Water Technology Trading Company-Wattco".

Water Technology Trading Company-Wattco". Water Equipment | Drilling and Rehabilitation for boreholes | Solar installation...

Isticmaal ๐…๐ฅ๐จ๐š๐ญ ๐ฌ๐ฐ๐ข๐ญ๐œ๐ก oo ilaasho badqabka Pump-kaaga.Maalin wanagsan Mudane Macmiil Waxaa xarumaha Shirkadda Water Tech...
16/05/2026

Isticmaal ๐…๐ฅ๐จ๐š๐ญ ๐ฌ๐ฐ๐ข๐ญ๐œ๐ก oo ilaasho badqabka Pump-kaaga.

Maalin wanagsan Mudane Macmiil
Waxaa xarumaha Shirkadda Water Technology Trading Company-Wattco".
โ€œ๐…๐ฅ๐จ๐š๐ญ ๐ฌ๐ฐ๐ข๐ญ๐œ๐กโ€œ.
Fadlan Horay ugaar Macmiil wixii faahfahin ah
Garowe: 0905050730 / 0905050732
Bosaso : 0906105102/ 0905050731


Maalin wanagsan Mudane Macmiil Waxaa xarumaha Shirkadda Water Technology Trading Company-Wattco".โ€œ๐’๐ฎ๐ซ๐Ÿ๐š๐œ๐ž ๐ฉ๐ฎ๐ฆ๐ฉโ€.kaaso Lo...
14/05/2026

Maalin wanagsan Mudane Macmiil
Waxaa xarumaha Shirkadda Water Technology Trading Company-Wattco".
โ€œ๐’๐ฎ๐ซ๐Ÿ๐š๐œ๐ž ๐ฉ๐ฎ๐ฆ๐ฉโ€.kaaso Loo isticmaalo inay Meelaha dhaadheer Biyaha geeyan Sida
๐Ÿจ Hotel-Lada
๐Ÿ Guryaha
Iyo IWM
Fadlan Horay ugaar Macmiil wixii faahfahin ah
Garowe: 0905050730 / 0905050732
Bosaso : 0906105102/0905050731


Maalin wanagsan Mudane Macmiil Waxaa xarumaha Shirkadda Water Technology Trading Company-Wattco".โ€œ๐“๐š๐ข๐Ÿ๐ฎ ๐’๐ญ๐š๐ง๐ ๐ฉ๐ฎ๐ฆ๐ฉโ€œ.Fadl...
13/05/2026

Maalin wanagsan Mudane Macmiil
Waxaa xarumaha Shirkadda Water Technology Trading Company-Wattco".
โ€œ๐“๐š๐ข๐Ÿ๐ฎ ๐’๐ญ๐š๐ง๐ ๐ฉ๐ฎ๐ฆ๐ฉโ€œ.
Fadlan Horay ugaar Macmiil wixii faahfahin ah
Garowe: 0905050730 / 0905050732
Bosaso : 0906105102/ 0905050731


Maalin wanagsan Mudane Macmiil Waxaa xarumaha Shirkadda Water Technology Trading Company-Wattco".โ€œ๐“๐ก๐ซ๐ž๐ž ๐๐ก๐š๐ฌ๐ž ๐Œ๐จ๐ญ๐จ๐ซโ€.kaa...
12/05/2026

Maalin wanagsan Mudane Macmiil
Waxaa xarumaha Shirkadda Water Technology Trading Company-Wattco".
โ€œ๐“๐ก๐ซ๐ž๐ž ๐๐ก๐š๐ฌ๐ž ๐Œ๐จ๐ญ๐จ๐ซโ€.kaaso ay isticmaalan Warshadaha Bulkeetiga iyo Barafka.
Fadlan Horay ugaar Macmiil wixii faahfahin ah
Garowe: 0905050730 / 0905050732
Bosaso : 0906105102/0905050731


๐Ÿ“๐๐จ๐ฌ๐š๐š๐ฌ๐จHalkani waa Magadalada ๐๐จ๐ฌ๐š๐š๐ฌ๐จ gaar ahaan ๐๐š๐š๐ฅ๐š๐๐ž, kaasoy shirkadda Wattco u qabatay mid ka midah macaamiisheeda...
01/05/2026

๐Ÿ“๐๐จ๐ฌ๐š๐š๐ฌ๐จ

Halkani waa Magadalada ๐๐จ๐ฌ๐š๐š๐ฌ๐จ gaar ahaan ๐๐š๐š๐ฅ๐š๐๐ž, kaasoy shirkadda Wattco u qabatay mid ka midah macaamiisheeda ๐’๐จ๐ฅ๐š๐ซ ๐ข๐ง๐ฌ๐ญ๐š๐ฅ๐ฅ๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง ayna ku jirto qalabayn ceel oo dhamaystiran.



