Warshada siliga. Farm fence factory

Warshada siliga. Farm fence factory Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Warshada siliga. Farm fence factory, Wadi M. muuse, garage ka China agtiisa, Hargeisa.

15/03/2026

Tayo sare qiimo macquula!! Beer, garoon kubad ama meel dalxiis bahidaadii warshada dabooshay.
573211 ama +252634055442

14/03/2026

Waxsoosaar ayaynu ubaahanay. Warshada samaysa siliga beeraha iyo garoomada lagu xidho qiimo dhimis ayay samaysay.

14/03/2026

Warshadii siliga beeraha iyo garoomada kubada oo hargaysa lagaga furay

09/12/2025

Qiimo dhimis weyn

09/12/2025
06/11/2025

Dhulkeena nimcaa fadhida
Warshadu qiimo dhimis ayay kuu samaysay ee waxbeero

15/10/2025

Kudhawaad 7,000 oo meter ayay warshadu ka xidhaysa Berbera. Muwaadin xayndaabo hantidaada intii hadhow war kadanbayn lahaa

14/10/2025

Horta bada siliga ma lagu dayay, reer .... ayay liqine

13/10/2025

Fursad

13/10/2025

Dhulkaa qotoo, qadhaab gurtooo qayrkeen kamaarma eeey

13/10/2025

Kakacaay, kaluun iyo beer kubaraarugnee.

Dhulkeena nimcaa fadhida
12/10/2025

Dhulkeena nimcaa fadhida

Address

Wadi M. Muuse, Garage Ka China Agtiisa
Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Warshada siliga. Farm fence factory posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share