN KA YAABIYAY SOMALIDA JIGJIGA IYO QOSOLKII KALA GAADHAY ….. http://wp.me/p4g8Rk-2uR

DAAWO SOORAAN IYO JAWAAN KA YAABIYAY SOMALIDA JIGJIGA IYO WIXII KALA GAADHAY ..... HALKAN GUJI OO DAAWO

Deg Deg : Qarax Awood Badan oo Muqdisho ka Dhacay. http://wp.me/p4g8Rk-2uP
04/01/2015

Deg Deg : Qarax Awood Badan oo Muqdisho ka Dhacay. http://wp.me/p4g8Rk-2uP

Qaraxa oo ahaa mid awood badan waxaa la arkay Holaca iyo Qiiq hawada galay, waxaana la sheegay in qaraxa ay xigtay rasaas culus . sida ay wakaaladda wararka caalamiga ah ee Routers u sheegeen dad goob joogeyaal ahaa. ilaa iyo hadda lama hayo tafaasiil rasmi ah oo ku saabsan khasaaraha dhabta ah ee qaraxu gaystay, mana jirto cid ilaa iyo hadda sheegatay masuuliyadda qaraxaaasi oo ahaa mid wayn oo laga dareemay meelo badan oo ka mid ah magaalada muqdisho. [ 1 more word. ]

Dhammaan Akhyaartan Iyo Masuuliyiintani Waxay Tacsi U Dirayaan Abwaan Cabdi Ismaaciil Siciid (Biso), Oo Aabihii Marxuum ...
04/01/2015

Dhammaan Akhyaartan Iyo Masuuliyiintani Waxay Tacsi U Dirayaan Abwaan Cabdi Ismaaciil Siciid (Biso), Oo Aabihii Marxuum Ismaaciil Siciid (Uurbeyte) Ku Geeriyooday Magaalada Hargaysa http://wp.me/p4g8Rk-2uK

INA LI LAAHI WA INA ILEYHI RAAJUCUUN Wasiirka Diinta iyo Aw-qaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdillaahi Axmed Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye (Nacnac) Agaasimaha Waaxda Dakhli aruurinta Dawladda hoose ee Hargaysa Yuusuf Sooraan Murashax Guuleed Goohe Iidaan Xoghayaha gobolka Maroodi-jeex Xamse Ciise Cabdi Murashax Maxamed-aamiin Cabdi Cilmi Dixood Guddoomiyaha Waxbarashada ee gobolka Hawd Cabdillaahi Ibraahim X. Xasan Cabdiqaadir Maxamed Ciid (Baay) Abwaan Ismaaciil JIHEEYE… [ 146 more words. ]

Cali Guray waxa uu intaas ku daray, “Madaxweynuhu markan iyo marar horeba wuu caddeeyay inuu yahay Musharaxa KULMIYE. Do...
04/01/2015

Cali Guray waxa uu intaas ku daray, “Madaxweynuhu markan iyo marar horeba wuu caddeeyay inuu yahay Musharaxa KULMIYE. Doorashadan ta ka dambaysa inay u tartamaan Nimankanina Khalad bay ahayd, inay Doorashaddan Madaxweynaha la tartamaan uun bay ahayd, laakiin Saddexdoodu-ba way caddeeyeen inaanay la tartamayn ee ay Madaxweynaha u daayeen.” http://wp.me/p4g8Rk-2uG

Caruurta ama ubadku waa sarwada ama midhaha uu ku bad-baado ummadi qoon kastana wuxuu gashado dadkiisa ayaa u noqdo wuxuu inti faacsado ,wadan waliba aduunka wuxuu ku dhaafa dal kale dadaalka uu galiyo ubadkiisa .tusaale wadanka japan malaha khay –raad badan ama kuuriyada koonfureed lakiin dadkooda ayey galiyaan tacab badan hadii ay noqoto waalidka ama xukuumadahooda .dalal kaas caruurtoodu waxay bartaan waqti ka badan kuwa kale ee dunida, fasaxooduna aad ayuu u yar yahay.hadaba hadii aan usoo noqdo sababaha ubadka kala horumariya way fara badan yiin waxaana ugu mihiin san qaybta waalidku ka qaato ilmahiisa sidii uu uga dhigilahaa mid ku najaxa waxbarashadiisa hadii aynu tusaale soo qaadano waxaa jiray wiil yar oo la odhan jiray chris lagan ,wiilka yar wuxuu ahaa mid Rabi maskax ku manaystay isagoo yar ayuu abahii geeriyooday ,kadib hooyadii waxaa guursaday nin nololsha kadhacay oo la odhan jiray Jack lagan ninkaas wuxuu ahaa joornaliiste habeen iyo maalin sirkhaan san oo dhiba gabadha iyo caruurteeda hooyadiina sidoo kale waxay noqotay mid kadaran .wiil kaas markii laga yaabay waxaa ku tar-tamay iskuuladii barayfidka ahaa ee maraykanka wuxuu doortay (Reed college) oo ku taala Oregon wadanka maraykanaka oo ah dalkiisa hooyo . [ 600 more words. ]