Shirkadda ๐–๐š๐ญ๐ž๐ซ ๐“๐ž๐œ๐ก๐ง๐จ๐ฅ๐จ๐ ๐ฒ ๐“๐ซ๐š๐๐ข๐ง๐  ๐‚๐จ๐ฆ๐ฉ๐š๐ง๐ฒ -๐–๐š๐ญ๐ญ๐œ๐จ, waa shirkadda ugu Balaaran ee ka Hawlgasha gayigeena, bixisana adeeg...
13/04/2026

Shirkadda ๐–๐š๐ญ๐ž๐ซ ๐“๐ž๐œ๐ก๐ง๐จ๐ฅ๐จ๐ ๐ฒ ๐“๐ซ๐š๐๐ข๐ง๐  ๐‚๐จ๐ฆ๐ฉ๐š๐ง๐ฒ -๐–๐š๐ญ๐ญ๐œ๐จ, waa shirkadda ugu Balaaran ee ka Hawlgasha gayigeena, bixisana adeegyadan Soo socda si dhamaystiran

โ‡๏ธ๐’๐š๐ก๐š๐ฆ๐ข๐ง๐ญ๐š,๐๐จ๐๐ข๐ฌ๐ญ๐š ๐ˆ๐ฒ๐จ ๐๐š๐ฅ๐š๐›๐š๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐‚๐ž๐ž๐ฅ๐š๐ฌ๐ก๐š
โ‡๏ธ๐†๐š๐๐ข๐ฌ๐ญ๐š ๐๐š๐ฅ๐š๐›๐ค๐š ๐๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š
โ‡๏ธ๐†๐š๐๐ข๐ฌ๐ญ๐š ๐๐š๐ฅ๐š๐›๐ค๐š ๐๐ข๐ฒ๐š ๐Œ๐š๐œ๐š๐š๐ง๐ข๐ง๐ญ๐š.


Shirkadda Water Technology Training Company (Wattco) waxay si weyn ugu hanbalyeynaysaa isla markaana taageero buuxda la ...
04/04/2026

Shirkadda Water Technology Training Company (Wattco) waxay si weyn ugu hanbalyeynaysaa isla markaana taageero buuxda la garab taagan tahay bandhigga Dhiganaha Dhabaha Guusha. Ka qayb-galka Wattco ee munaasabaddan 10 April 2026 waxay muujinaysaa sida ay uga go'an tahay dhiirigelinta aqoonta, hal-abuurka, iyo horumarinta garaadka bulshada, iyadoo rumeysan in akhrisku yahay furaha koowaad ee lagu gaaro guul waarta.

10 April 2026
Jimce
Bosaso
Jabir Plaza Hotel

Ciid MubaarakWaxaan halkan dhambaal hambalyo farxadda Ciidul Fidrida awgeed u marinaynaa ummadda Soomaliyeed, gaar ahaan...
19/03/2026

Ciid Mubaarak

Waxaan halkan dhambaal hambalyo farxadda Ciidul Fidrida awgeed u marinaynaa ummadda Soomaliyeed, gaar ahaan Macaamiisha shirkadda Wattco. Waxaan idin Leenahay farxad iyo raynrayn ku ciida.

Waxaan Alle ka baryaynaa in uu inaga aqbalo soonkii, salaaddii iyo camalkii suubanaa, hana inaga dhigo kuwii dembiyadooda la dhaafay. Ilaahay raxmadiisa ha inagu gallado, abaarahana ha inaga saaro.

Ramadan Kariim dhamaan Bahda Water Technology Trading Company-Wattco".
17/02/2026

Ramadan Kariim dhamaan Bahda Water Technology Trading Company-Wattco".

02/02/2026

Waxaan ku Faraxsannahay inaan ka mid Nahay taaba galiyaasha Barnaamijka Socdaallada ๐‚๐š๐๐ง๐š๐š๐ง ๐‚๐š๐๐œ๐ž๐ž๐.

Cadnaan ayaa intuu Safaradiisa uu ku baraayey qayba ka midah Deegaanada Xeebaha ee Puntland kula kulmay Magaalada Bareeda mid ka midah gaadiidka Shirkadda Wattco oo u Joogay Halkaa shaqo ceel qodis ah.

Shirkadda ayaa Adeegyadeedu si Siman U wada gaaran dhamaan deegaanada Puntland,Iyadoo Shaqa kaaga qaban Karta goob walbo Aad Joogto.

Address

Garoowe

Telephone

+252905050730

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Water Technology Trading Company-Wattco". posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Water Technology Trading Company-Wattco".:

Share