Amein.co.LTD

Amein.co.LTD We provide the best flooring, walls and sanitary tile products.

03/12/2025
26/11/2025

Warbixin kooban oo kusaabsan alaabaha qaar ka mid ah aanu keeno

Macmiil waxan ka cawinayna inad naga hesho alaabta dhamaystirka guryaha noocyadoda kala duwanContact 063 8555520
24/11/2025

Macmiil waxan ka cawinayna inad naga hesho alaabta dhamaystirka guryaha noocyadoda kala duwan

Contact 063 8555520

11/11/2025

Shirkada keenta marmarada ugu casrisan dalka

Hargeisa Somaliland.
Contact: 063 8555520

08/11/2025
08/11/2025

macmiil kani waa mashruuc dhamaaday oo ay ka qayb qaadatay aamin company qaybta qurxinta ama dhamaystirka guriga, taas oo aanu ku nashqadaynay marmarada kala duwan sida:
- marmar dhagaxa oo lagu nashqadeeyay dayrka guriga iyo wajahadiisaba.
- marmar taaga oo lagu nashqadeeyay balaconka.
- marmar taaga suuliga isaguna suuliyaasha lagu nashqadeeyay.
- marmar taaga gijada iyadoo 3 design oo kla duwan laysugu daray macmiilka.
- jibsin boardka kaas oo lagu nashqadeeyay daarada, hurdada iyo fadhiga guriga.
- waxa kleh oo aan ka maqnayn fadhiyada suuliyada iyo carbinetyada suuliyada.

Contact: 063 8555520

Address

New Hargeisa, Shiraaqle Area, Road No. 1
Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Amein.co.LTD posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share