“Heshiiska Ay Kala Saxeexdeen Madaxweynaha Jabuuti Iyo Mucaaridka Waddankaasi Waa Mid Wax-tar U Leh Midnimada iyo Horuma...
04/01/2015

“Heshiiska Ay Kala Saxeexdeen Madaxweynaha Jabuuti Iyo Mucaaridka Waddankaasi Waa Mid Wax-tar U Leh Midnimada iyo Horumarka Reer Jabuuti iyo Mandaqada Geeska Afrika” Gudoomiye Muuse Biixi http://wp.me/p4g8Rk-2uu

Hrageysa(Saaxilnesws):- Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi ayaa ku tilmaamay heshiiska ay dhawaan kala saxeexdeen Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle iyo Mucaaridka dalkaasi mid waxtar u leh midnimada iyo horumarka Jabuuti iyo guud ahaan mandaqada Geeska Afrika. Muuse Biixi Cabdi waxa uu sidaa ku sheegay qoraal uu ku saxeexan-yahay oo uu caawa nuqul ka mid ah soo gaadhsiiyay Xafiiska Shabakada Wararka ee Hayaannews.com ee Magaalada Hargeysa. [ 103 more words. ]

Xukumadda +TAYO Energy = Shirkada Leydhka Berbera ????!!!! http://wp.me/p4g8Rk-2up
04/01/2015

Xukumadda +TAYO Energy = Shirkada Leydhka Berbera ????!!!! http://wp.me/p4g8Rk-2up

Guddoomiyaha Abaabulka Garabka haweenka ee Qaarada Yurub ee Xisbiga UCID Marwo Samia Muuse ayaa waxay ayaan-daro ku tilmaamtay inay xukuumaddii Madaxweyne Siilaanyo danihii iyo qaranimada Somaliland ay baayacmushtar ku gasho. Marwo Samia waxay sidaa ku sheegtay qoraal ay caawa soo gaadhsiisay Xafiiska Shabakada wararka ee Hayaannews.com. Waxaa Ayaan Daro Ah Xukumadda Somaliland Inay Danihi Wadanka Iyo Qaranimada Somaliland Ay Baayic Mushtari Ka Gasho !!! [ 304 more words. ]

DEG DEG FANAANKII WEYNAA MOHAMED AHMED KULUC OO KU GEERIYOODAY MAGAALAD HARGEISA http://wp.me/p4g8Rk-2uj
04/01/2015

DEG DEG FANAANKII WEYNAA MOHAMED AHMED KULUC OO KU GEERIYOODAY MAGAALAD HARGEISA http://wp.me/p4g8Rk-2uj

INAALILLAH wainaa ilaahi RAJICUUN fanaankii weynaa ee mohamed ahmed kuluc ayaa ku geeriyooday magaalada hargeisa isagoo in muddo ahba xanuusanayay bahda saaxilnews waxay tacsi u diraysaa ehelkii qaraabadii iyo umadii soomaaliyeed ee uu ka baxayna samir iyo iimaana alle ah inaga siiyoo

DAAWO FANAANADA NIMCO DAREEN AYAA SI AAN CAADI AHAYN U RUXDAY SHAWGII AY KU QABATAY MAGAALADA …. http://wp.me/p4g8Rk-2ug
03/01/2015

DAAWO FANAANADA NIMCO DAREEN AYAA SI AAN CAADI AHAYN U RUXDAY SHAWGII AY KU QABATAY MAGAALADA …. http://wp.me/p4g8Rk-2ug

DAAWO FANAANADA NIMCO DAREEN AYAA SI AAN CAADI AHAYN U RUXDAY SHAWGII AY KU QABATAY MAGAALADA .... HALKAN GUJI OO DAAWO

DAAWO NIMCO DAREEN OO http://wp.me/p4g8Rk-2u6
03/01/2015

DAAWO NIMCO DAREEN OO http://wp.me/p4g8Rk-2u6

Follow LATEST POSTS DAAWO FANAANADA NASTEEXO INDHO OO SIDA FIINTA UGA QAYLISAY .. DAAWO FANAANADA  NASTEEXO INDHO OO SIDA FIINTA UGA QAYLISAY DAD KA SOO FADEEXADEEYEY F....... Tifaftirihii Shabakada Somalilandsun Oo Ku Xidhan Magaalada Jigjiga Ee Dawlada ..Jigjiga(Saaxilnews):- Tifaftiraha Shabakada…

Address

Shacab Area
Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Turksell tiles, Doors & Sanitary posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share