10/05/2026
π¨ TOTAL TT5006 Spray Gun π¨
Ma rabtaa rinji nadiif ah oo professional u muuqda?
TOTAL TT5006 waa mashiin awood badan oo shaqada kuu fududeynaya.
Wuxuuna kaa caawinayaa inuu rinjiga noqdo mid ah
β
Rinji siman oo qurux badan
β
Shaqo degdeg ah & waqti keyd
β
Fudud in la isticmaalo
β
Ku habboon guryaha, albaabada, darbiyada, biraha & alwaaxa
β
Tayada Industrial ee lagu kalsoon yahay
π₯ Ku shaqee si casri ah oo hel natiijo professional ah.
Qalab tayo leh wuxuu keenaa shaqo tayo leh.