Ceel maal group

Ceel maal group Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ceel maal group, Engineering service, Arabsiyo, Hargeisa.

hadd ku hamineyso inaad ceel tayo leh biyo badan aaankaaa go,in waxaan qodnaa ceelal taya leh shuban gun iyo baadh laiskuna halayn karo taya leh ceelmaal xalka biyaha beertaada 0636775588

07/05/2026

Raga qorbaaha dhowrayow dhulkeenaa laga dhergaa waa noo muhiim hanala dhaafin

07/05/2026

Manta waxaan jognaa bertii suxufigii weynaa ee xasan maal dhidar suxufi macal beraley celkan waxaan qodnay 2018 waana 42mt manta pump ayaan ka bedelaynaa waanan markii ugu horeysay ee laga bedelo ilaa xiligaas ceelkan waxaa ku jira 2pump mana g,o 24 hr m.a allaha ubarakeeyo

06/05/2026

Ceelkan waxaan ka bedelnay 10hp
Waxaanan ku xidhaynaa 15hp

01/05/2026
30/04/2026

Ragan waa ragga 200m biyaha............. ka soo saara waa hubka ceelmaal khabiirada ey kufaanto m.a

29/04/2026

Wixii talo iyo tusala ah waa inoo comentiga
Iyo suaalaba falowda hana dhaafin thnks

26/04/2026

Azxapey falow nasoo dhaha oo 10k nagaarsiiya mahadsanidiin

Hambalyo hambalyo iskuwaara waligiin
24/04/2026

Hambalyo hambalyo iskuwaara waligiin

24/04/2026

Cidii ubaahan riig gacmeed aan og,in
Nagala soo xidhiidh prfilka saaran

18/04/2026

Ceshan waxaa hirgelisay celmaal

Address

Arabsiyo
Hargeisa
CITYGOLLDAN

Telephone

+252636775588

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ceel maal group posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Ceel maal group:

Share